31/07/2026
π Jumma Mubarak π
HAYBAD MALL Electronic waxay dhammaan macaamiisheeda, asxaabteeda iyo bulshada Soomaaliyeed u rajaynaysaa Jimco Barakaysan.
Ilaahay ha inaga aqbalo ducada, cibaadada iyo camalka wanaagsan, hana inagu gallado naxariistiisa, barakadiisa iyo dambi dhaafkiisa. Jimcadan ha noqoto maalin kheyr, farxad iyo guul kuu horseedda adiga iyo qoyskaaga.
Jumma Mubarak! πβ¨
HAYBAD MALL Electronic Tayada Aad Ku Kalsoon Tahay
π +252 619 639 762
π§ [email protected]
π Mogadishu, Somalia