Madbacadda Jamhuuriya

Madbacadda Jamhuuriya Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Madbacadda Jamhuuriya, Printing Service, Mogadishu.

Hal-abuur iyo horumarin muuqda! 🎨📚
Waxaan bixinnaa adeegyo casri ah oo ay ka mid yihiin daabacaad tayo leh, graphic design, content creation, iyo digital marketing si aan u taageerno kobaca ganacsiyada iyo hay’adaha.
✨ Tayadaadu waa himiladeenna!

𝟭-𝗱𝗮 𝗟𝘂𝘂𝗹𝘆𝗼 – 𝗠𝗮𝗮𝗹𝗶𝗻𝘁𝗮 𝗫𝗼𝗿𝗿𝗶𝘆𝗮𝗱𝗱𝗮 𝗦𝗼𝗼𝗺𝗮𝗮𝗹𝗶𝘆𝗲𝗲𝗱 🇸🇴𝐌𝐚𝐝𝐛𝐚𝐜𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐉𝐚𝐦𝐡𝐮𝐮𝐫𝐢𝐲𝐚 waxay maanta si weyn u xusaysaa maalintii taariik...
30/06/2025

𝟭-𝗱𝗮 𝗟𝘂𝘂𝗹𝘆𝗼 – 𝗠𝗮𝗮𝗹𝗶𝗻𝘁𝗮 𝗫𝗼𝗿𝗿𝗶𝘆𝗮𝗱𝗱𝗮 𝗦𝗼𝗼𝗺𝗮𝗮𝗹𝗶𝘆𝗲𝗲𝗱 🇸🇴
𝐌𝐚𝐝𝐛𝐚𝐜𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐉𝐚𝐦𝐡𝐮𝐮𝐫𝐢𝐲𝐚 waxay maanta si weyn u xusaysaa maalintii taariikhiga ahayd ee 1-da Luulyo 1960 – maalintii la mideeyey gobollada waqooyi iyo koonfur ee Soomaaliyeed, loona dhisay Jamhuuriyadda Soomaaliyeed.

Waa maalin xusuus mudan, oo lagu faano, waana xilligii qaranimadeenna cusub ay dhalatay.

🇸🇴 | 🇸🇴 | |

𝟐𝟔-𝐤𝐚 𝐉𝐮𝐮𝐧 waa maalin weyn oo taariikhi ah, waana maalintii ay Gobolka Waqooyi ee Soomaaliya xorriyaddiisa ka qaatay gum...
25/06/2025

𝟐𝟔-𝐤𝐚 𝐉𝐮𝐮𝐧 waa maalin weyn oo taariikhi ah, waana maalintii ay Gobolka Waqooyi ee Soomaaliya xorriyaddiisa ka qaatay gumeystihii Ingiriiska.

Waa maalin astaan u ah midnimo, hanasho, iyo yool qaranimo.
Madbacadda Jamhuuriya waxay u hambalyeyneysaa shacabka Soomaaliyeed meelkasta oo ay joogaan.

𝗫𝗼𝗿𝗿𝗶𝘆𝗮𝗱𝗱𝗮 waa ma guurto!
𝗖𝗮𝗹𝗮𝗻𝗸𝗮 ha sareeyo! 🇸🇴✨

𝗖𝗶𝗶𝗱 𝗪𝗮𝗻𝗮𝗮𝗴𝘀𝗮𝗻! 🌙✨Maamulka & Howlwadeenada Madbacadda Jamhuuriya Waxay hawada idiin soo marinayaan dhambaal Ciid Wanaags...
05/06/2025

𝗖𝗶𝗶𝗱 𝗪𝗮𝗻𝗮𝗮𝗴𝘀𝗮𝗻! 🌙✨
Maamulka & Howlwadeenada Madbacadda Jamhuuriya Waxay hawada idiin soo marinayaan dhambaal Ciid Wanaagsan ah 🎉🌙

Allaha naga aqbalo soonkii, ducadii, iyo camalkii wanaagsan. 🤲
Ku ciida farxad, nabad, iyo barwaaqo! 🎉🕊️

