Elektro

Elektro Mar Walba Waxan Nahay Kuwa U Taagan Baahidaada Inay Haqabtiraan Your need, our solution. HADA DALBO ISLA HADA HEL 📦

01/04/2026

Dhib ma kaa heystaa inaad telefoonka gacanta ku Heydid markaad Gariga Wadid Xalkeedii Hada ayaad Heydaa. Ee Dalbo Inta Aan Lagaa Dhameysan .

28/03/2026

Phone Holder kaliya Ma ahan agabkan , Balse Waa Badbaado u ah mobilkaadii iyo Safarkaadii .
Mobilkaadii Gacanta Haku siiheyn Maanta Kadib .

Hada Dalbo Isla Hada Hel 📦🛵

26/12/2025

Kan Waa Badbaadiyaha iyo Qurxinta Safarkaadii , Hadaad u baahan tahay nala soo xiriir

#

Uma Baahnid Dhowr Magnetic phone holder ah Aad Mid Walibaa Goob Gaar ku dhegsatid , Kani Waa Mid Fudud Aan Culees laheen...
24/12/2025

Uma Baahnid Dhowr Magnetic phone holder ah Aad Mid Walibaa Goob Gaar ku dhegsatid , Kani Waa Mid Fudud Aan Culees laheen xitaa aad jeebkaadii ku qaadan kartid , Waana Mid Meel Waliboo Siman Kugu dhegi kara.

HADA DALBO ISLA HADA HEL 📦

24/12/2025

Agabkaan Waa Mid Yar Balse Daboolaayo Baahi badan , Waa Magnet Mobilkaadii Sii fudud kugu dhegi kara meel walibana aad ku dhegsan kartid Malahan Culees Oo Xitaa Jeebkaadii ayaad ku qaadan kartaa .

20/12/2025
16/12/2025

Ma ku dhibtoodayaa in telefoonkaagu gaariga ka dhaco markaad wado? 🚗📱
Magnetic Phone Holder-kan waa mid adag, qurux badan, kana dhigaya wadista Gaarigaada iyo Safarkaadii mid ammaan ah.

15/12/2025

Mobilkaadii Kaagama Baahna Maanta Kadib inaad Gacanta Kusii Heydid .

HADA DALBO ISLA HADA HEL

15/12/2025

Ma ahan Culees Oo Waxaad Ku Ridan Kartaa Jeebkaada Meel walbana Waad ku dhegsan kartaa , Wuxuuna leeyahay Awood Iyo Adkeysi Ziyaado ah

Address

Mogadishu

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Elektro posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share