Jinte Creativity

Jinte Creativity Jinte Creativity waa bog hal-abuur dijitaal ah oo ku takhasusay naqshado casri ah, content muuqaal ah, iyo fikrado farshaxan oo cusub.

03/07/2026

waxaan qeeb ka aheen munaasabadii 1da luulyo waxan ku faraxsanahy in aan kaalin weyn ka qaadanay.

xaflada waxaa soo agaasimaya Midowga Guddoomiyeyaasha Ardayda Jaamacadaha Gobolka Banaadir.

hambalyo 1da luulyo
30/06/2026

hambalyo 1da luulyo

Waxaa farxad iyo sharaf weyn noo ah inaan noqonno Sponsor-ka rasmiga ah ee munaasabadda dabaal-degga 1-da Luulyo, oo ah ...
30/06/2026

Waxaa farxad iyo sharaf weyn noo ah inaan noqonno Sponsor-ka rasmiga ah ee munaasabadda dabaal-degga 1-da Luulyo, oo ah maalinta Gobannimada iyo Midnimada Soomaaliyeed.

Jinte Creativity waxay si weyn ugu faraxsan tahay inay taageerto munaasabaddan qaran ee qiimaha badan.

Mahadcelin Gaar ah

Midowga Guddoomiyeyaasha Ardayda Jaamacadaha Gobolka Banaadir (MGAJGB) waxay si mug leh ugu mahadcelinayaan Jinte Creativity taageerada iyo kafaala-qaadka ay ka geysteen munaasabadda 1-da Luulyo โ€“ Maalinta Midowga Gobollada Waqooyi iyo Koonfur, sidoo kalena ah maalinta xorriyadda ay qaateen Gobollada Koonfur.

Taasi waxay muujinaysaa sida Jinte Creativity ay mar walba uga goโ€™an tahay dhiirrigelinta, garab istaagga, iyo taageeridda ardayda Soomaaliyeed.

๐—๐ฎ๐ฅ๐จ ๐—๐ข๐ซ๐ฆ๐š๐๐š ๐Š๐ฎ ๐‡๐š๐›๐›๐จ๐จ๐ง ๐†๐š๐ง๐š๐œ๐ฌ๐ข๐ ๐š๐š๐ ๐šGanacsigaaga u samee astaan iyo muuqaal xirfadeed oo soo jiidasho leh. Waxaan kuu ha...
21/06/2026

๐—๐ฎ๐ฅ๐จ ๐—๐ข๐ซ๐ฆ๐š๐๐š ๐Š๐ฎ ๐‡๐š๐›๐›๐จ๐จ๐ง ๐†๐š๐ง๐š๐œ๐ฌ๐ข๐ ๐š๐š๐ ๐š

Ganacsigaaga u samee astaan iyo muuqaal xirfadeed oo soo jiidasho leh. Waxaan kuu haynaa xirmooyin kala duwan oo ku habboon baahiyahaaga iyo miisaaniyaddaada.

๐๐ซ๐š๐ง๐ ๐ˆ๐๐ž๐ง๐ญ๐ข๐ญ๐ฒAad ayaan ugu faraxsanahay inaan u naqshadeynay astaanta (Logo) iyo aqoonsiga muuqaalka ee ๐€๐ฅ-๐ข๐ข๐ฆ๐š๐ง ๐ˆ๐ง๐ฌ๐ญ๐ข๐ญ...
09/06/2026

๐๐ซ๐š๐ง๐ ๐ˆ๐๐ž๐ง๐ญ๐ข๐ญ๐ฒ

Aad ayaan ugu faraxsanahay inaan u naqshadeynay astaanta (Logo) iyo aqoonsiga muuqaalka ee ๐€๐ฅ-๐ข๐ข๐ฆ๐š๐ง ๐ˆ๐ง๐ฌ๐ญ๐ข๐ญ๐ฎ๐ญ๐ž ๐จ๐Ÿ ๐‡๐ž๐š๐ฅ๐ญ๐ก๐“๐ซ๐š๐ข๐ง๐ข๐ง๐  & ๐“๐ž๐œ๐ก๐ง๐จ๐ฅ๐จ๐ ๐ฒ

Naqshaddan waxaa lagu saleeyay hal-abuur, xirfad, iyo muuqaal casri ah oo ka tarjumaya himilada iyo qiyamka xarunta.

Waxaan uga mahadcelineynaa kalsoonida ay na siiyeen, waxaana u rajeyneynaa guul iyo horumar joogto ah.

1. Logo Design
2. Brand Guideline
3. Brochure Design
4. ID Card Design
5. Letterhead Design
6. Stamp

๐‰๐ข๐ง๐ญ๐ž ๐‚๐ซ๐ž๐š๐ญ๐ข๐ฏ๐ข๐ญ๐ฒ โ€“ ๐“๐ฎ๐ซ๐ง๐ข๐ง๐  ๐ˆ๐๐ž๐š๐ฌ ๐ˆ๐ง๐ญ๐จ ๐๐จ๐ฐ๐ž๐ซ๐Ÿ๐ฎ๐ฅ ๐๐ซ๐š๐ง๐๐ฌ.