𝗗𝘂𝗻𝗶𝗱𝗮 𝗺𝗮𝗮𝗻𝘁𝗮 waxay ku wareegsan tahay 𝐝𝐢𝐠𝐢𝐭𝐚𝐥-𝐤𝐚 🌍📱, ganacsina guul k**a gaari karo la’aanteed digital marketing. 𝗕𝗮𝗿𝗮𝗵...
24/05/2025

𝗗𝘂𝗻𝗶𝗱𝗮 𝗺𝗮𝗮𝗻𝘁𝗮 waxay ku wareegsan tahay 𝐝𝐢𝐠𝐢𝐭𝐚𝐥-𝐤𝐚 🌍📱, ganacsina guul k**a gaari karo la’aanteed digital marketing. 𝗕𝗮𝗿𝗮𝗵𝗮 𝗯𝘂𝗹𝘀𝗵𝗮𝗱𝗮 waa fursad dahabi ah oo lagu gaaro macaamiil cusub, lagu xoojiyo sumcad, laguna kordhiyo iib 📈✨. Haddii aad rabto in ganacsigaagu horumar la taaban karo sameeyo, la xiriir Madbacadda Jamhuuriya adeegyo casri ah oo xirfadaysan ayaannu kuu haynaa 🎯🎨📲🔥.

📌 nagala soo xiriir: https://Wa.me//+252613473132

🎉 𝐇𝐚𝐦𝐛𝐚𝐥𝐲𝐨 𝐌𝐚𝐚𝐥𝐢𝐧𝐭𝐚 𝐃𝐡𝐚𝐥𝐢𝐧𝐲𝐚𝐫𝐚𝐝𝐚 𝐒𝐨𝐦𝐚𝐥𝐢𝐲𝐞𝐞𝐝! 🎉Madbacadda Jamhuuriya waxay maanta si gaar ah ugu hambalyaynaysaa dhammaan...
15/05/2025

🎉 𝐇𝐚𝐦𝐛𝐚𝐥𝐲𝐨 𝐌𝐚𝐚𝐥𝐢𝐧𝐭𝐚 𝐃𝐡𝐚𝐥𝐢𝐧𝐲𝐚𝐫𝐚𝐝𝐚 𝐒𝐨𝐦𝐚𝐥𝐢𝐲𝐞𝐞𝐝! 🎉

Madbacadda Jamhuuriya waxay maanta si gaar ah ugu hambalyaynaysaa dhammaan dhalinyarada Soomaaliyeed munaasabadda Maalinta Dhalinyarada Adduunka 🗓️🌍

Dhalinyaradu waa tiir-dhexaadka bulshadeena, waa hogaamiyeyaasha berri, iyo xoogga horumarka maanta. Waxaan ku dhiirrigelinaynaa in ay noqdaan kuwo karti, hufnaan, iyo hal-abuur leh, kuna dadaala waxbarasho, horumar iyo wada-jir.




𝐖𝐡𝐲 𝐂𝐡𝐨𝐨𝐬𝐞 𝐔𝐬?🤔✨𝗠𝗮𝗱𝗯𝗮𝗰𝗮𝗱𝗱𝗮 𝗝𝗮𝗺𝗵𝘂𝘂𝗿𝗶𝘆𝗮 waa meesha tayada, hal-abuurka, iyo kalsoonidu ay isugu yimaadaan. Waxaan kuu hayn...
06/05/2025

𝐖𝐡𝐲 𝐂𝐡𝐨𝐨𝐬𝐞 𝐔𝐬?🤔✨
𝗠𝗮𝗱𝗯𝗮𝗰𝗮𝗱𝗱𝗮 𝗝𝗮𝗺𝗵𝘂𝘂𝗿𝗶𝘆𝗮 waa meesha tayada, hal-abuurka, iyo kalsoonidu ay isugu yimaadaan. Waxaan kuu haynaa adeeg daabacan oo casri ah, naqshad soo jiidasho leh, iyo qiime la awoodi karo 💯📚. Waxaan si dhow u dhageysanaa baahidaada si aan u fulino wax ka sarreeya filashadaada 🎯.

