Talko Cyber e Telmovel

Talko Cyber e Telmovel Informações para nos contactar, mapa e direções, formulário para nos contactar, horário de funcionamento, serviços, classificações, fotos, vídeos e anúncios de Talko Cyber e Telmovel, Loja de equipamento eletrónico, Luanda.

22/06/2024

3691 likes, 20 comments. “wxa ka ficn inu dhaqankagu qurx bato #”

Waxaan ogaysiinayna macaamiisheena sharaft leh inaa keenay kaamirooyinka cctv ee qarsoodida wax uduuba muuqaal iyo cod i...
03/03/2019

Waxaan ogaysiinayna macaamiisheena sharaft leh inaa keenay kaamirooyinka cctv ee qarsoodida wax uduuba muuqaal iyo cod intuba duuba, wuxuu aad u anfacaaya, maqaayadaha, dukaamada dharka, internetyada, bakhaarada almuniyaamka, qandallada lagu iibiyo mutuleelka, dukaamada (kantiimada) iyo goob kastoo ganacsi,
kashaqeeya madowga si aad ula socoto goobtaada shaqo adiga oo gurigaaga ama meel kafog kusugan ayaad waardiyay sankarta shaqadada, kaamiradana waa mid casri ah oo aad u heersaraysa, ee ha udayma la aanina ee horay u gaara meesha suldaan ee TALKO CYBER CAFE, si aan u haqabtirno baahidiina iyo dalabaatkiina wixii faah-faahin intaas dheer kala xiriira taleefan lambarada hoos ku qoran mahadsanidiin.
#997793606/936553065 ama [email protected]

Hadafkeena koowaad waa qancinta macaamiisheena.
FG ah: camira cctv waa waardiye aan lacag kaaga baahneen bishii inaad kubixido, ee shaki yaqiin ooga bax, internetka wuxu kuyaalaa meeshii h**e ee abti xuseen yare.

Share gareenta ogaysiiska am faafidiisa waa codsi ee ma ahan amar, hala faafiyo aqiyaarta iyo asxaabta si ay u arakto markale mahadsanidiin.

.

Endereço

Luanda

Telefone

+244997793606

Website

Notificações

Seja o primeiro a receber as novidades e deixe-nos enviar-lhe um email quando Talko Cyber e Telmovel publica notícias e promoções. O seu endereço de email não será utilizado para qualquer outro propósito, e pode cancelar a subscrição a qualquer momento.

Compartilhar