Jubba Technology

Jubba Technology Kusoo dhawaada Jubba Technology Muqdisho ka dalbo printer, Computer, Laptop iyo dhamaan qalabka daabacaadda

Kor u qaad shaqadaada xafiiska adigoo isticmaalaya๐‚๐š๐ง๐จ๐ง ๐ข-๐’๐„๐๐’๐˜๐’ ๐Œ๐…๐Ÿ๐Ÿ•๐Ÿ“๐๐ฐโœ”๏ธ Daabac, Scan, Copy & Faxโœ”๏ธ Xawaare Sareโœ”๏ธ Wir...
22/03/2026

Kor u qaad shaqadaada xafiiska adigoo isticmaalaya
๐‚๐š๐ง๐จ๐ง ๐ข-๐’๐„๐๐’๐˜๐’ ๐Œ๐…๐Ÿ๐Ÿ•๐Ÿ“๐๐ฐ

โœ”๏ธ Daabac, Scan, Copy & Fax
โœ”๏ธ Xawaare Sare
โœ”๏ธ Wireless (Wi-Fi)
โœ”๏ธ Tayada Daabacaad Sare

๐Ÿ’ผ Ku habboon xafiisyada & ganacsiyada

๐Ÿ“žNagala soo xiriir hadda: +252 615021176 / +252 615522844
๐Ÿ“Ama booqo maanta Xaruntena: Howlwadag, Bakaaro, Somtel

๐ŸŒ™๐ŸŽŠ ๐‚๐ข๐ข๐ ๐Œ๐ฎ๐›๐š๐ซ๐š๐ค ๐๐ก๐š๐ฆ๐ฆ๐š๐š๐ง!๐ŸŽŠ๐ŸŒ™Shirkadda ๐‰๐ฎ๐›๐›๐š ๐“๐ž๐œ๐ก๐ง๐จ๐ฅ๐จ๐ ๐ฒ waxay hambalyo diiran u direysaa dhammaan macaamiisheeda iyo shaca...
19/03/2026

๐ŸŒ™๐ŸŽŠ ๐‚๐ข๐ข๐ ๐Œ๐ฎ๐›๐š๐ซ๐š๐ค ๐๐ก๐š๐ฆ๐ฆ๐š๐š๐ง!๐ŸŽŠ๐ŸŒ™

Shirkadda ๐‰๐ฎ๐›๐›๐š ๐“๐ž๐œ๐ก๐ง๐จ๐ฅ๐จ๐ ๐ฒ waxay hambalyo diiran u direysaa dhammaan macaamiisheeda iyo shacabka Soomaaliyeed munaasabadda farxadda leh ee Ciidul Fitriga!

Ilaahay ha idinka aqbalo soonkiina, caafimaad iyo guul joogto ahna ha idin siiyo.

Ciiddaan ku qaado farxad iyo tiknoolajiyad casri ah โ€“ Jubba Technology mar walba waa kula jirtaa!

๐ˆ๐ฅ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ง๐ญ๐š ๐‚๐š๐ฌ๐ซ๐ข๐ ๐š ๐š๐ก ๐ž๐ž ๐†๐จ๐จ๐›๐ญ๐š๐š๐๐š โ€” ๐“๐-๐‹๐ข๐ง๐ค ๐‚๐‚๐“๐• ๐’๐จ๐ฅ๐ฎ๐ญ๐ข๐จ๐ง๐ฌHubi amniga gurigaaga ama ganacsigaaga adigoo isticmaalaya CCT...
16/03/2026

๐ˆ๐ฅ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ง๐ญ๐š ๐‚๐š๐ฌ๐ซ๐ข๐ ๐š ๐š๐ก ๐ž๐ž ๐†๐จ๐จ๐›๐ญ๐š๐š๐๐š โ€” ๐“๐-๐‹๐ข๐ง๐ค ๐‚๐‚๐“๐• ๐’๐จ๐ฅ๐ฎ๐ญ๐ข๐จ๐ง๐ฌ

Hubi amniga gurigaaga ama ganacsigaaga adigoo isticmaalaya CCTV Camera Solutions.
โœ… Muuqaal HD tayo sare leh habeen & maalin
โœ… Remote monitoring โ€“ ka daawo mobilkaaga meel kasta
โœ… Dhaqdhaqaaq ogaansho (Motion Detection) smart ah
โœ… Rakibid fudud & isku xirnaan Wi-Fi / Network
โœ… Ku habboon guryaha, dukaamada, xafiisyada & bakhaarada

๐Ÿ”’ Badbaadadaadu waa mudnaanteena koowaad.
La xiriir Jubba Technology maanta si aad u hesho xal CCTV oo dhamaystiran.

