Master Electronics Somalia

Master Electronics Somalia Tayo la hubo
🚚 Adeeg Degdeg ah
iyo qiimo la awoodo!

Goobta aad ka heli karto dhammaan qalabka Electronics-ka ee casriga ah.
📱 Mobiles | 💻 Laptops | 🎧 Accessories | 🖨️ Office Equipment iyo dhammaan wax kasto oo aad u baahan tahay!

28/10/2026

Dallace Ugu Xawaaraha Badan – Light Wave 65W GaN Charger! ⚡💻
Ma ka daashay sugitaanka dheer? Ku dallaco Talefannada iyo Laptop-yada si xawaare iyo ammaan sarreeya leh adoo isticmaalaya charger-ka casriga ah ee Light Wave (LW-CH-L-65W).
🌟 Astaamaha iyo Waxtarkiisa Gaarka ah:
• 🚀 65W Super Fast Charging: Xawaare aad u dheereeya oo dallacaad Turbo ah.
• 💻 Laptop Support: Wuxuu awood u leeyahay inuu dallaco Laptop-yada casriga ah.
• 🔌 3 Port PD (Type-C): Wuxuu wataa 3 meelood oo Type-C ah si aad 3 qalab isku mar u dallacdo.
• 🛡️ Badbaado Sarreysa: Wuxuu leeyahay tignoolajiyada GaN iyo maaddo naxas ah (Copper) oo ka ilaalisa kulaylka.
• 🌍 Furayaal La Beddelo: Waxaad si fudud u beddeli kartaa madaxa dambe ee plug-ka.
• 🎖️ 1 Year Warranty: Wuxuu wataa dammaanad hal sano ah.
Dallacaad ammaan ah, casri ah, oo aad u degdeg badan! 📈
📲 Wixii faahfaahin ah ama Dalab ah: [0615791504 / WhatsApp]
📍 Bakara Market | Km5 Zope | Tarepiano |

23/10/2026

🥵 Ma ka daashay kuleyl iyo koronto la'aan isku waqti ah?

Xalka ugu habboon waa Lightwave Rechargeable Fan! 💨

• Batariga: Wuxuu shaqaynayaa 4.5 ilaa 16 saacadood oo xiriir ah.
• Dallacaadda: Waxaa ku dallaci kartaa Koronto caadi ah ama Cadceedda (Solar).
• Faa'iidooyinka: Wuxuu wataa Rimoot, Nal LED ah oo iftiima, iyo meel USB ah oo talefanka lagu dallacsado.
Ha u oggolaan kuleylku inuu hurdada kuu diido. Ku raaxayso hawo qaboow xilli kasta! ✨
🛒 Dalbo taada maanta: 0615791504

22/10/2026

🫖 CASRIYEE JIKADAADA: Lightwave Electric Shaah Kariye & Kettle! 🔥

Ma doonaysaa shaah diyaarsan daqiiqado gudaheed? Lightwave Electric Tea Maker waa kiliyari casri ah oo isku dhex wata biyo-karis degdeg ah iyo teego muraayad ah oo aad shaaha si toos ah ugu karsan karto.

⭐ Sifooyinka ugu Muhiimsan:

• Awood 1500W: Biyo-karis aad u dhakhso badan si aad waqtiga u badbaadiso.
• Teego & Miirays Bir Ah: Waxay wadataa filter lagu dhex shubayo caleenta shaaha ama qaxwada.
• Amni Sugan (Auto-Shutoff): Iskii ayuu isu damiyaa marka uu karkaro ama haddii biyuhu guraan.
• Naqshad Casri Ah: Waxaa laga sameeyey muraayad adkaysta iyo bir aan daxalaysan oo qurxinaysa jikadaada ama xafiiskaaga.

🛒 Sida loo dalbado:

• 📍 Bakara Market | Km5 Zope | Tarepiano .
• 📞 0615791504
Adeegga gaarsiinta (Delivery) waa diyaar! 🚖

HP Dragon Laptop x360Ma u baahan tahay laptop kuu sahlaya shaqada xafiiska, waxbarashada, shirarka online-ka ah, program...
15/10/2026

HP Dragon Laptop x360

Ma u baahan tahay laptop kuu sahlaya shaqada xafiiska, waxbarashada, shirarka online-ka ah, programming-ka ama maamulka ganacsiga? HP Dragon waa laptop casri ah oo loogu talagalay dadka jecel waxqabadka sare.

