Barwaaqo ICT solutions

Barwaaqo ICT solutions Barwaaqo ICT Solutions waa shirkad Soomaaliyeed oo hormuud ka ah bixinta software, school systems iyo xalal ICT casri ah.

πŸ’§ KAYDIYE Water Management SystemMaamulka biyaha oo casri ah, fudud, kana shaqeeya meel kasta.βœ… Customer Managementβœ… Bil...
06/06/2026

πŸ’§ KAYDIYE Water Management System

Maamulka biyaha oo casri ah, fudud, kana shaqeeya meel kasta.

βœ… Customer Management
βœ… Billing & Payments
βœ… Meter Readings
βœ… Reports & Analytics
βœ… SMS Notifications

πŸ’° Monthly Subscription: $20/month

πŸ“ž Contact: +252 619951562

20/03/2026

πŸš€ KA DIYAAR GAROW MUSTAQBALKA CAAFIMAADKA! πŸ₯πŸ’»
Ma leedahay clinic ama isbitaal?
Ma rabtaa inaad si fudud u maamusho bukaankaaga, lacagaha, iyo xogtaada?
πŸ”₯ Kaydiye Clinic Management System waa xalka aad u baahan tahay!
βœ… Diiwaangelinta bukaanka (Patient Records)
βœ… Maamulka dhakhaatiirta
βœ… Xisaabinta & lacagaha (Billing System)
βœ… Warbixinno degdeg ah (Reports)
βœ… SMS / WhatsApp ogeysiisyo
βœ… System casri ah oo fudud in la isticmaalo
πŸ“Š Ka tag waraaqaha badan… u gudub DIGITAL!
πŸ’‘ Ku habboon:
βœ” Clinics
βœ” Hospitals
βœ” Pharmacies
🎯 Kordhi tayada adeeggaaga + dakhli badan hel!
πŸ“© Nala soo xiriir hadda si aad u hesho demo bilaash ah!
πŸ“ž 619951562
πŸ“§ [email protected]
πŸ‘‰ Hoos ka daawo videoga si aad u aragto sida uu u shaqeeyo!

10/12/2025
Barwaaqo ICT Solution waxay si guul leh u dhamaystirtay Voting Management System-ka rasmiga ah ee Alkaamil Modern School...
07/12/2025

Barwaaqo ICT Solution waxay si guul leh u dhamaystirtay Voting Management System-ka rasmiga ah ee Alkaamil Modern School – nidaam casri ah oo dhigaya hufnaan, degdeg, iyo amni dijitaal ah doorashada iskuulka.

Waxaan ka shaqaynay:

βœ”οΈ Dashboard casri ah (Admin Panel)

βœ”οΈ Registration & Candidate Management

βœ”οΈ Real-time vote counting

βœ”οΈ Security & Transparency features

βœ”οΈ User-friendly design

Nidaamkani wuxuu damaanad qaaday in ardaydu helaan doorasho teknolojiyad ku dhisantay, halka maamulka iskuulkuna helo warbixin dhammaystiran oo la isku halayn karo.

Barwaaqo ICT Solution β€” Waxaan dhisnaa xalal dhijitaal oo ammaan ah, fudud, oo tayaysan.

https://www.facebook.com/share/16fc3x3M3n/

08/11/2025

Barwaaqo ICT Solution πŸ’»
β€” kadalbo website-kaaga ama system-kaaga kuu gaarka ah maanta!
βœ… Professional
βœ… Reliable
βœ… Affordable

πŸ“ž La xiriir: +252 686376911
🌐 Barwaaqo ICT Solution – Future starts here.

🌟 Qoryooley.org – Xogta iyo Isku Xirka Walaalaha Qoryooley 🌟Qoryooley.org waa web App cusub oo loogu talagalay iskaashig...
02/11/2025

🌟 Qoryooley.org – Xogta iyo Isku Xirka Walaalaha Qoryooley 🌟

Qoryooley.org waa web App cusub oo loogu talagalay iskaashiga iyo isku xirka walaalaha Qoryooley, waxaana loo adeegsadaa si loo taageero Madarasada iyo Dugsi Qur’aan ee wax ka bartaan caruurta agoonta ee deegaanka.

Qoryooley.org waxa uu u sahlaa hay’adaha iyo bulshada inay si fudud u wadaagaan xogta muhiimka ah ee ku saabsan waxbarashada iyo taageerada ardayda agoonta. Waa hab casri ah oo si toos ah loogu xiro bulshada iyo ururada si loo dhiirrigeliyo waxbarashada iyo taageerada caruurta.

πŸ“š Waxbarashada Agoonta:
Ardayda agoonta waxay helayaan fursad ay ku bartaan Qur’aanka iyo waxbarashada kale ee muhiimka ah ee mustaqbalkooda dhismaha.

πŸ’‘ Ujeedada Qoryooley.org:
Si loo hubiyo in caruurta agoonta ay helaan waxbarasho tayo leh iyo taageero joogto ah, si ay ugu guuleystaan mustaqbalkooda.

Qoryooley.org waxay ka dhigan tahay xarun bulshada oo isku xira wadajirka, waxaana halkan ka socota dadaal joogto ah si loo dhiso mustaqbal ifaya oo ku saleysan taageerada iyo wadajirka.

πŸ‘ Ka qayb qaado isbedelka – booqo Qoryooley.org oo ogow sida aad uga qeyb qaadan karto taageerada ardayda agoonta ee deegaanka.

🌐 Barwaaqo ICT SolutionsDunida maanta, tiknoolajiyadu waa furaha horumarka.Annaga oo ka tirsan Barwaaqo ICT Solutions, w...
02/11/2025

🌐 Barwaaqo ICT Solutions

Dunida maanta, tiknoolajiyadu waa furaha horumarka.
Annaga oo ka tirsan Barwaaqo ICT Solutions, waxaan ku faaneynaa inaan bixino adeegyo dhijitaal ah oo casri ah kuwaas oo ka caawinaya ganacsiyada iyo hay’adaha inay gaaraan heer cusub oo horumar iyo hufnaan ah. πŸ’‘

🎯 Adeegyadeenna waxaa ka mid ah:

Horumarinta website-yo iyo mobile apps

Nidaamyada maamulka (Management Systems)

Adeegyada IT Support & Networking

Naqshadaynta iyo suuq-geynta dhijitaalka ah

Tababaro ku saabsan xirfadaha tiknoolajiyada

Ujeedadeennu waa inaan bulshada u fududeyno tiknoolajiyada, si qof walba uu uga faa’iideysto awoodda dhijitaalka.

🀝 Barwaaqo ICT Solutions – Hal-abuurnimo, Kalsooni, iyo Barwaaqo Mustaqbalka!

πŸ“ž La xiriir maanta si aad ula socoto adeegyada cusub!

Address

Wadada Jaala Siyaad
Mogadishu
252

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Barwaaqo ICT solutions posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share