26/10/2025
💻 Ku soo dhowow ABZA ICT — Hal-abuur, Kalsooni & Teknoolajiyad Casri ah!
Waxaa sharaf noo ah inaan si rasmi ah u shaacino furitaanka shirkadda ABZA ICT, oo ah xarun casri ah oo bixisa adeegyo dhameystiran oo ku saabsan Tiknoolajiyadda.
Waxaan ku takhasusnay bixinta adeegyo tiknoolajiyadeed hal-abuur leh oo lagu horumarinayo ganacsiyada, hay’adaha, iyo shaqsiyaadka doonaya inay la socdaan isbeddelka dijitaalka ah ee dunida maanta.
ABZA ICT waxay ku dhisan tahay hal-abuur, xirfad, iyo daacadnimo.
Ujeeddadeennu waa inaan bixino xalal dijitaal ah, la isku halayn karo, kuna dhisan natiijo la taaban karo si ganacsiyada iyo bulshada Soomaaliyeed ay ugu kobcaan halgan cusub oo tiknoolajiyadeed.
🎯 Himiladeenna (Vision) waa inaan noqono shirkadda hormuudka ka ah bixinta adeegyada ICT ee Soomaaliya iyo caalamkaba, oo lagu yaqaan hal-abuurnimo, xirfad, iyo adeegyo qiimo leh.
🚀 Ujeeddadeenna (Mission) waa inaan kor u qaadno ganacsiyada annagoo siineyna adeegyo casri ah oo tiknoolajiyadeed kuwaas oo kordhiya wax-soo-saarka, joogteeya kobaca, isla markaana xoojiya muuqaalka dijitaalka ah ee macaamiisheena.
💡 Qiyamka aan ku dhisannahay (Core Values)
Hal-abuur (Innovation): Waxaan bixinnaa xalal cusub oo la jaanqaadaya Dunida casriga ah.
Daacadnimo (Integrity): Kalsooni iyo hufnaan ayaa saldhig u ah shaqadeenna.
Xirfad & Heer Sare (Excellence): Waxaan mar walba dooneynaa natiijo tayo leh.
Iskaashi (Collaboration): Waxaan la shaqeynaa macaamiisheena si aan u gaarno guulo wax ku ool ah.
⚙️ Adeegyada aan bixino (Our Services)
✅ Digital Marketing: Waxaan kaa caawinaynaa inaad kor u qaaddo muuqaalkaaga online-ka ah, si aad u hesho macaamiil badan oo la xiriira ganacsigaaga.
✅ Graphic Design & Branding: waxaan kuu diyaarinynaa Naqshado xirfadeysan iyo aqoonsi ganacsi oo soo jiidasho leh kuwaas oo kor u qaadaya sumcadda shirkaddaada.
✅ Web Design & Development: Waxaan kuu dhiseynaa website casri ah, mobile-ka la jaan qaadi kara, kana turjumaya baahidaada.
✅ Domain & Hosting: waxaan kuu diaarineynaa Adeegyo la isku haleyn karo si ganacsigaaga u ahaado online 24/7 – adigoo helaya domain iyo hosting tayo sare leh.
✅ IT Consultancy: Talooyin iyo hagid tiknoolajiyadeed si kor loogu qaado waxqabadkaaga shaqo iyo ganacsi.
🤝 Sababta Loo Doorto ABZA ICT
Xalal loo habeeyey baahida macaamiisha.
Adeegyo tayo sare leh oo qiima jaban.
Kalsooni iyo qanacsanaan macaamiil
📍 Cinwaan: Guriceel, Galgaduud, Soomaaliya
📞 Tel: +252 617 379 115
📧 Email: [email protected]
✨ ABZA ICT — Teknoolajiyad kuu sahlaysa guusha.