13/04/2025
Markasta oo aan ka dambeeyo muraayadda kamaradda ama fadhiyo miiska naqshadaynta, hal ujeeddo ayaan leeyahay: in aan abuuro muuqaal xasuus reeb ah, naqshad nadiif ah, iyo tayo aan la hilmaami karin.
Waxaad ila soo xiriiri kartaa:
Taleefan: +252612292044
Website: www.aamusane.com