Sahal Service Solution

Sahal Service Solution KUSOO DHAWAW SAHAL SERVICE SOLUTION

13/07/2026

Ha ku wareegin suuqa oo dhan! ๐Ÿš€
Ma rabtaa inaad iibsato, iibiso ama ku beddesho alaabtaada mid kale?
๐Ÿ“ฑ Mobile | ๐Ÿ’ป Laptop | ๐Ÿช‘ Qalab Xafiis | ๐Ÿช Qalab Ganacsi | ๐ŸŒฑ Greenhouse | ๐Ÿš— Gaadiid

06/07/2026

๐Ÿ“ฑ Ha ka walwalin iibinta ama beddelashada taleefankaaga!

Sahal Service Solution waxay kuu sahlaysaa inaad iibiso, iibsato, ama ku beddesho taleefankaaga midka aad rabto adigoo raacinaya qidmad yar.

โœ… Adeeg lagu kalsoon yahay
โœ… Dammaanad buuxda

๐Ÿ“ฒ Wixii faahfaahin ah, nagala soo xiriir WhatsApp-ka 61 3131884
ama lambarka ku qoran shaashadda

03/07/2026

Fursad shaqo
Ma tahay qof xirfad u leh dayactirka iPhone iyo Samsung? TECHZONE waxay raadinaysaa Farsamayaqaan xirfad leh oo ku biiraya kooxdayada oo ku sii kordhaysa Muqdisho!
โœ… Ugu yaraan 1 sano oo khibrad ah oo dayactir ah
โœ… Xirfad ku leh dayactirka qalabka (hardware) iyo software-ka iPhone iyo Samsung

โœ… Xal-u-helid dhibaatooyin iyo adeeg macmiil oo heer sare ah
๐Ÿ“ Goobta: Muqdisho, Soomaaliya
๐Ÿ•’ Shaqo Waqti-buuxa ah
Haddii aad tahay qof kalsooni leh, xirfad leh, oo diyaar u ah inuu la koro shirkad qiimeysa shaqo wanaagsan โ€” tani waa fursaddaada!
๐Ÿ“ฉ CV-gaaga u soo dir: [email protected]
๐Ÿ“ž Ama noo soo wac: 619755465
TECHZONE โ€” Degdeg. Kalsooni. Dayactir. ๐Ÿ”ง๐Ÿ“ฒ
://wa.me/252618435454

๐Ÿ“ž Ama noo soo wac: 618435454
TECHZONE โ€” Degdeg. Kalsooni. Dayactir. ๐Ÿ”ง๐Ÿ“ฒ
https://wa.me/252618435454

03/07/2026

shaqo
Ma tahay qof xirfad u leh dayactirka iPhone iyo Samsung? TECHZONE waxay raadinaysaa Farsamayaqaan xirfad leh oo ku biiraya kooxdayada oo ku sii kordhaysa Muqdisho!
โœ… Ugu yaraan 1 sano oo khibrad ah oo dayactir ah
โœ… Xirfad ku leh dayactirka qalabka (hardware) iyo software-ka iPhone iyo Samsung

โœ… Xal-u-helid dhibaatooyin iyo adeeg macmiil oo heer sare ah
๐Ÿ“ Goobta: Muqdisho, Soomaaliya
๐Ÿ•’ Shaqo Waqti-buuxa ah
Haddii aad tahay qof kalsooni leh, xirfad leh, oo diyaar u ah inuu la koro shirkad qiimeysa shaqo wanaagsan โ€” tani waa fursaddaada!
๐Ÿ“ฉ CV-gaaga u soo dir: [email protected]
๐Ÿ“ž Ama noo soo wac: 619755465
TECHZONE โ€” Degdeg. Kalsooni. Dayactir. ๐Ÿ”ง๐Ÿ“ฒ

10/06/2026

Ma raadineysaa gaari la isku halayn karo oo nadiif ah? ๐Ÿš˜

Waxaa diyaar ah Toyota Allion 2006 oo celis ahaan aad u nadiif ah matoor iyo gear xaalad wanaagsan ku jira, gudaha iyo dibaddana si heer sare ah loo ilaaliyay

โœจ Shidaal yar cun
โœจ Raaxo iyo adkeysi leh
โœจ Ku habboon qoyska iyo shaqadaba
โœจ Diyaar u ah in maanta lagu kaxeysto