03/06/2026

๐Š๐ฎ๐ฌ๐จ๐จ๐๐ก๐š๐ฐ๐š๐š๐ฐ ๐‰๐ข๐ง๐ญ๐ž ๐‚๐ซ๐ž๐š๐ญ๐ข๐ฏ๐ข๐ญ๐ฒ ๐‹๐จ๐ ๐จ ๐Œ๐จ๐ญ๐ข๐จ๐ง
Farxad ayay noo tahay inaan idiin soo bandhigno muuqaalka cusub ee astaanta (Logo Motion) ka ๐‰๐ข๐ง๐ญ๐ž ๐‚๐ซ๐ž๐š๐ญ๐ข๐ฏ๐ข๐ญ๐ฒ.

Waxaan aaminsanahay in hal-abuurka, tayada, iyo xirfadda ay yihiin furaha lagu dhiso sumad muuqata oo soo jiidasho leh

Hadii aad u baahan tahay
โ— Branding & Identity Design iyo
โ—Motion Graphics

Waxaan kuunahay diyaar
Nagala soo xiriir whatsapp:0614791970

Waxaan si dhow idiinku soo bandhigi doonnaa Logo Motion-ka cusub ee Jinte Creativity!Hal-abuur, tayo iyo muuqaal casri a...
02/06/2026

Waxaan si dhow idiinku soo bandhigi doonnaa Logo Motion-ka cusub ee Jinte Creativity!
Hal-abuur, tayo iyo muuqaal casri ah ayaa isugu yimid naqshaddan gaarka ah. La soco boggayaga si aad u aragto astaanta oo si qurux badan loo diyaariyay

๐€๐ช๐จ๐จ๐ง๐ฌ๐ข ๐’๐ฎ๐ฆ๐ฆ๐š๐๐ž๐ž๐ (๐…๐ฎ๐ฅ๐ฅ ๐๐ซ๐š๐ง๐ ๐ˆ๐๐ž๐ง๐ญ๐ข๐ญ๐ฒ) ๐จ๐จ ๐ƒ๐ก๐š๐ฆ๐ž๐ฒ๐ฌ๐ญ๐ข๐ซ๐š๐งWaxaan ku faraxsanahay inaan soo bandhigno mashruuc cusub oo ay d...
30/05/2026

๐€๐ช๐จ๐จ๐ง๐ฌ๐ข ๐’๐ฎ๐ฆ๐ฆ๐š๐๐ž๐ž๐ (๐…๐ฎ๐ฅ๐ฅ ๐๐ซ๐š๐ง๐ ๐ˆ๐๐ž๐ง๐ญ๐ข๐ญ๐ฒ) ๐จ๐จ ๐ƒ๐ก๐š๐ฆ๐ž๐ฒ๐ฌ๐ญ๐ข๐ซ๐š๐ง
Waxaan ku faraxsanahay inaan soo bandhigno mashruuc cusub oo ay diyaarisay Jinte Creativity.

Waxaan u naqshadeynay macmiilkeenna Full Brand Identity oo ka kooban:
โœ…๐‹๐จ๐ ๐จ ๐ƒ๐ž๐ฌ๐ข๐ ๐ง
โœ…๐๐ซ๐š๐ง๐ ๐†๐ฎ๐ข๐๐ž๐ฅ๐ข๐ง๐ž๐ฌ
โœ… ๐‹๐ž๐ญ๐ญ๐ž๐ซ๐ก๐ž๐š๐
โœ… ๐Œ๐ข๐๐š๐›๐š๐๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐๐š๐š๐›๐ค๐š ๐’๐ฎ๐ฆ๐ฆ๐š๐๐๐š

Ujeeddadeennu waa inaan dhisno summad muuqaal ahaan xooggan, xirfad leh, isla markaana si fudud uga dhex muuqata suuqa.

Haddii aad u baahan tahay adeegyo naqshadeyn casri ah iyo dhisidda aqoonsi summadeed oo dhameystiran, nala soo xiriir.

๐Ÿ“ž ๐‚๐จ๐ง๐ญ๐š๐œ๐ญ ๐”๐ฌ: +๐Ÿ๐Ÿ“๐Ÿ๐Ÿ’๐Ÿ•๐Ÿ—๐Ÿ๐Ÿ—๐Ÿ•๐ŸŽ
๐Ÿ“ฉ ๐ฃ๐ข๐ง๐ญ๐ž๐Ÿ•@๐ ๐ฆ๐š๐ข๐ฅ.๐œ๐จ๐ฆ
๐ŸŒ ๐‰๐ข๐ง๐ญ๐ž ๐‚๐ซ๐ž๐š๐ญ๐ข๐ฏ๐ข๐ญ๐ฒ

"๐–๐ž ๐ƒ๐ž๐ฌ๐ข๐ ๐ง ๐๐ซ๐š๐ง๐๐ฌ ๐“๐ก๐š๐ญ ๐ˆ๐ง๐ฌ๐ฉ๐ข๐ซ๐ž ๐š๐ง๐ ๐’๐ญ๐š๐ง๐ ๐Ž๐ฎ๐ญ."