Dooro Jamhuuriya – meesha farshaxanka iyo daabacaadda ay isugu yimaadaan! 🖨️🎨

📍 Nala soo xiriir maanta si aad u bilowdo!
📲 0613473132
Madbacadda Jamhuuriya

🌍 𝐌𝐚𝐚𝐥𝐢𝐧𝐭𝐚 𝐒𝐡𝐚𝐪𝐚𝐚𝐥𝐚𝐡𝐚 𝐀𝐝𝐝𝐮𝐮𝐧𝐤𝐚 – 𝐌𝐚𝐲 𝟏🎉🌍 Maanta waa maalinta shaqaalaha – haldoorka dhabta ah ee horumarka! 💪🏽📈Shaqaalah...
01/05/2025

🌍 𝐌𝐚𝐚𝐥𝐢𝐧𝐭𝐚 𝐒𝐡𝐚𝐪𝐚𝐚𝐥𝐚𝐡𝐚 𝐀𝐝𝐝𝐮𝐮𝐧𝐤𝐚 – 𝐌𝐚𝐲 𝟏
🎉🌍 Maanta waa maalinta shaqaalaha – haldoorka dhabta ah ee horumarka! 💪🏽📈
Shaqaalaha Soomaaliyeed waa laf-dhabarta horumarka bulshadeena. Waxaan u mahadcelineynaa dhammaan shaqaalaha sida daacadda ah u gudanaya waajibaadkooda maalin kasta, gaar ahaan kuwa ku jira bahda waxbarashada, daabacaadda, iyo adeegyada aqoonta. 📚🔥

📢𝐌𝐚 𝐝𝐨𝐨𝐧𝐞𝐲𝐬𝐚𝐚 𝐢𝐧 𝐛𝐚𝐫𝐚𝐡𝐚𝐚𝐠𝐚 𝐛𝐮𝐥𝐬𝐡𝐚𝐝𝐚 𝐬𝐢 𝐣𝐨𝐨𝐠𝐭𝐨 𝐚𝐡 𝐰𝐚𝐱 𝐥𝐨𝐨𝐠𝐮 𝐝𝐚𝐚𝐛𝐚𝐜𝐨?𝐌𝐚𝐝𝐛𝐚𝐜𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐉𝐚𝐦𝐡𝐮𝐮𝐫𝐢𝐲𝐚 waxay kuu haysaa adeeg xirfadee...
15/04/2025

📢𝐌𝐚 𝐝𝐨𝐨𝐧𝐞𝐲𝐬𝐚𝐚 𝐢𝐧 𝐛𝐚𝐫𝐚𝐡𝐚𝐚𝐠𝐚 𝐛𝐮𝐥𝐬𝐡𝐚𝐝𝐚 𝐬𝐢 𝐣𝐨𝐨𝐠𝐭𝐨 𝐚𝐡 𝐰𝐚𝐱 𝐥𝐨𝐨𝐠𝐮 𝐝𝐚𝐚𝐛𝐚𝐜𝐨?
𝐌𝐚𝐝𝐛𝐚𝐜𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐉𝐚𝐦𝐡𝐮𝐮𝐫𝐢𝐲𝐚 waxay kuu haysaa adeeg xirfadeed oo joogto ah:
✅ Naqshado qurux badan
✅ Nuxur tayo leh
✅ Jadwal joogto ah

💼 𝐊𝐮 𝐡𝐚𝐛𝐛𝐨𝐨𝐧: Shirkado, Dukaamo, Hay’ado & Shaqsiyaad
➡️ Dooro adeeggayaga si aad barahaaga bulshada uga dhigto kuwo firfircoon oo muuqda!
📲 Nala soo xiriir maanta 61 3473132

جـــــــــــــــــمعہ مـــــــــــــــبارکة📿🎊
11/04/2025

جـــــــــــــــــمعہ مـــــــــــــــبارکة📿🎊

🌙✨ Ciid Wanaagsan Dhammaan! Alle ha inoo aqbalo soonkii iyo cibaadadii aan gudannay. Farxad, nabad, iyo barwaaqo ku ciid...
29/03/2025

🌙✨ Ciid Wanaagsan Dhammaan!
Alle ha inoo aqbalo soonkii iyo cibaadadii aan gudannay. Farxad, nabad, iyo barwaaqo ku ciida🎉🌍💖

Address

Mogadishu
252

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Madbacadda Jamhuuriya posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share