RAAD Electronic

RAAD Electronic Your trusted provider of all electronic solutions.

11/07/2025

๐Ÿ’ป ASUS Zenbook A14 โ€“ Fudud, Awood Badan, & Battery Dheer!
Laptop-kan waa mid ka mid ah kuwa ugu tayada sarreeya suuqa โ€“ xawaare sare, design qurux badan, iyo batteri aan kaa dhammaanayn.

โš™๏ธ Intel Core i7 โ€“ 12th Gen โ€“ waxqabad sare & multitasking la'aan hakad
๐Ÿ’พ 32GB DDR5 RAM โ€“ si fudud ugu shaqee barnaamijyo culus
๐Ÿ“ฆ 1TB SSD NVMe โ€“ keydin ballaaran & boot degdeg ah
๐Ÿ–ฅ๏ธ 14-inch Full HD Display โ€“ muuqaal cad & design khafiif ah
๐Ÿ”‹ Battery soconaya ilaa 32 saac! โ€“ maalinta oo dhan iyo habeenka oo dhanba
๐Ÿชถ Slim & Lightweight โ€“ aad u fudud in la qaato
๐ŸŽฏ Ku habboon shaqo, waxbarasho, design, iyo safarro badan

โœ… Haddii aad rabto laptop la isku halayn karo โ€“ kani waa doorashada saxda ah.

๐Ÿ“ Raad Electronics โ€“ Adani Tower
๐Ÿ“ž 0615045036

01/07/2025

๐Ÿ“ข PC-gi ugu casrisanaa oo hadda yimid!
Lenovo Yoga AIO 7 โ€“ All-in-One desktop oo awood leh, muuqaal qurux badan, kuna habboon shaqo, design & madadaalo.

๐Ÿ–ฅ๏ธ Shaashad 27-inch ah โ€“ 4K UHD
โš™๏ธ AMD Ryzen 7 (la mid ah Core i7) โ€“ 8 cores & 16 threads
๐Ÿ’พ 32GB RAM DDR5
๐Ÿ“ฆ 1TB SSD kaydin degdeg ah
๐ŸŽฎ Radeon RX 6600M โ€“ 8GB Graphics Card
๐Ÿ”Š JBL cod tayo sare leh + mic
โŒจ๏ธ Wuxuu la socdaa keyboard & mouse casri ah
๐Ÿ” Screen-ka wuu wareegayaa โ€“ portrait & landscape

๐Ÿ“ Raad Electronics โ€“ Bakaaraha
๐Ÿ“ž 0615045036
๐Ÿ’ฐ Qiimaha: $2,400

๐Ÿ–ฅ๏ธ Lenovo Yoga AIO 7 โ€“ BRAND NEW Ha moogaan! All-in-One PC tayo sare leh oo kuu diyaarsan gudaha Muqdisho.Ku haboon for ...
29/06/2025

๐Ÿ–ฅ๏ธ Lenovo Yoga AIO 7 โ€“ BRAND NEW
Ha moogaan! All-in-One PC tayo sare leh oo kuu diyaarsan gudaha Muqdisho.
Ku haboon for gaming, design, iyo development

โœ… Processor: AMD Ryzen 7 6800H (8 Cores, 16 Threads, up to 4.7GHz)
โœ… Graphics: AMD Radeon RX 6600M (8GB GDDR6)
โœ… Memory: 32GB DDR5 RAM
โœ… Storage: 1TB NVMe SSD
โœ… Display: 27" 4K UHD (3840ร—2160), 95% DCI-P3 Color, Rotatable Screen
โœ… Power Adapter: 300W
โœ… Ports: USB-C, USB 3.2, Ethernet, Audio Jack, HDMI
โœ… WiFi 6 & Bluetooth 5.1
โœ… 27 inches (4K UHD)

๐Ÿ“ Raad Electronics โ€“ Bakaaraha
๐Ÿ“ž 0615045036
๐Ÿ’ฐ Price: $2,400

12/05/2025
Dalab Cusub oo Layaab Leh! ๐ŸŽ‰Waxaan kuu soo bandhigaynaa jaajar casri ah oo daboolaya dhammaan baahiyahaaga! Jaajar waxta...
12/05/2025

Dalab Cusub oo Layaab Leh! ๐ŸŽ‰
Waxaan kuu soo bandhigaynaa jaajar casri ah oo daboolaya dhammaan baahiyahaaga! Jaajar waxtar leh oo aad u fudud isticmaalkiisa! ๐Ÿ–ฅ๏ธ๐Ÿ“ฑ

๐Ÿ”‹ Anker 165W PowerBank
๐Ÿ’ป Waxaad hal mar ku jaajareyn kartaa Laptop-kaaga iyo telefoonkaaga!
โšก Awood sare leh: 165W oo si degdeg ah ugu jaajareysa aaladaha badan oo ay ku jiraan Laptop-kaaga.
๐Ÿ’ฐ Qiimo: $130 oo kaliya!

๐Ÿ“ฆ Dalbo maanta oo ka mid noqo kuwa ku raaxaysta Jaajar ugu dambeyay! ๐Ÿš€

๐Ÿ“ž Tel: 0615045036 / 0618231117

12/05/2025
21/04/2025

๐Ÿ“ข KU SOO DHAWAAW RAAD ELECTRONIC
๐ŸŽ Waxaan kuu haynaa Tasbiix Digital Casri ah oo leh:
โœจ Biyo-galeen(waterproof ah)
๐Ÿ•‹ Ku xasuusisa waqtiga salaadda
๐Ÿ“ฑ La shaqaynaysa taleefankaaga
๐Ÿ”‹ Dab waqti dheer ku haynaya
________________________________________
๐ŸŽฏ๐Ÿ’ธHada waxay ku jirtaaโ€“ Qiimo Dhimis Gaar ah โ€“ 40%
๐Ÿ’ฐ Kaliya: $10
________________________________________
๐Ÿ“ Nagu soo booqo: Bakaaraha โ€“ Kasoo horjeedka Somtel
๐Ÿ“ž WhatsApp: +252 15045036 / 616998130

Kusoo dhawaw Raad Electronicoo kuu keentayDigital Tasbiix Casri ah iyoQiimo Dhimis Gaar AhNagu soo booqo xarunteenaoo ku...
19/04/2025

Kusoo dhawaw Raad Electronic
oo kuu keentay
Digital Tasbiix Casri ah iyo
Qiimo Dhimis Gaar Ah
Nagu soo booqo xarunteena
oo ku taal Bakaaraha โ€“ Kasoo horjeedka Somtel. ama nagala soo xariir WhatsApp:
+252 15045036 / 616998130

Address

Bakaro Ka Soo Horjeedka SOMTEL
Mogadishu
252

Opening Hours

Monday 08:30 - 16:00
Tuesday 08:30 - 16:00
Wednesday 08:30 - 16:00
Thursday 08:30 - 16:00
Saturday 08:30 - 16:00
Sunday 08:30 - 16:00

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when RAAD Electronic posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Category