Raadsan Tech

Raadsan Tech Empowering Progress through Innovative Technology

๐—›๐—ฎ๐—บ๐—ฏ๐—ฎ๐—น๐˜†๐—ผ ๐— ๐—ฎ๐—ฎ๐—น๐—ถ๐—ป๐˜๐—ฎ ๐—ซ๐—ผ๐—ฟ๐—ฟ๐—ถ๐˜†๐—ฎ๐—ฑ๐—ฑ๐—ฎ ๐—ถ๐˜†๐—ผ ๐— ๐—ถ๐—ฑ๐—ป๐—ถ๐—บ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎDhammaan shacabka Soomaaliyeed waxaan ugu hambalyeyneynaa munaasabada Maalinta...
01/07/2026

๐—›๐—ฎ๐—บ๐—ฏ๐—ฎ๐—น๐˜†๐—ผ ๐— ๐—ฎ๐—ฎ๐—น๐—ถ๐—ป๐˜๐—ฎ ๐—ซ๐—ผ๐—ฟ๐—ฟ๐—ถ๐˜†๐—ฎ๐—ฑ๐—ฑ๐—ฎ ๐—ถ๐˜†๐—ผ ๐— ๐—ถ๐—ฑ๐—ป๐—ถ๐—บ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ

Dhammaan shacabka Soomaaliyeed waxaan ugu hambalyeyneynaa munaasabada Maalinta Xorriyadda iyo Midnimada ee 1da Luuliyo.

Alle ha xafido Soomaaliya iyo shacabkeeda, Allaha ku mannaysto nabad waarta, midnimo, barwaaqo, iyo horumar. Aamiin.

๐ŸŽ‰๐ŸŒ™ ๐‡๐š๐ฆ๐›๐š๐ฅ๐ฒ๐จ ๐’๐š๐ง๐ง๐š๐๐ค๐š ๐‚๐ฎ๐ฌ๐ฎ๐› ๐ž๐ž ๐‡๐ข๐ฃ๐ซ๐ข๐ ๐š ๐Ÿ๐Ÿ’๐Ÿ’๐Ÿ– ๐€๐‡ Sannadka Cusub ee Hijriga 1448 awgiis, waxaan dhammaan macaamiisheen u raj...
16/06/2026

๐ŸŽ‰๐ŸŒ™ ๐‡๐š๐ฆ๐›๐š๐ฅ๐ฒ๐จ ๐’๐š๐ง๐ง๐š๐๐ค๐š ๐‚๐ฎ๐ฌ๐ฎ๐› ๐ž๐ž ๐‡๐ข๐ฃ๐ซ๐ข๐ ๐š ๐Ÿ๐Ÿ’๐Ÿ’๐Ÿ– ๐€๐‡

Sannadka Cusub ee Hijriga 1448 awgiis, waxaan dhammaan macaamiisheen u rajaynaynaa nabad, barwaaqo, caafimaad, iyo guulo waaweyn. Eebbe ha inooga dhigo sannad ay ku hirgalaan himilooyinkeenna, qalbiyadeennuna ku helaan degganaansho, iimaan, iyo farxad.

Waxaan sidoo kale Eebbe ka baryaynaa inuu ummadda Soomaaliyeed siiyo nabad waarta, isku soo dhawaansho, midnimo, iyo barwaaqo. Eebbe ha inaga dulqaado abaaraha, dhibaatooyinka, iyo duruufaha adag ee bulshada saameeyey, hana inagu gallado roobab kheyr leh, nolol wanaagsan, iyo horumar waara.

๐ŸŽ‰๐ŸŒ™ ๐’๐š๐ง๐š๐ ๐ค๐ก๐ž๐ฒ๐ซ ๐ช๐š๐›๐š โ€” ูƒู„ ุนุงู… ูˆุฃู†ุชู… ุจุฎูŠุฑ โœจ

๐Ÿš€ โœจ ๐–๐žโ€™๐ซ๐ž ๐‹๐ข๐ฏ๐ž!Raadsan Technologyโ€™s new website is now live. ๐ŸŒโœจ Explore our services and discover how we can help accele...
13/06/2026

๐Ÿš€ โœจ ๐–๐žโ€™๐ซ๐ž ๐‹๐ข๐ฏ๐ž!

Raadsan Technologyโ€™s new website is now live. ๐ŸŒโœจ Explore our services and discover how we can help accelerate your technology, digital transformation, and business growth. โœจ

๐ŸŒ Visit: www.raadsantech.so

๐‚๐จ๐ง๐ญ๐š๐œ๐ญ ๐”๐ฌ ๐“๐จ๐๐š๐ฒ โ€” Letโ€™s Turn Your Ideas into Success!

