SaamTech

SaamTech Waxaan bixinaa koorsooyin ( Adobe & Digital Marketing ) waxaana caawinaa company da dalka

22/09/2026

Professional logo in Somalia morla and mofit

22/09/2026

Graphic design weligiis mabadali doono Ai sawabta neh waa taas ✍️💯

🎨 Drawing Your Ideas into LogosWaxaan si guul leh u qabannay Seminar-keennii ku saabsanaa Logo Design, halkaas oo ka-qay...
18/09/2026

🎨 Drawing Your Ideas into Logos

Waxaan si guul leh u qabannay Seminar-keennii ku saabsanaa Logo Design, halkaas oo ka-qaybgalayaashu ku barteen sida fikrad looga bilaabo, loogu beddelo sketch, kadibna loogu sameeyo logo xirfad leh.

🙏 Mahadsanid dhammaan ka-qaybgalayaashii nagu soo biiray, waqtigooda iyo dadaalkoodana geliyay barashada xirfaddan.

Idea → Sketching → Logo Design ✨

📸 Qaar ka mid ah sawirradii Seminar-ka.

Wxaa Biri inoo qabsami doono seminar Drawing Your Ideas into Logos
10/09/2026

Wxaa Biri inoo qabsami doono seminar

Drawing Your Ideas into Logos

24/08/2026

Mid kamid ah Ardayda daafacatey project graphic design Ana box

19/08/2026

Mid kamid ah Ardayda daafacadeen project graphic design

10/08/2026

Weligaa dadka kale is kadaa wax haka sheegin

10/08/2026

Ai weligiis mabadali doono graphic design 💯

🎓 Macadka 𝗦𝗮𝗮𝗺𝗧𝗲𝗰𝗵 waxay hambalyo iyo bogaadin u diraysaa dhammaan ardayda si guul leh u soo gabagabeeyey koorsada Graph...
09/08/2026

🎓 Macadka 𝗦𝗮𝗮𝗺𝗧𝗲𝗰𝗵 waxay hambalyo iyo bogaadin u diraysaa dhammaan ardayda si guul leh u soo gabagabeeyey koorsada Graphic Design.

dadaalkiina meesha ka sii wada ustaad

#𝗦𝗮𝗮𝗺𝗧𝗲𝗰𝗵 #𝗚𝗿𝗮𝗽𝗵𝗶𝗰𝗗𝗲𝘀𝗶𝗴𝗻 #𝗚𝗿𝗮𝗱𝘂𝗮𝘁𝗶𝗼𝗻 #𝗖𝗿𝗲𝗮𝘁𝗶𝘃𝗶𝘁 #𝗗𝗶𝗴𝗶𝘁𝗮𝗹𝗦𝗸𝗶𝗹𝗹𝘀

🎓 Macadka 𝗦𝗮𝗮𝗺𝗧𝗲𝗰𝗵 waxay hambalyo iyo bogaadin u diraysaa dhammaan ardayda si guul leh u soo gabagabeeyey koorsada Graph...
09/08/2026

🎓 Macadka 𝗦𝗮𝗮𝗺𝗧𝗲𝗰𝗵 waxay hambalyo iyo bogaadin u diraysaa dhammaan ardayda si guul leh u soo gabagabeeyey koorsada Graphic Design.

Mudadii aad wax baranaysay waxaad muujiseen dadaal joogto ah, hal-abuur muuqda, iyo karti sare oo ka tarjumaysa mustaqbal ifaya. Xirfadda aad maanta barateen ma aha oo kaliya aqoon, balse waa furaha fursado badan oo dhinaca shaqada ah — laga bilaabo freelance, ilaa content creation, iyo inaad noqotaan naqshadeeyayaal xirfadlayaal ah.

SaamTech waxay had iyo jeer u taagan tahay horumarinta xirfadaha Digital-ka, waxaana naga go’an inaan idinla sii soconno safarka guusha iyo kobaca aqooneed.

✨ 𝗛𝗮𝗺𝗯𝗮𝗹𝘆𝗼 𝗴𝘂𝘂𝘀𝗵𝗶𝗶𝗻𝗻𝗮 — 𝗺𝘂𝘀𝘁𝗮𝗾𝗯𝗮𝗹 𝗶𝗳𝗮𝘆𝗮 𝗮𝘆𝗮𝗮𝗱 𝘂 𝘀𝗼𝗰𝗼𝘁𝗮𝗮𝗻!

Address

Mogadishu
252

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when SaamTech posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share