Tasjiil Technology

Tasjiil Technology Technology company that specializes in secure domain registration and reliable web hosting.

Ganacsigaaga maanta wuxuu u baahan yahay aqoonsi dijitaal oo rasmi ah. Domain-kaaga gaarka ah wuxuu kuu dhisi karaa kals...
22/07/2026

Ganacsigaaga maanta wuxuu u baahan yahay aqoonsi dijitaal oo rasmi ah. Domain-kaaga gaarka ah wuxuu kuu dhisi karaa kalsooni, sumcad, iyo muuqaal soo jiidasho leh.

Jimco WanaagsanMaalinta Jimcaha waa maalin barakeysan oo ay ku kulmaan kheyr, naxariis iyo ducooyin la aqbalo.
17/07/2026

Jimco Wanaagsan

Maalinta Jimcaha waa maalin barakeysan oo ay ku kulmaan kheyr, naxariis iyo ducooyin la aqbalo.

Ganacsigaaga ma online buu joogaa mise wali wuu ka maqan yahay?Waa waqtigii aad heli lahayd website xirfad leh oo kuu sh...
13/04/2026

Ganacsigaaga ma online buu joogaa mise wali wuu ka maqan yahay?

Waa waqtigii aad heli lahayd website xirfad leh oo kuu shaqeeya 24/7.

Waxaan kaa caawineynaa:
• Inaad gaarto macaamiil cusub
• Inaad dhisto kalsooni adag
• Inaad ganacsigaaga ka dhigto mid casri ah

Waxaan kuu dhiseynaa website qurux badan, degdeg ah, isla markaana si fudud loo isticmaali karo.

Nala soo xiriir maanta si aad u bilowd:
+252 617853767
[email protected]

Eid Mubarak ✨🌙Ciid Mubarak! Alle ha naga aqbalo soonkii iyo cibaadadii,hana naga dhigo kuwii kheyr iyo barako ku gaara.
20/03/2026

Eid Mubarak ✨🌙
Ciid Mubarak! Alle ha naga aqbalo soonkii iyo cibaadadii,
hana naga dhigo kuwii kheyr iyo barako ku gaara.

Ganacsi aan lahayn website waa sida guri duug ah oo cidina u soo dhowaanayn.Website qurux badan wuxuu ganacsigaaga ka dh...
10/03/2026

Ganacsi aan lahayn website waa sida guri duug ah oo cidina u soo dhowaanayn.
Website qurux badan wuxuu ganacsigaaga ka dhigaa mid soo jiidasho leh oo la aamini karo.

📞 La xiriir: +252 617853767
[email protected]

“Qofkii akhriya Suuratul Kahfi maalinta Jimcaha, waxaa u ifaya iftiin u dhexeeya labada Jimco.”Jumco barakeysan. 🤲✨
05/03/2026

“Qofkii akhriya Suuratul Kahfi maalinta Jimcaha, waxaa u ifaya iftiin u dhexeeya labada Jimco.”

Jumco barakeysan. 🤲✨

02/03/2026

Ramadaan Mubarak!

Bishan barakeysan ku hormari ganacsigaaga si dijitaal ah

Tasjiil Technology waxay kuu heysaa adeegyo casri ah oo ay ka mid yihiin:

🌐 Domain & Hosting
🖥️ Website Design & Development
⚙️ Custom System Development

dhis ganacsi muuqaal leh, ammaan ah, oo la isku halayn karo.

📞 +252 617853767
📧 [email protected]

Jumca Mubarak Ilaahay ha inaga dhigo kuwa ka faa’iideysta fadliga maalinta Jimcaha.Ducadeenna ha aqbalo, dambigeenna ha ...
26/02/2026

Jumca Mubarak

Ilaahay ha inaga dhigo kuwa ka faa’iideysta fadliga maalinta Jimcaha.
Ducadeenna ha aqbalo, dambigeenna ha dhaafo, qalbiyadeenna ha dajiyo.

اللهم صل وسلم على نبينا محمد ﷺ

Ramadaan Kariim Ramadaan waa bil barako, naxariis iyo is cafis.Waa bil qalbiyada la nadiifiyo, ducada la badiyo, iyo qee...
17/02/2026

Ramadaan Kariim

Ramadaan waa bil barako, naxariis iyo is cafis.
Waa bil qalbiyada la nadiifiyo, ducada la badiyo, iyo qeerkana loo tartamo.

Alle ha naga dhigo kuwii si dhab ah uga faa’iideysta,
kuwa soonkooda, salaaddooda iyo ducadooda la aqbalo.

Aan is cafino, wanaag sameyno,
oo qalbiyadeenna ku beerno cibaado iyo samir.

Ramadaan Mubaarak dhammaan Muslimiinta. 🌙

+252 617853767
[email protected]

Address

Zobe
Mogadishu
252

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Tasjiil Technology posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share