๐Ÿ“ž +252 614 897510 / +252 615 930944
๐ŸŒ www.raadsantech.so
๐Ÿ“ง [email protected]
๐Ÿ“ HQ Office, Digfeer, Hodan, Mogadishu, Somalia

โœจ๐Ÿš€ ๐—ฅ๐—ฎ๐—ฎ๐—ฑ๐˜€๐—ฎ๐—ป ๐—ง๐—ฒ๐—ฐ๐—ต๐—ป๐—ผ๐—น๐—ผ๐—ด๐˜†: ๐—›๐—ฎ๐—น๐—ธ๐—ฎ ๐—”๐˜† ๐—ž๐—ฎ ๐—•๐—ถ๐—น๐—ผ๐˜„๐—ฑ๐—ฎ๐—ฎ๐—ป ๐—š๐˜‚๐˜‚๐—น๐—ฎ๐—ต๐—ฎ ๐——๐—ถ๐—ท๐—ถ๐˜๐—ฎ๐—ฎ๐—น๐—ธ๐—ฎ ๐—”๐—ตRaadsan Tech waa doorashada koowaad ee xalalka dijitaa...
06/06/2026

โœจ๐Ÿš€ ๐—ฅ๐—ฎ๐—ฎ๐—ฑ๐˜€๐—ฎ๐—ป ๐—ง๐—ฒ๐—ฐ๐—ต๐—ป๐—ผ๐—น๐—ผ๐—ด๐˜†: ๐—›๐—ฎ๐—น๐—ธ๐—ฎ ๐—”๐˜† ๐—ž๐—ฎ ๐—•๐—ถ๐—น๐—ผ๐˜„๐—ฑ๐—ฎ๐—ฎ๐—ป ๐—š๐˜‚๐˜‚๐—น๐—ฎ๐—ต๐—ฎ ๐——๐—ถ๐—ท๐—ถ๐˜๐—ฎ๐—ฎ๐—น๐—ธ๐—ฎ ๐—”๐—ต

Raadsan Tech waa doorashada koowaad ee xalalka dijitaalka ah, waxaan bixinnaa xalal tiknoolajiyadeed oo casri ah, ammaan ah, isla markaana la jaanqaadaya baahiyaha ganacsiyada maanta, si aan uga caawinno hay'adaha iyo shirkadaha inay horumariyaan adeegyadooda, kordhiyaan wax-soo-saarkooda, ugana hormaraan tartanka.

๐ŸŒŸ๐—ช๐—ฎ๐˜…๐—ฎ ๐—”๐—ฎ๐—ฑ ๐—ž๐—ฎ ๐—›๐—ฒ๐—น๐—ถ ๐——๐—ผ๐—ผ๐—ป๐˜๐—ผ ๐—ฅ๐—ฎ๐—ฎ๐—ฑ๐˜€๐—ฎ๐—ป ๐—ง๐—ฒ๐—ฐ๐—ต๐—ป๐—ผ๐—น๐—ผ๐—ด๐˜†

๐Ÿš€ Koboc iyo horumar waara
๐Ÿ‘จโ€๐Ÿ’ผ Koox Khubaro Ah
๐Ÿ“ˆ Natiijooyin La Taaban Karo
๐Ÿ›ก๏ธ La Isku Hallayn Karo oo Ammaan Ah
๐Ÿค Wada-Shaqeyn Muddada Dheer Ah

Amni, tayo, hal-abuur iyo adeeg lagu kalsoonaan karo waa waxa naga dhigaya doorashada saxda ah ee ganacsigaaga. ๐Ÿค” Maxaad weli u sugaysaa?๐Ÿš€ Nala soo xiriir maanta si aan ganacsigaaga ugu gaarsiino heerka xiga!

โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”
๐—ก๐—ฎ๐—น๐—ฎ ๐—ฆ๐—ผ๐—ผ ๐—ซ๐—ถ๐—ฟ๐—ถ๐—ถ๐—ฟ ๐—›๐—ฎ๐—ฑ๐—ฑ๐—ฎ, Aan Fikraddaada U Beddelno Guul Dhab Ah!
๐Ÿ“ž +252 614 897510 / +252 615 930944
๐ŸŒ www.raadsantech.so ๐Ÿ“ง [email protected]
๐Ÿ“ HQ Office, Digfeer, Hodan, Muqdisho โ€“ Soomaaliya