๐Ÿ“žNagala soo xiriir hadda: +252 615021176 / +252 615522844
๐Ÿ“Ama booqo maanta Xaruntena: Howlwadag, Bakaaro, Somtel

15/03/2026

Horumari wax soo saarka xafiiskaaga adigoo dooranaya ECOSYS 4125idn Multifunction Printer.
โœ… Daabacaad tayo sare leh, xawaare gaaraya 25 bog daqiiqaddii
โœ… Shaqooyin badan hal qalab: Daabac โ€ข Koobi โ€ข Scan
โœ… Ku xidhnaan Network si fudud loogu wadaago shaqada
โœ… Kharash isticmaal hoose & tiknoolajiyad waarta (ECOSYS)
๐Ÿข Ku habboon shirkadaha, xafiisyada iyo hayโ€™adaha.
๐Ÿ“žNagala soo xiriir hadda: +252 615021176 / +252 615522844
๐Ÿ“Ama booqo maanta Xaruntena: Howlwadag, Bakaaro, Somtel

Horumari wax soo saarka xafiiskaaga adigoo dooranaya ECOSYS 4125idn Multifunction Printer.โœ… Daabacaad tayo sare leh, xaw...
14/03/2026

Horumari wax soo saarka xafiiskaaga adigoo dooranaya ECOSYS 4125idn Multifunction Printer.

โœ… Daabacaad tayo sare leh, xawaare gaaraya 25 bog daqiiqaddii
โœ… Shaqooyin badan hal qalab: Daabac โ€ข Koobi โ€ข Scan
โœ… Ku xidhnaan Network si fudud loogu wadaago shaqada
โœ… Kharash isticmaal hoose & tiknoolajiyad waarta (ECOSYS)

๐Ÿข Ku habboon shirkadaha, xafiisyada iyo hayโ€™adaha.
๐Ÿ“žNagala soo xiriir hadda: +252 615021176 / +252 615522844
๐Ÿ“Ama booqo maanta Xaruntena: Howlwadag, Bakaaro, Somtel

Kordhi xawaaraha internet kaaga adigoo isticmaalaya ๐€๐ซ๐œ๐ก๐ž๐ซ ๐€๐—๐Ÿ“๐Ÿ‘ ๐€๐—๐Ÿ‘๐ŸŽ๐ŸŽ๐ŸŽ ๐–๐ข-๐…๐ข ๐Ÿ” ๐‘๐จ๐ฎ๐ญ๐ž๐ซKu raaxayso internet aad u degdeg b...
07/03/2026

Kordhi xawaaraha internet kaaga adigoo isticmaalaya ๐€๐ซ๐œ๐ก๐ž๐ซ ๐€๐—๐Ÿ“๐Ÿ‘ ๐€๐—๐Ÿ‘๐ŸŽ๐ŸŽ๐ŸŽ ๐–๐ข-๐…๐ข ๐Ÿ” ๐‘๐จ๐ฎ๐ญ๐ž๐ซ
Ku raaxayso internet aad u degdeg badan, signal xooggan, iyo xiriir deggan oo dhammaan qalabkaaga ah. Ku habboon guryaha, xafiisyada, iyo dadka jecel gaming-ka
Waxaa laga heli karaa ๐‰๐ฎ๐›๐›๐š ๐“๐ž๐œ๐ก๐ง๐จ๐ฅ๐จ๐ ๐ฒ โ€“ ๐ˆ๐ข๐›๐ข๐ฒ๐š๐ก๐š ๐”๐ ๐ฎ ๐–๐š๐ง๐š๐š๐ ๐ฌ๐š๐ง ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐š ๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด
Nagala soo xiriir hadda: +252 615021176 / +252 615522844
๐Ÿ“Ama booqo maanta Xaruntena: Howlwadag, Bakaaro, Somtel

