19/12/2025
La soo deg application ka "Aftahan" oo ka qayb qaado kobcinta iyo erey bixinta af soomaaliga.
Turjun ereyada English iyo Carabi ga ah ee App ka juira.
Haddii kale Ku dar ereyo Af soomaali ah si toos ah.
Halkaan hoose kala soo deg:
Apple: https://apps.apple.com/us/app/aftahan/id6755515071
Android: https://play.google.com/store/apps/details?id=com.btjsoftware.aftahan