๐—–๐—ถ๐—ถ๐—ฑ๐˜‚๐—น ๐—”๐—ฑ๐˜…๐—ฎ๐—ฎ ๐— ๐˜‚๐—ฏ๐—ฎ๐—ฎ๐—ฟ๐—ฎ๐—ธ ๐ŸŽ‰โœจ ุนูŠุฏ ุงู„ุฃุถุญู‰ ู…ุจุงุฑูƒ ๐Ÿ๐ŸŒ™Raadsan Tech waxay hambalyo u diraysaa guud ahaan ummadda Soomaaliyeed. Waxa...
26/05/2026

๐—–๐—ถ๐—ถ๐—ฑ๐˜‚๐—น ๐—”๐—ฑ๐˜…๐—ฎ๐—ฎ ๐— ๐˜‚๐—ฏ๐—ฎ๐—ฎ๐—ฟ๐—ฎ๐—ธ ๐ŸŽ‰โœจ ุนูŠุฏ ุงู„ุฃุถุญู‰ ู…ุจุงุฑูƒ ๐Ÿ๐ŸŒ™
Raadsan Tech waxay hambalyo u diraysaa guud ahaan ummadda Soomaaliyeed. Waxaan leenahay Ciid wanaagsan ๐ŸŽ‰โœจ

Waxaan Alle ka baryeynaa inuu naga aqbalo acmaasha wanaagsan. Sidoo kale, waxaan bulshadeena ku boorinaynaa in ay xoojiyaan isku samafalka iyo isu naxariisashada, si aynu dhammaanteen u wada qeeybsano farxadda Ciidda.
๐—–๐—ถ๐—ถ๐—ฑ๐˜‚๐—น ๐—”๐—ฑ๐˜…๐—ฎ๐—ฎ ๐— ๐˜‚๐—ฏ๐—ฎ๐—ฎ๐—ฟ๐—ฎ๐—ธ ๐ŸŽ‰

๐ŸŒ™ ๐— ๐—ฎ๐—ฎ๐—น๐—ถ๐—ป๐˜๐—ฎ ๐—–๐—ฎ๐—ฟ๐—ฎ๐—ณ๐—ผ: ๐—™๐˜‚๐—ฟ๐˜€๐—ฎ๐—ฑ ๐——๐—ฎ๐—ต๐—ฎ๐—ฏ๐—ถ ๐—ฎ๐—ต Berri oo Talaado ah waa maalinka 9แตƒแตƒแตˆ ee bisha Carafo, maalinta ay ๐Ÿ•‹ Xujeydu taagan ...
25/05/2026

๐ŸŒ™ ๐— ๐—ฎ๐—ฎ๐—น๐—ถ๐—ป๐˜๐—ฎ ๐—–๐—ฎ๐—ฟ๐—ฎ๐—ณ๐—ผ: ๐—™๐˜‚๐—ฟ๐˜€๐—ฎ๐—ฑ ๐——๐—ฎ๐—ต๐—ฎ๐—ฏ๐—ถ ๐—ฎ๐—ต
Berri oo Talaado ah waa maalinka 9แตƒแตƒแตˆ ee bisha Carafo, maalinta ay ๐Ÿ•‹ Xujeydu taagan yihiin Banka Carafo. Rasuulka ๏ทบ waxaa la weydiiyay soonka maalinta Carafo, wuxuuna yiri: โ€œwaxaa lagu dhaafaa dembigii sannadkii tegay iyo dembiga sannadka soo socda.โ€ Saxiixu Muslim.

Waxaan ummadda Soomaaliyeed ugu baaqeynaa inay ka faaโ€™iideystaan maalmahan kheyrka badan oo ay dadaal geliyaan acmaasha wanaagsan. Allaha naga dhigo kuwii ka faaโ€™iideysta kheyrka maalintan barakeysan. ๐ŸคฒAamiin.

๐—œ๐—ป๐˜๐—ฒ๐—ฟ๐—ป๐—ฎ๐˜๐—ถ๐—ผ๐—ป๐—ฎ๐—น ๐—š๐—ถ๐—ฟ๐—น๐˜€ ๐—ถ๐—ป ๐—œ๐—–๐—ง ๐——๐—ฎ๐˜† ๐Ÿฎ๐Ÿฌ๐Ÿฎ๐Ÿฒ๐Ÿ’ป๐ŸŒโœจ๐Ÿ‘ฉโ€๐Ÿ’ปGabdhaha waa tiirka hal-abuurka, horumarka, iyo isbeddelka dijitaalka ah ee maa...
23/04/2026

๐—œ๐—ป๐˜๐—ฒ๐—ฟ๐—ป๐—ฎ๐˜๐—ถ๐—ผ๐—ป๐—ฎ๐—น ๐—š๐—ถ๐—ฟ๐—น๐˜€ ๐—ถ๐—ป ๐—œ๐—–๐—ง ๐——๐—ฎ๐˜† ๐Ÿฎ๐Ÿฌ๐Ÿฎ๐Ÿฒ๐Ÿ’ป๐ŸŒโœจ๐Ÿ‘ฉโ€๐Ÿ’ป
Gabdhaha waa tiirka hal-abuurka, horumarka, iyo isbeddelka dijitaalka ah ee maanta iyo berri. Maalintan qiimaha leh waxay muujinaysaa doorka muhiimka ah ee gabdhuhu ku leeyihiin horumarinta tiknoolajiyadda iyo dhismaha bulsho aqoon ku dhisan oo loo siman yahay. Waa fursad lagu xoojinayo ka qaybgalka gabdhaha ee ICT.

