10/11/2021
Ma tahay qof bartay Manual Accounting? oo ma u baahan tahay waxaan kuu haynaa Computerized Accounting oo aad muddo 3 bilood ah ku baran doonto Saddexda Software ee loogu adeegsiga badan yahay oo kala ah:
1. Quickbook
2. DacEasy
3. peachTree.
Fasal cusub baan bilabeynaa 14 bisha November
Si aad isku diwaan galiso la xariir telephone kaan: 0610754219
Ama whatsappka hoose.