Eid Al-Adha Mubarak  Ciid wanaagsan dhammaan Muslimiinta meel kasta oo ay joogaan.Allah ha naga aqbalo acmaasha wanaagsa...
26/05/2026

Eid Al-Adha Mubarak

Ciid wanaagsan dhammaan Muslimiinta meel kasta oo ay joogaan.
Allah ha naga aqbalo acmaasha wanaagsan, allabariga, iyo ducada.

ุนูŠุฏ ุงู„ุฃุถุญู‰ ุงู„ู…ุจุงุฑูƒ
ุชู‚ุจู„ ุงู„ู„ู‡ ู…ู†ุง ูˆู…ู†ูƒู… ุตุงู„ุญ ุงู„ุฃุนู…ุงู„
ูˆูƒู„ ุนุงู… ูˆุฃู†ุชู… ุจุฎูŠุฑ โœจ
Farxad, nabad, iyo barwaaqo ayaan idiin rajeynaynaa adiga iyo qoyskaaga.
Ciid Wanaagsan! .

๐€๐ช๐จ๐จ๐ง๐ฌ๐ข๐ ๐š ๐’๐ฎ๐ฆ๐ฆ๐š๐๐๐š โ€“ ๐‰๐ข๐ง๐ญ๐ž ๐‚๐ซ๐ž๐š๐ญ๐ข๐ฏ๐ข๐ญ๐ฒMashruuc casri ah oo tayo sare leh oo aan u sameynay shirkaddeenna ๐‰๐ข๐ง๐ญ๐ž ๐‚๐ซ๐ž๐š๐ญ๐ข๐ฏ๐ข๐ญ๐ฒ...
13/05/2026

๐€๐ช๐จ๐จ๐ง๐ฌ๐ข๐ ๐š ๐’๐ฎ๐ฆ๐ฆ๐š๐๐๐š โ€“ ๐‰๐ข๐ง๐ญ๐ž ๐‚๐ซ๐ž๐š๐ญ๐ข๐ฏ๐ข๐ญ๐ฒ

Mashruuc casri ah oo tayo sare leh oo aan u sameynay shirkaddeenna ๐‰๐ข๐ง๐ญ๐ž ๐‚๐ซ๐ž๐š๐ญ๐ข๐ฏ๐ข๐ญ๐ฒ, loona naqshadeeyay si xirfadeysan si uu u muujiyo hal-abuur, asalnimo, iyo muuqaal soo jiidasho leh. Aqoonsigan summadeed wuxuu isku daraa qoraal nadiif ah, isku dheelitirnaan midabyo xeeladaysan, iyo astaamo si gaar ah loo dhisay, si loo abuuro muuqaal summadeed oo gaar ah.

Fikradda mashruucu waxay ku saleysan tahay hal-abuur aan xad lahayn, halka fikraduhu kula kulmaan naqshad heer sare ah. Qayb kasta si taxaddar leh ayaa loo diyaariyey si ay u gudbiso kalsooni, dabacsanaan, iyo aragti horumarineed.

Laga bilaabo dhismaha astaanta ilaa adeegsiga summadda, mashruucani wuxuu soo bandhigayaa nidaam mideysan oo loogu talagalay inuu ka muuqdo warbaahinta dijitaalka ah, daabacaadda, iyo dhammaan meelaha summaddu ka muuqan karto.

๐€๐๐ž๐ž๐ ๐ฒ๐š๐๐š ๐‰๐ข๐ง๐ญ๐ž ๐‚๐ซ๐ž๐š๐ญ๐ข๐ฏ๐ข๐ญ๐ฒ

โ€ข Naqshadeynta Logo-ga
โ€ข Aqoonsiga Summadda (Brand Identity)
โ€ข Naqshadeynta Boostarada iyo Flyers
โ€ข Naqshadeynta Baraha Bulshada
โ€ข Naqshadeynta Business Cards
โ€ข Banner iyo Billboard Design
โ€ข Packaging Design
โ€ข Brochure iyo Catalog Design
โ€ข Typography & Creative Layouts
โ€ข Mockup Presentation
โ€ข Dib-u-habeynta Summadaha H**e
โ€ข Daabacaad iyo Diyaarinta Faylasha Print-ka
โ€ข Motion Graphics Logo
โ€ข Video Thumbnail Design

Waxaan abuurnaa naqshado casri ah oo soo jiidasho leh si ganacsigaagu u yeesho muuqaal xirfadeed oo xooggan, isla markaana suuqa uga dhex muuqdo si kalsooni leh.
#๐‰๐ข๐ง๐ญ๐ž๐‚๐ซ๐ž๐š๐ญ๐ข๐ฏ๐ข๐ญ๐ฒ

Address

Mogadishu

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Jinte Creativity posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share