๐Ÿ’ฐ Qiimo Gaar Ah: $2,250 Kaliya

๐Ÿ“ž Ha seegin fursaddan. La xiriir
61 3131884 hadda si aad u aragto gaariga una hesho faahfaahin dheeraad ah

10/06/2026

๐Ÿš– โ€“ BAJAJ iib๐Ÿ’™
Gaadid shaqo oo diyaar ah, lacagna dhalinaya maanta ๐Ÿ’ฐ
โœ”๏ธ Engine xoog leh
โœ”๏ธ Fuel yar & dhaqaale badan โ›ฝ
โœ”๏ธ Shaqo toos ah (Passenger/ Delivery)
โœ”๏ธ Bir Nadiif ah si fiican u shaqeyneysa
๐Ÿ”ฅ Qofkii qaata maanta โ†’ waa shaqo bilaabaya isla markiiba
๐Ÿ’ต Qiime: Waa la isla gorgortami karaa
๐Ÿ“ Muqdisho
๐Ÿ“ž Kala xariir 0613131884

07/06/2026

MILKIILE MA DOONAYSAA IN AAD DEGDEG & AMAAN KU IIBISO HANTIDAADA?
๐Ÿช Dukaan | ๐Ÿ“ Dhul | ๐Ÿ  Guri
Gaadiid๐Ÿš— Alaab electronic ๐ŸŽฎ
Agab xafiis๐Ÿ“‡
Sahal Property Management waxay kuu keenaysaa iibsadayaal dhab ah oo diyaar ah.
โŒ Dilaaliin badan & waqti lumis ma jiro
โœ… Si toos ah ayaan kuugu xireynaa macmiil rasmi ah
๐Ÿ“ฉ Kala xiriir WhatsApp 61 3131884
si aad u hesho faahfaahin dheeraad ah.

๐Ÿš– โ€“ BAJAJ  iib๐Ÿ’™Gaadid shaqo oo diyaar ah, lacagna dhalinaya maanta ๐Ÿ’ฐโœ”๏ธ Engine xoog lehโœ”๏ธ Fuel yar & dhaqaale badan โ›ฝโœ”๏ธ S...
06/06/2026

๐Ÿš– โ€“ BAJAJ iib๐Ÿ’™
Gaadid shaqo oo diyaar ah, lacagna dhalinaya maanta ๐Ÿ’ฐ
โœ”๏ธ Engine xoog leh
โœ”๏ธ Fuel yar & dhaqaale badan โ›ฝ
โœ”๏ธ Shaqo toos ah (Passenger/ Delivery)
โœ”๏ธ Bir Nadiif ah si fiican u shaqeyneysa
๐Ÿ”ฅ Qofkii qaata maanta โ†’ waa shaqo bilaabaya isla markiiba
๐Ÿ’ต Qiime: Waa la isla gorgortami karaa
๐Ÿ“ Muqdisho
๐Ÿ“ž Kala xariir 0613131884

๐Ÿš– โ€“ BAJAJ  iib๐Ÿ’™Gaadid shaqo oo diyaar ah, lacagna dhalinaya maanta ๐Ÿ’ฐโœ”๏ธ Engine xoog lehโœ”๏ธ Fuel yar & dhaqaale badan โ›ฝโœ”๏ธ S...
06/06/2026

๐Ÿš– โ€“ BAJAJ iib๐Ÿ’™
Gaadid shaqo oo diyaar ah, lacagna dhalinaya maanta ๐Ÿ’ฐ
โœ”๏ธ Engine xoog leh
โœ”๏ธ Fuel yar & dhaqaale badan โ›ฝ
โœ”๏ธ Shaqo toos ah (Passenger/ Delivery)
โœ”๏ธ Bir Nadiif ah si fiican u shaqeyneysa
๐Ÿ”ฅ Qofkii qaata maanta โ†’ waa shaqo bilaabaya isla markiiba
๐Ÿ’ต Qiime: Waa la isla gorgortami karaa
๐Ÿ“ Muqdisho
๐Ÿ“ž Kala xariir 61 3131884

Address

BAKAARO
Mogadishu
252

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Sahal Service Solution posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share

Category