Horseed Tech.

Horseed Tech. Horseed Tech Haqabtiraha Baahiyahaaga Tiknoolajiyeed

With Sheikh Mohamud M. Noor Primary and Secondary school – I just made it onto their weekly engagement list by being one...
09/10/2024

With Sheikh Mohamud M. Noor Primary and Secondary school – I just made it onto their weekly engagement list by being one of their top engagers! 🎉

21/12/2023
جواز السفر مفقود باسم نعمة حسين محمدفي ولاية الخرطوم جوار جامعة افريقيا العالمية ارجو من يجده الاتصال ارقام +24996884381...
17/02/2023

جواز السفر مفقود باسم نعمة حسين محمد
في ولاية الخرطوم جوار جامعة افريقيا العالمية
ارجو من يجده الاتصال ارقام
+249968843818
+249 114784803

BAAFIN📢

Waxaa lumay passport soomaali ah oo ay leedahay ardayad soomaaliyeed oo lagu magacaabo NIMCO HUSSEIN MOHAMED waxaa la idinka codsanayaa qofkii arkaa inu kuso hagaajiyo lambarada hoose sidoo kale hadii qof ajnabi ah oo haaya aragtaan inad ka qadaan kadibna aad na so wargalisaan.

Lambaradda:-
+249 96 884 3818
+249 114784803

Qeyb ka noqo raadinta passport-ka walaasheyn.

01/07/2021

Gudoomiyaha Jamciyada & Maamulka Shirkada Horseed Tech Waxay Si Wadajir Hambalyo Ugu Dirayaan Ummada Soomaliyeed Munaasabada 1-da Luulyo Awgeed, Waxaan Si Gaar Hambalyo H Dirayaan Ardayda Soomaaliyeed Ee Wax Ka Barata Dalkani Suudaan

Hambalyo Hambalyo Hambalyo 💙🇸🇴💙



Bahda Horseed Tech Waxay Hambalyo Udirayaan Maamulaha Shirkadda Oo Loo Doortay Inuu Noqdo Gudoomiyaha Madasha Aqoon-Wada...
23/02/2021

Bahda Horseed Tech Waxay Hambalyo Udirayaan Maamulaha Shirkadda Oo Loo Doortay Inuu Noqdo Gudoomiyaha Madasha Aqoon-Wadaag

Gudoomiye Yaxye Caabi Ayaa Ah Shaqsi Howlkar ah, Bulshadana Meel Ooga Jira
Bahda horseed group waxaa ku midaysan xirfadlayaal hanaan hogaminimo leh bulshadana ugu adeega xirfadoooda kuna hogaamiya Hormarka

Waxaan Eebbe Wayne uga baryaynaa inuu xilkaa alle ku Asturo

Eng Abdiwali Mohamed Oo Ah Arday Dhigta Jaamacada Caalamiga Ee Afrika Kuliyadeeda Computerka Ayaa Nashqadeeyay System, F...
16/02/2021

Eng Abdiwali Mohamed Oo Ah Arday Dhigta Jaamacada Caalamiga Ee Afrika Kuliyadeeda Computerka Ayaa Nashqadeeyay System, Fududeenaya Qaabka Ay Udhaceyso Doorashada Ururka Ardayda Soomaaliyeed Ee Jaamacada Afrika

Horseed Tech Ayaa Bogaadinaysa Eng Abdi Wali Mohammed, Sidoo Kalena U Hambalyeynaysa Dadaalka Uu Bixiyay

Bahda Horseed Ayaa Goor Walba U Taagan Haqabtirka Baahida Bulsho & Ka Qaybnoqoshada Xalka Dhibaatooyinka Jira

Waxaan U Mahadcelinaynaa Ugu Dambeyn Guddiga Doorashada Doorka Ay Ku Leeyihiin & Garab Istaagga Ay U Muujiyeen Barnaamijkaan

Xaflada Daahfurka Shirkada Horseed Tech Ayaa Ka Dhacday Magaalada Khartoum Habeenimadii Khamiista Aheyd 10 DecShirkadaan...
13/12/2020

