15/08/2026
Waxaan hambalyo iyo bogaadin u diraynaa ardayda kala ah:-
1. Mohamed Isse
2. Farhia Farah
3. Amina Khalid, kuwaas oo ku guuleystay kaalmaha 1aad, 2aad iyo 3aad. π
Guushiinnu waa natiijada dadaal, dulqaad iyo karti. Waxaan idiin rajaynaynaa mustaqbal ifaya iyo guulo ka waaweyn. π
Guushaada maanta waa bilowga mustaqbalkiina.
π Degmada Waaberi, Kaso Horjeedka Iskuulka 21 October
π 0771981963