04/10/2025
๐ผ๐ก๐ฑ๐๐ข๐๐๐ก๐๐น๐น๐๐๐ kulankii hagidda ardayda ee ku saabsanaa ๐๐จ๐ฆ๐ฉ๐ฎ๐ญ๐๐ซ ๐๐๐ข๐๐ง๐๐ si guul leh ayuu u qabsoomay caawa.
Waxaan si gaar ah ugu mahadcelineynaa injineeradii qiimaha lahaa ee waqtigooda iyo aqoontooda nagu deeqay โ
๐ฌ๐๐. ๐ด๐๐๐๐๐๐
๐จ๐๐ ๐ต๐๐ ๐๐๐
๐ฌ๐๐. ๐ด๐๐๐๐๐๐
๐จ๐๐
๐๐๐๐๐๐
โ kuwaas oo si hufan uga hadlay mowduucyo muhiim ah sida:
๐๐๐ฑ๐ ๐ฅ๐๐ ๐ฎ ๐๐๐ซ๐ญ๐จ ๐๐จ๐ฆ๐ฉ๐ฎ๐ญ๐๐ซ ๐๐๐ข๐๐ง๐๐,
๐๐จ๐ซ๐ฌ๐ก๐๐ก๐ ๐๐๐๐ซ๐ญ๐ ๐ฌ๐๐ง๐จ ๐๐ ๐ฃ๐๐๐ฆ๐๐๐๐๐๐,
๐
๐ฎ๐ซ๐ฌ๐๐๐๐ก๐ ๐ฌ๐ก๐๐ช๐จ ๐ข๐ฒ๐จ ๐ฑ๐ข๐ซ๐๐๐๐๐ก๐ ๐ฅ๐ ๐๐๐ซ๐๐ง๐๐ฒ๐จ,
Iyo talooyin qiimo leh oo hagaya ardayda doonaysa inay mustaqbalkooda ku dhisaan tiknoolajiyadda.
Sidoo kale, mahadsanidiin dhammaan ardaydii iyo ka-qaybgalayaashii ka soo qeyb galay kulanka, suโaalo muhiim ahna soo bandhigay.
Kulankan wuxuu ahaa mid dhiirrigelin iyo iftiin cusub u horseeday dhalinyarada doonaysa inay sahaan mustaqbal wanaagsan oo Computer Science ah.
๐
๐๐๐ ๐๐๐๐๐๐ฆ๐ฒ waxay ballan qaadayaa inay sii wadi doonto barnaamijyada hagidda iyo wacyigelinta dhalinyarada Soomaaliyeed.
๐๐๐ก๐๐๐ฌ๐๐ง๐ข๐๐ข๐ข๐ง ๐๐ก๐๐ฆ๐ฆ๐๐๐ง๐ญ๐ข๐ข๐ง โ ๐ ๐ฎ๐ฎ๐ฅ ๐ข๐ฒ๐จ ๐ก๐จ๐ซ๐ฎ๐ฆ๐๐ซ ๐๐๐๐ง ๐ข๐๐ข๐ข๐ง ๐ซ๐๐ฃ๐๐ฒ๐ง๐๐ฒ๐ง๐๐! ๐ซ๐ป