๐‰๐ฎ๐ฆ๐œ๐š ๐Š๐š๐ซ๐ข๐ข๐ฆ & ๐‘๐š๐ฆ๐š๐๐š๐š๐ง ๐Œ๐ฎ๐›๐š๐š๐ซ๐š๐ค.Maamulka iyo howlwadeennada ๐‰๐ฎ๐›๐›๐š ๐“๐ž๐œ๐ก๐ง๐จ๐ฅ๐จ๐ ๐ฒ waxan  u rajaynayaan iyo dhammaan Muslimii...
05/03/2026

๐‰๐ฎ๐ฆ๐œ๐š ๐Š๐š๐ซ๐ข๐ข๐ฆ & ๐‘๐š๐ฆ๐š๐๐š๐š๐ง ๐Œ๐ฎ๐›๐š๐š๐ซ๐š๐ค.
Maamulka iyo howlwadeennada ๐‰๐ฎ๐›๐›๐š ๐“๐ž๐œ๐ก๐ง๐จ๐ฅ๐จ๐ ๐ฒ waxan u rajaynayaan iyo dhammaan Muslimiinta Jumca barakeysan iyo Ramadaan mubaarak.

+252 615021176 / +252 615522844
๐Ÿ“Howlwadag, Bakaaro, Somtel

Ku ballaari shabakaddaada si fudud adigoo isticmaalaya ๐“๐-๐‹๐ข๐ง๐ค ๐“๐‹-๐’๐…๐Ÿ๐ŸŽ๐ŸŽ๐Ÿ–๐ƒ ๐Ÿ–-๐๐จ๐ซ๐ญ ๐ƒ๐ž๐ฌ๐ค๐ญ๐จ๐ฉ ๐’๐ฐ๐ข๐ญ๐œ๐ก oo loogu talagalay gudbi...
04/03/2026

Ku ballaari shabakaddaada si fudud adigoo isticmaalaya ๐“๐-๐‹๐ข๐ง๐ค ๐“๐‹-๐’๐…๐Ÿ๐ŸŽ๐ŸŽ๐Ÿ–๐ƒ ๐Ÿ–-๐๐จ๐ซ๐ญ ๐ƒ๐ž๐ฌ๐ค๐ญ๐จ๐ฉ ๐’๐ฐ๐ข๐ญ๐œ๐ก oo loogu talagalay gudbin xog degdeg ah, waxqabad deggan, iyo rakibid fudud (plug & play).
kuna habboon isku xirka kombiyuutarro, printer-ro, kamarado IP ah, iyo qalab kale oo shabakad ah guryaha, xafiisyada, iyo ganacsiyada yaryar.

Waxaa laga heli karaa ๐‰๐ฎ๐›๐›๐š ๐“๐ž๐œ๐ก๐ง๐จ๐ฅ๐จ๐ ๐ฒ โ€“ ๐ˆ๐ข๐›๐ข๐ฒ๐š๐ก๐š ๐”๐ ๐ฎ ๐–๐š๐ง๐š๐š๐ ๐ฌ๐š๐ง ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐š ๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด

Nagala soo xiriir hadda: +252 615021176 / +252 615522844
๐Ÿ“Ama booqo maanta Xaruntena: Howlwadag, Bakaaro, Somtel

Ku xooji internet ka gurigaaga ama xafiiskaaga adigoo isticmaalaya TP-Link TL-WR840N Wireless Router oo loogu talagalay ...
03/03/2026

Ku xooji internet ka gurigaaga ama xafiiskaaga adigoo isticmaalaya TP-Link TL-WR840N Wireless Router oo loogu talagalay xawaare deggan, daboolid ballaaran, iyo isticmaal sahlan.
Ku habboon daawashada muuqaalada (streaming), waxbarashada online-ka, iyo isticmaalka maalinlaha ah ee internet-ka.

Waxaa laga heli karaa ๐‰๐ฎ๐›๐›๐š ๐“๐ž๐œ๐ก๐ง๐จ๐ฅ๐จ๐ ๐ฒ โ€“ Iibiyaha ugu wanaagsan Soomaaliya ๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด

Nagala soo xiriir hadda: +252 615021176 / +252 615522844
๐Ÿ“Ama booqo maanta Xaruntena: Howlwadag, Bakaaro, Somtel

Ku ilaali gurigaaga iyo ganacsigaaga๐“๐ž๐ง๐๐š ๐‚๐๐Ÿ‘ ๐’๐ฆ๐š๐ซ๐ญ ๐‚๐š๐ฆ๐ž๐ซ๐š ๐จ๐จ ๐ฅ๐ž๐ก ๐Ÿ‘๐Œ๐muuqaal aad u cad, 360ยฐ wareeg dhan walba ah, night...
23/02/2026

