Book Haye App

Book Haye App ๐—•๐—ผ๐—ผ๐—ธ ๐—›๐—ฎ๐˜†๐—ฒ ๐—”๐—ฝ๐—ฝ waa barnaamij fudud oo casri ah, ka caawiya ganacsiyada yaryar iyo kuwa dhehxe maareynta xisaabaadkooda.

๐—•๐—ผ๐—ผ๐—ธ ๐—›๐—ฎ๐˜†๐—ฒ ๐—”๐—ฝ๐—ฝ waa xal digital ah oo si fudud loogu maareeyo deymaha macaamisha, deymaha shirkadaha, dakhliga iyo kharashaadka ganacsiyada yaryar & kuwa dhexe. Iska ilow buugagtii hore, u guur nidaam casri ah.

Xisaab qorka buugagta waa shaqo dhib badan.Habka Ugu Wanaagsan ee Diiwaangelinta Xisaabinta ganacsigaaga.Book Haye App W...
24/08/2026

Xisaab qorka buugagta waa shaqo dhib badan.
Habka Ugu Wanaagsan ee Diiwaangelinta Xisaabinta ganacsigaaga.
Book Haye App WhatsApp: 61 3335643

Habka ugu Fudud ee Maareynta Deymaha Ganasigaaga.โœ“ Diinwaanka macaamiisha & maamulida deymahoodaโœ“ La socodka balamaha ma...
23/08/2026

Habka ugu Fudud ee Maareynta Deymaha Ganasigaaga.
โœ“ Diinwaanka macaamiisha & maamulida deymahooda
โœ“ La socodka balamaha macamiisha, deymaha maqan & kuwa la bixiyey
โœ“ Dirida fariimaha xasuusinta Macaamisha (SMS) si fudud

13/08/2026

Book Haye App โ€” si fudud ugu maamul ganacsigaaga ๐Ÿ“ฑ
โœ… Ku diiwaangeli Macaamiisha
โœ… La soco deymaha Macaamiisha iyo Shirkadaha
โœ… Ku maamul iibka ganacsigaaga
โœ… U dir macaamiisha xasuusinno SMS ah
โœ… Ku habboon Dukaamada, Farmashiyeyaasha & Ganacsiyada yaryar iyo kuwa dhexe.

61 3335643

BUUGAG IYO WARAAQO BADAN AYAA KEENA ISKU DHEXYAACA GANACSIGAAGA______Gelinta Khaldan, Xog Isku Noqnoqota, iyo Xog Maqan
13/07/2026

BUUGAG IYO WARAAQO BADAN AYAA KEENA ISKU DHEXYAACA GANACSIGAAGA
______Gelinta Khaldan, Xog Isku Noqnoqota, iyo Xog Maqan

Dhamaan ummadda Soomaaliyeed, gaar ahaan macaamiisheena sharafta leh, waxaan idiinku hambalyeynaynaa munaasabadda farxad...
26/05/2026

Dhamaan ummadda Soomaaliyeed, gaar ahaan macaamiisheena sharafta leh, waxaan idiinku hambalyeynaynaa munaasabadda farxadda leh ee Ciidul Adxa.

Ciid wanaagsan; farxad ku ciida.

๐— ๐—ฎ ๐—ธ๐˜‚ ๐—ฑ๐—ต๐—ถ๐—ฏ ๐—พ๐—ฎ๐—ฏ๐˜๐—ฎ๐—ฎ ๐—ฑ๐—ฒ๐˜†๐—บ๐—ฎ๐—ต๐—ฎ ๐—ธ๐—ฎ๐—ฎ ๐—บ๐—ฎ๐—พ๐—ฎ๐—ป? ๐Ÿ“’๐Ÿ’ฐBook Haye App  ayaa kuu fududeynaya la socodka deymaha macaamiisha, kuwa soo daah...
11/05/2026

๐— ๐—ฎ ๐—ธ๐˜‚ ๐—ฑ๐—ต๐—ถ๐—ฏ ๐—พ๐—ฎ๐—ฏ๐˜๐—ฎ๐—ฎ ๐—ฑ๐—ฒ๐˜†๐—บ๐—ฎ๐—ต๐—ฎ ๐—ธ๐—ฎ๐—ฎ ๐—บ๐—ฎ๐—พ๐—ฎ๐—ป? ๐Ÿ“’๐Ÿ’ฐ
Book Haye App ayaa kuu fududeynaya la socodka deymaha macaamiisha, kuwa soo daahay iyo kuwa la bixiyey.๐Ÿ“ฒ๐—จ ๐——๐—ถ๐—ฟ ๐—ฆ๐— ๐—ฆ dhammaan macaamiisha hal taabasho kaliya. ๐Ÿ“Š Hel warbixin sax ah mar walba

๐Ÿš€ Ganacsigaaga ha noqdo mid nidaamsan!Book Haye App wuxuu kuu fududeynayaa: โœ… La socodka deymaha macaamiishaโœ… Maamulka S...
29/04/2026

๐Ÿš€ Ganacsigaaga ha noqdo mid nidaamsan!
Book Haye App wuxuu kuu fududeynayaa:
โœ… La socodka deymaha macaamiisha
โœ… Maamulka Shirkadaha & lacagaha lagugu leeyahay
โœ… Ogaanshaha alaabta taala iyo mida ugu iibka badan

Iska ilow lacagaha kaaga luma deymaha aan la qorin!๐Ÿ“ฑKu maamul deymaha & alaabta si fudud hal App. Book Haye App๐Ÿช Ku habo...
26/04/2026

Iska ilow lacagaha kaaga luma deymaha aan la qorin!
๐Ÿ“ฑKu maamul deymaha & alaabta si fudud hal App. Book Haye App๐Ÿช Ku haboon: Shops, Retail, Pharmacy & Street Food๐Ÿ’ฐ La soco ganacsigaaga waqti kasta

Hal App keliya ku maamul dhammaan ganacsigaaga! ๐Ÿ“ŠBook Haye App   wuxuu kuu fududeynayaa:โœ”๏ธ Xisaabinta iibka โœ”๏ธ Diiwaange...
19/04/2026

Hal App keliya ku maamul dhammaan ganacsigaaga! ๐Ÿ“ŠBook Haye App wuxuu kuu fududeynayaa:
โœ”๏ธ Xisaabinta iibka โœ”๏ธ Diiwaangelinta deynta โœ”๏ธ La socodka ganacsigaaga

Dooro App-ka saxda ah โ€” ganacsigaagana ka dhig mid ka duwan kuwa kale! Book Haye App
13/04/2026

Dooro App-ka saxda ah โ€” ganacsigaagana ka dhig mid ka duwan kuwa kale! Book Haye App

Address

Bakaro/Wadada Shirkadaha
Mogadishu

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Book Haye App posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share