26/08/2026
GLOBAL SCHOLARSHIPS & STUDY ABROAD OPPORTUNITIES FOR SOMALIA STUDENT
Workshop muhiim ah oo loogu talagalay ardayda Soomaaliyeed ayaa lagu baranayaa fursadaha deeqaha waxbarasho ee caalamiga ah iyo waxbarashada dalka banankiisa
Waxaa sidoo kale lagu bixin doonaa talooyin ku saabsan:
πΉ Sida loo raadiyo fursadaha scholarship-ka saxda ah
πΉ Sida loo fahmo shuruudaha
πΉ Sida loo diyaariyo codsi scholarship oo guuleysta
πΉ Sida loo kordhiyo fursadda aad ku heli karto scholarship
π
Taariikh: 10-ka September 2026
π Waqti: 3:00 PM
π Goobta: Plasma University Hall
π€ Presenter: Abdibasid Abdisamed Mohamed
Executive Director, Kastan Mentoring
π² ISDIIWAANGELI / KU BIIR WHATSAPP GROUP-KA:
https://chat.whatsapp.com/F6JBNmibDenBaSXM2oyxYN?s=cl&p=a&ilr=4
π₯ Ha seegin fursaddan!
Mustaqbalkaaga maanta u fur albaab fursado caalami ah π