Ku ilaali gurigaaga iyo ganacsigaaga๐“๐ž๐ง๐๐š ๐‚๐๐Ÿ‘ ๐’๐ฆ๐š๐ซ๐ญ ๐‚๐š๐ฆ๐ž๐ซ๐š ๐จ๐จ ๐ฅ๐ž๐ก ๐Ÿ‘๐Œ๐
muuqaal aad u cad, 360ยฐ wareeg dhan walba ah, night vision, iyo cod laba-dhinac ah (two-way audio) si aad ula hadasho qofka hortiisa jooga adigoo meel kasta jooga.
Ku habboon guri, dukaamo iyo xafiisyo.
Waxaa laga heli karaa ๐‰๐ฎ๐›๐›๐š ๐“๐ž๐œ๐ก๐ง๐จ๐ฅ๐จ๐ ๐ฒ โ€“ ๐๐ž๐ฌ๐ญ ๐’๐ž๐ฅ๐ฅ๐ž๐ซ ๐ข๐ง ๐’๐จ๐ฆ๐š๐ฅ๐ข๐š.

Nagala soo xiriir hadda: +252 615021176 / +252 615522844
๐Ÿ“Ama booqo maanta Xaruntena: Howlwadag, Bakaaro, Somtel

Ramadan Kareem ๐ŸŒ™Waxaan hambalyo iyo bogaadin u diraynaa dhammaan Howlwadenadena iyo guud ahaan dhammaan Muslimiinta muna...
18/02/2026

Ramadan Kareem ๐ŸŒ™

Waxaan hambalyo iyo bogaadin u diraynaa dhammaan Howlwadenadena iyo guud ahaan dhammaan Muslimiinta munaasabadda bisha barakaysan ee Ramadaan.
Ilaahay ha idiinka dhigo bil nabad, caafimaad, samir iyo barako badan.
Ilaahay ha aqbalo soonkiinna, ducadiinna, kana dhigo qalbiyadiinna kuwo iimaan iyo rajo ka buuxda.

Ramadan Mubaarak idinka iyo qoysaskiinnaba.

๐‰๐ฎ๐›๐›๐š ๐“๐ž๐œ๐ก๐ง๐จ๐ฅ๐จ๐ ๐ฒ

๐Š๐ฎ ๐‚๐š๐ฌ๐ซ๐ข๐ฒ๐ž๐ž ๐ˆ๐ง๐ญ๐ž๐ซ๐ง๐ž๐ญ-๐ค๐š๐š๐ ๐š ๐“๐-๐‹๐ข๐ง๐ค ๐€๐ซ๐œ๐ก๐ž๐ซ ๐‚๐Ÿ๐ŸŽ!Wi-Fi degdeg ah, xasilloon, kuna habboon guriga iyo xafiiska.Waxaad ka hel...
17/02/2026

๐Š๐ฎ ๐‚๐š๐ฌ๐ซ๐ข๐ฒ๐ž๐ž ๐ˆ๐ง๐ญ๐ž๐ซ๐ง๐ž๐ญ-๐ค๐š๐š๐ ๐š ๐“๐-๐‹๐ข๐ง๐ค ๐€๐ซ๐œ๐ก๐ž๐ซ ๐‚๐Ÿ๐ŸŽ!
Wi-Fi degdeg ah, xasilloon, kuna habboon guriga iyo xafiiska.
Waxaad ka helesa ๐‰๐ฎ๐›๐›๐š ๐“๐ž๐œ๐ก๐ง๐จ๐ฅ๐จ๐ ๐ฒ Iibiyaha ugu fiican Soomaaliya ๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด

Dalab Gaar ah: Qiimo-dhimis 10%
๐Ÿ‘‰ Hel hadda ka hor inta uusan dalabku dhammaan!

Nagala soo xiriir hadda: +252 615021176 / +252 615522844
๐Ÿ“Ama booqo maanta Xaruntena: Howlwadag, Bakaaro, Somtel

Address

Howlwadaag-Bakaaro
Mogadishu

Opening Hours

Monday 07:45 - 17:15
Tuesday 07:45 - 17:15
Wednesday 07:45 - 17:15
Thursday 07:45 - 17:15
Saturday 07:45 - 17:15
Sunday 07:45 - 17:15

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Jubba Technology posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share