07/04/2026
Laptop-kan HA IIBSAN! βπ»
Dad badan ayaa qalad sameeya marka ay iibsanayaan laptop π³
π Ma ogtahay farqiga u dhexeeya HDD iyo SSD?
π Ma hubin kartaa laptop-kaaga?
π₯ Daawo video-ga si aad uga fogaato qaladkan π
π² WhatsApp: https://wa.me/254729111898
π Website: https://elmitech.net