Xaflada Daahfurka Shirkada Horseed Tech Ayaa Ka Dhacday Magaalada Khartoum Habeenimadii Khamiista Aheyd 10 Dec
Shirkadaan Oo La Aasaasay Horaantii Sanadkan Ayaa La Daahfuray
Shirkadaan Ayaa Ah Shirkad Ushaqeysa Hab Online Ah Bixisana Adeegyo Kala Duwan

Xaflada Isugu Jirtay Daahfurka & Xilwareejinta Gudoonka Ururka SOCSA Ayaa Waxaa Kasoo Qaybgalay Martisharaf Badan
Waxaa Ka Hadlay Xafladaasi Maamulaha Shirkada Yaxye Caabi Cabdi Kana Warbixiyay Taariikhda & Marxaladaha Laga Soo Maray Aasaaska Shirkada Horseed Tech & Hiigsiga Lag Leeyahey Sidoo Kale Sababaha Ku Kalifay Aasaasitaanka Shirkada

Sidoo Kale Waxaa Asna Ka Warbixiye Maamule Kuxigeenka Shirkada Oo Asna Sheegay Adeegyada Shirkada U Hayso Bulshada Ree Khartoum, Sidoo Kale Sheegay In Waxyaalo Free Ah Jiri Doonaan

Xafladan Ayay Kasoo Qaybgaleen Qaybaha Kala Duwan Ee Bulshada & Gudoonada Ururada Soomaaliyeed Ee Ka Dhisan Dalkani Suudaan
Marti Sharaftii Meesha Ka Hadashay Ayaa Bogaadiyay Halabuurkaan Sheegayna Inay Diyaar U Yihiin La Shaqeyn & Garab Istaag Buuxa

Gudoomiyihii H**e Ee SOCSA & Gudoomiyaha Cusub Ee Xilka Lagu Wareejinaye Ayaa Iyagana Bogaadiye Soona Dhaweeyay Kuna Bogaadiyay In Ardayda La Imaadaan Waxtar & Halabuur Bulshada Wax kusoo Kordhiya

Mahadsanidiin Dhamaan 😍


Horseed Waxay U Istaagtay Inay Daboosho Baahiyaha Tiknoolagiyeed Ee Haysata Bulshadeenna Si Guud, Shirkada Ayaa Kasoo Ba...
07/12/2020

Horseed Waxay U Istaagtay Inay Daboosho Baahiyaha Tiknoolagiyeed Ee Haysata Bulshadeenna Si Guud, Shirkada Ayaa Kasoo Baxday Ardayda Una Soo Baxday Ardayda, Horseed Tech Waa Shirkad U Shaqeysa Hab Online Ah Bixisana Adeegya Badan, Waxaa Kamid Ah : Nashqadeynta Iclaamaatka & Wixii Lamid Ah (Graphic Design) , Nashqadeynta, Hormarinta Website-yada (Web Design & Development) , Nashqadeynta Applications-ka Taleefanada (Mobile Apps), Habeynta Video-yada, Sameynta Xayeysiimo, Cillad Bixinta Laptopyada, La Talinta Tiknoolajiyeed
Adeegyada Shirkada Waxaa Udheer Inay Ardayda U Diyaarinayso Tawabarro

Hadaba Ha Moogaan Inaa Horseed Tech. Ku Xidhnaato


Qaybo Kamid Ah Shaqooyinka Aynu U Qabanno Bulshada 🙏Soo Dhawaada
07/12/2020

Qaybo Kamid Ah Shaqooyinka Aynu U Qabanno Bulshada 🙏

Soo Dhawaada


Xaflada Daahfurka Shirkada Horseed Tech Ayaa Qabsoomi Doonta Maalinimada Khamiista Ah Ee Nagu Soo Fool Leh, Bulshada Soo...
06/12/2020

Xaflada Daahfurka Shirkada Horseed Tech Ayaa Qabsoomi Doonta Maalinimada Khamiista Ah Ee Nagu Soo Fool Leh, Bulshada Soomaaliyeed Ee Ku Dhaqan Dalka Sudan Waxan Ku Wargalinaynaa Inay Nagala Soo Qayb Galaan Xafladaas


Address

Nairobi

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Horseed Tech. posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share