Shirkadda Deero Enterprise , iyada oo kaashanaysa qeybteeda Deero Institute, waxaa naga goโ€™an inaan xoojino taageerada gabdhaha ku jira ICT, annagoo siinayna fursado waxbarasho, tababaro xirfadeed, iyo helidda teknoolajiyada casriga ah. Dhiirrigelinta gabdhaha inay ku biiraan sayniska iyo tiknoolajiyadda waxay horseed u tahay koboc waara. Waxaa muhiim ah in la abuuro deegaan dhiirrigelin leh oo kobciya kartidooda.

Waxaan hambalyo iyo bogaadin u diraynaa dhammaan hablaha Soomaaliyeed ee ku jira ICT-ga, kuwaas oo si geesinimo leh u matalaya hal-abuurka iyo horumarka dalka. Dadaalkiinna iyo kartidiinnu waa iftiin horseed u ah mustaqbal dijitaal ah oo ifaya.

Ugu dambayn, waxaan ku boorinaynaa gabdhaha Soomaaliyeed inay rumaystaan awooddooda oo ay raacaan riyadooda. Mustaqbalka ICT wuxuu u baahan yahay hal-abuurkooda iyo geesinimadooda.

Deero Enterprise = Deero Advert, Deero Institute iyo Raadsan Tech

๐—–๐—ถ๐—ถ๐—ฑ ๐— ๐˜‚๐—ฏ๐—ฎ๐—ฎ๐—ฟ๐—ฎ๐—ธ ๐ŸŽ‰๐ŸŒ™ ุนูŠุฏ ู…ุจุงุฑูƒุŒ ูƒู„ ุนุงู… ูˆุฃู†ุชู… ุจุฎูŠุฑ โœจRaadsan Tech waxay hambalyo u diraysaa guud ahaan ummadda Soomaaliyeed. W...
19/03/2026

๐—–๐—ถ๐—ถ๐—ฑ ๐— ๐˜‚๐—ฏ๐—ฎ๐—ฎ๐—ฟ๐—ฎ๐—ธ ๐ŸŽ‰๐ŸŒ™ ุนูŠุฏ ู…ุจุงุฑูƒุŒ ูƒู„ ุนุงู… ูˆุฃู†ุชู… ุจุฎูŠุฑ โœจ
Raadsan Tech waxay hambalyo u diraysaa guud ahaan ummadda Soomaaliyeed. Waxaan leenahay Ciid wanaagsan, Alle ha naga aqbalo acmaashii suubbaneed ee Ramadaan.
๐ŸคฒAllaha naga dula qaado abaarta iyo roob laโ€™aanta nahaysato, waxaan ummadda Soomaaliyeed ugu baaqeynaa inay isku gurmadaan, is kaashadaan, iskuna duceyaan.

๐ŸŒ™โœจ ๐—ฅ๐—ฎ๐—บ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ๐—ฎ๐—ป ๐—ž๐—ฎ๐—ฟ๐—ถ๐—ถ๐—บ โœจ๐ŸŒ™Shirkadda Raadsan Tech waxay ummadda soomaaliyeed ugu hambalyeynaysaa bilashada bisha barakeysan ee...
17/02/2026

๐ŸŒ™โœจ ๐—ฅ๐—ฎ๐—บ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ๐—ฎ๐—ป ๐—ž๐—ฎ๐—ฟ๐—ถ๐—ถ๐—บ โœจ๐ŸŒ™
Shirkadda Raadsan Tech waxay ummadda soomaaliyeed ugu hambalyeynaysaa bilashada bisha barakeysan ee Ramadaan. Waxaan Alle ka baryeynaa in uu inoo fududeeyo cibaadada, nagana aqbalo acmaasha suubban ee bishaan. ๐Ÿ“ฟ๐Ÿคฒ๐Ÿ•‹
๐Ÿคฒ Soon qaad wanaagsan iyo cibaado suuban ๐ŸŒ™โœจ

Address

Mogadishu

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Raadsan Tech posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share