28/01/2025
Maanta 28 January, 2025, waxay ku asteysan tahay ๐๐๐๐ฅ๐ข๐ง๐ญ๐ ๐๐ก๐จ๐ฐ๐ซ๐ข๐ฌ๐ญ๐ ๐๐จ๐ ๐ญ๐ ๐๐๐๐ฎ๐ฎ๐ง๐ค๐ - World Privacy Day! ๐
Xogta shakhsiyaadka, shirkada iyo sirta qofeed waa hanti qiimo leh, waxaana muhiim ah in loo ilaaliyo si taxaddar leh. Halkan waxaan kuugu soo koobeynaa talooyin dhowr ah oo kaa caawinaya inaad si ammaan ah u ilaaliso xogtaada:
1. ๐๐ฌ๐ญ๐ข๐๐ฆ๐๐๐ฅ ๐๐๐ฌ๐ฌ๐ฐ๐จ๐ซ๐ ๐๐๐๐ ๐ก๏ธ
Hubi in password-kaaga uu ka koobnaado isku-dhafanka xarfo waaweyn, xarfo yaryar, lambarro, iyo calaamado gaar ah.
2. ๐๐จ๐ ๐ญ๐๐๐๐ ๐ก๐๐ฅ๐ฅ๐ ๐ฐ๐๐๐๐๐ ๐ข๐ง ๐๐ข๐ ๐๐ฒ๐ฌ๐๐ง ๐ช๐ฎ๐ฌ๐๐ฒ๐ง ๐ซ
Xogtaada shakhsiyeed, sida lambarkaaga telefoonka, email-ka, iyo cinwaanka, halla wadaagin cid aysan quseyn
3. ๐๐๐ช๐ข๐ข๐ฃ๐ข ๐๐ฆ๐ง๐ข๐ ๐ ๐๐ง๐ญ๐๐ซ๐ง๐๐ญ๐ค๐๐๐ ๐ ๐
Adeegso VPN (Virtual Private Network) marka aad ka isticmaasho internet-ka meelaha dadweynaha ah sida Kafateeriyada ama garoomada diyaaradaha.
4. ๐๐ฌ๐ค๐ ๐ข๐ฅ๐๐๐ฅ๐ข ๐-๐ฆ๐๐ข๐ฅ๐ฌ ๐ข๐ฒ๐จ ๐ฅ๐ข๐ง๐ค๐ข๐ฒ๐๐๐ ๐ฌ๐ก๐๐ค๐ข๐ ๐ ๐ฅ๐๐ก ๐ง
Ha furin e-mails iyo xiriiriyeyaal (links) ka imaanaya ilaha aan la garanayn, gaar ahaan haddii ay ku weydiinayaan xog shakhsi ah sida Username Iyo Password. barahaaga bulshada u isticmaal Two Factor Authentication.
Hubi in aad mar walba cusboonaysiiso software-kaaga si aad uga ilaaliso khataraha amni ee cusub.
Xogtu waa awood, laakiin ilaalinteeda waa mas'uuliyad! Dhowrista xogtaada waxay kaa caawineysaa inaad ka hortagto falalka xadgudubka ah ee ku saabsan amniga iyo sirta.
Dhowrista xogtaada, adiga ayaa mas'uul ka ah! ๐จโ๐ป๐ฉโ๐ป