Heegan Technology

Heegan Technology Driving Digital Transformation with Software & AI Solutions

18/07/2026

Waxaan ku faraxsanahay inaan horumarinay nidaamka POS-ka ee coffee.

Nidaamka Heegan Technology POS wuxuu fududeeyaa qaadista dalabka, diyaarinta dalabka macmiilka, lacag-bixinta, maamulka kaydka, shaqaalaha, iibka maalinlaha ah iyo dakhligaโ€”dhammaantood hal meel.

Natiijadu waa adeeg degdeg ah, khaladaad yar, shaqaale isku xiran iyo macaamiil qanacsan.

Macaamiil faraxsan. Shaqaale waxqabad leh. Ganacsi casri ah.

Hada Nala soo xiriir si aan u casriyeynu ganacsigaaga 61 3336781

Hambalyo Sanad guurada 66aad ee kaso wareegatay Maalinta Mindimada iyo Xurnimada umadda soomaliyeed.EID WANAGSAN     .
30/06/2026

Hambalyo Sanad guurada 66aad ee kaso wareegatay Maalinta Mindimada iyo Xurnimada umadda soomaliyeed.

EID WANAGSAN

.

Jimco wanaagsan.
26/06/2026

Jimco wanaagsan.

Waxaan ku faraxsanahay inaan si guul leh u horumarinno website-ka shirkadda Dreamland LTD, oo ka mid ah shirkadaha hormu...
24/06/2026

Waxaan ku faraxsanahay inaan si guul leh u horumarinno website-ka shirkadda Dreamland LTD, oo ka mid ah shirkadaha hormuudka ka ah dhismaha iyo horumarinta mashaariicda Soomaaliya.

๐ŸŒ Booqo website-ka:
https://dreamlandltd.com/

Ma u baahan tahay website casri ah oo kor u qaada sumcadda iyo kobaca ganacsigaaga?

๐Ÿ“ž Nala soo xiriir: 61 3336781

15/06/2026

Goob walba oo aad joogo, ula soco ganacsigaga sida inaad dhex joogo oo kale adiga oo isticmaalaya ERP-ga Heegan technology.

Hada nala soo xiriir 61 3336781

Driving Digital Transformation with Software & AI Solutions

๐Ÿš€ Qaar kamid ah macaamiisheena ku shaqeeya **Restaurant & Coffee Shop Management System** โ€” nidaam casri ah oo fududeyna...
08/06/2026

๐Ÿš€ Qaar kamid ah macaamiisheena ku shaqeeya **Restaurant & Coffee Shop Management System** โ€” nidaam casri ah oo fududeynaya maamulka, dalabaadka, iibka, shaqaalaha iyo warbixinada ganacsiga.

Dunida Digital-ka ah ee maanta, maamulka fudud ayaa guusha ganacsiga ka dhiga mid degdeg ah. โ˜•๐Ÿฝ๏ธ

Hel free Demo maantaba 61 3336781.

๐‚๐ข๐ข๐ ๐—ช๐—ฎ๐—ป๐—ฎ๐—ฎ๐—ด๐˜€๐—ฎ๐—ป๐Ÿwaxaan hambalyo diirran u direynaa dhammaan macaamiisheenna iyo shacabka Soomaaliyeed meel kasta oo ay jo...
26/05/2026

๐‚๐ข๐ข๐ ๐—ช๐—ฎ๐—ป๐—ฎ๐—ฎ๐—ด๐˜€๐—ฎ๐—ป๐Ÿ

waxaan hambalyo diirran u direynaa dhammaan macaamiisheenna iyo shacabka Soomaaliyeed meel kasta oo ay joogaan.

Guul! Soomaliya oo hogaaminaysa liiska dalalka horumarka ka sameyay ICT-da
17/05/2026

Guul! Soomaliya oo hogaaminaysa liiska dalalka horumarka ka sameyay ICT-da

๐ŸŒ™ Jimco Wanaagsan โœจ
08/05/2026

๐ŸŒ™ Jimco Wanaagsan โœจ

La Soco dhaq dhaqaaqa maqaxidaada adigo meel walba jooga๐Ÿ˜„.Nagala soo xiriir 61 3336781.
19/04/2026

La Soco dhaq dhaqaaqa maqaxidaada adigo meel walba jooga๐Ÿ˜„.

Nagala soo xiriir 61 3336781.

Address

Jowhara Apartments, C5
Mogadishu
NA1995

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Heegan Technology posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share