13/07/2026
๐๐ผ๐๐ฝ๐ถ๐๐ฎ๐น ๐ ๐ฎ๐ป๐ฎ๐ด๐ฒ๐บ๐ฒ๐ป๐ ๐ฆ๐๐๐๐ฒ๐บ
Ma maamushaa isbitaal ama xarun caafimaad? Ma ku daashay mashquulka waraaqaha, lumitaanka xogta bukaanka, iyo nidaam laโaanta qaybaha isbitaalka?
Ha welwelin! Sahan ICT Solution waxay kuu keentay Hospital Management System. Waa nidaam digital ah oo hal meel isugu keenaya dhammaan shaqooyinka xaruntaada caafimaad.
Maamulka isbitaalku maanta ma ahan warqad iyo qalin, waa tiknoolajiyad iyo xawaare. Sahan ICT Solution waxay idin soo bandhigaysaa nidaamka maamulka isbitaallada ee u diyaarsan habka ugu horumarsan.
Maxaad ku dooranaysaa system keena
1. ๐๐ง๐ญ๐๐ ๐ซ๐๐ญ๐ข๐จ๐ง: Dhammaan qaybaha isbitaalku waa isku xiran yihiin.
2. ๐๐๐ฉ๐จ๐ซ๐ญ๐ข๐ง๐ : Hel warbixino maalinle ah oo sax ah.
3. ๐๐๐ฅ๐ข๐๐๐ฅ๐: Kaydinta xogta bukaanka oo aan marnaba lumin layskuna halayn karo.
Horumari tayada adeeggaaga caafimaad maanta.
๐ต๐๐๐๐๐ ๐๐๐ ๐๐๐๐๐๐:
Tel: 61 9345532 / 618111210
www.sahanict.org