29/06/2024
Java programming language waa course cusub oo ku baxayso Hab online ah.
java waa mid kamida luuqadaha ugu caansan ee OPJECT ORIENTED PROGRAMMING LANGUAGES(OOP), waxaana loo isticmaala Dhisida:-
Web Applications
Mobile Applications
Desktop GUI Applications
Scientific Applications
mudada lagu soo afmeerayo waa 8-10 usbuuc
Iskadiwaan gali:-
application link:- https://forms.gle/isfG31nyp8L8hSNY6
whatsapp 091 572 7611
telegram https://t.me/GellyCode_manager
Diwaangalintu waxay ku eeg tahay -20 July 2024