• Intel Core i5 8th Generation
• 16GB RAM
• 512GB SSD Storage
• 13.3-inch Display full HD
• light Weight Durable Design

𝙃𝙖𝙙𝙙𝙖 𝙙𝙖𝙡𝙗𝙤 𝙤𝙤 𝙜𝙖𝙖𝙧 𝙭𝙖𝙧𝙪𝙢𝙖𝙝𝙖 𝙈𝙖𝙨𝙩𝙚𝙧 𝙀𝙡𝙚𝙘𝙩𝙧𝙤𝙣𝙞𝙘𝙨

📍Bakaro Market, Km5 Zobe Tarepiano, Mogadishu, Somalia
📞 +252 615 791 504 / 0770 007 773



Master electronics:Waxaad ka heli kartaan dhammaan qalabka Electronics-ka , Stationery-ga , Qalabka  qaboojiyaasha oo ta...
13/10/2026

Master electronics:

Waxaad ka heli kartaan dhammaan qalabka Electronics-ka , Stationery-ga , Qalabka qaboojiyaasha oo tayadoodu sarrayso iyo dhammaan mobile kala duwan kuwii ugu dambeeyay dunida.

Wax walba oo aad rabti ka bel ka hel dhammaan Xarumaha Master electronics:

📍 Bakaro Market, Mogadishu
+252 615791504 |+0770007773



Epson Printer L14150 Ma u baahan tahay printer awood badan oo si hufan u daboola baahiyaha xafiiskaaga ama ganacsigaaga?...
11/10/2026

Epson Printer L14150

Ma u baahan tahay printer awood badan oo si hufan u daboola baahiyaha xafiiskaaga ama ganacsigaaga? Epson L14150 ayaa kuu keenaya daabacaad tayo sare leh, kharash yar iyo wax-soo-saar joogto ah.

✅ Daabacaad A3+ ah
✅ Automatic Duplex
✅ Tayo Sare & Xawaare Degdeg ah

Master Electronics hal meel oo aad ka helayso wax kasta oo aad u baahan tahay, tayo iyo qiimo macquul ah.

📍Bakaro Market, Km5 Zobe Tarepiano, Mogadishu, Somalia
📞 +252 615 791 504 / 0770 007 773



Master electronics:Waxaad ka heli kartaan dhammaan qalabka Electronics-ka , Stationery-ga , Qalabka  qaboojiyaasha oo ta...
10/10/2026

Master electronics:

Waxaad ka heli kartaan dhammaan qalabka Electronics-ka , Stationery-ga , Qalabka qaboojiyaasha oo tayadoodu sarrayso iyo dhammaan mobile kala duwan kuwii ugu dambeeyay dunida.

Wax walba oo aad rabti ka bel ka hel dhammaan Xarumaha Master electronics:

📍 Bakaro Market, Mogadishu
+252 615791504 |+0770007773



Epson EcoTank L15150 Ma u baahan tahay printer awood badan oo si hufan u daboola baahiyaha xafiiskaaga ama ganacsigaaga?...
07/10/2026

Epson EcoTank L15150

Ma u baahan tahay printer awood badan oo si hufan u daboola baahiyaha xafiiskaaga ama ganacsigaaga? Epson L15150 ayaa kuu keenaya daabacaad tayo sare leh, kharash yar iyo wax-soo-saar joogto ah.

✅ Daabacaad A3+ ah
✅ Ink Tank Awood Badan
✅ Automatic Duplex
✅ Tayo Sare & Xawaare Degdeg ah

Master Electronics hal meel oo aad ka helayso wax kasta oo aad u baahan tahay, tayo iyo qiimo macquul ah.

📍Bakaro Market, Km5 Zobe Tarepiano, Mogadishu, Somalia
📞 +252 615 791 504 / 0770 007 773



Master electronics:Waxaad ka heli kartaan dhammaan qalabka daabacaadda waliba kuwii ugu dambeeyay dunida.Wax walba oo aa...
06/10/2026

Master electronics:

Waxaad ka heli kartaan dhammaan qalabka daabacaadda waliba kuwii ugu dambeeyay dunida.

Wax walba oo aad rabti ka bel ka hel dhammaan Xarumaha Master electronics:

📍 Bakaro Market, Mogadishu
+252 615791504 |+0770007773



Address

Mogadishu

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Master Electronics Somalia posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share

Category