Tiyo Software

Tiyo Software Tiyo Software builds scalable digital and AI-powered solutions for real-world business growth.

22/11/2026

Halbeeg waxaad ka helaysaa dhammaan baahida ganacsigaaga.

U oggolow ganacsigaagu inuu la jaanqaado tiknoolajiyadda iyo nidaamyada dhijitaalka ah 👉 https://halbeeg.app

゚

21/11/2026

Xalka ganacsigaaga oo aad kaga maarmayso buugaagtii iyo weliba nidaamyadii qaaliga ahaa.

Waxaad ku maarayn kartaa dhammaan laamaha ganacsigaaga adiga oo bixinaya hal qiime oo jaban.

Ku soo biir Halbeeg maanta oo hel 14 cisho tijaabo bilaash ah 👉 https://halbeeg.app

゚

20/11/2026

Ma taqaanaa adigu inta aad faa'iiday?

Isticmaal Halbeeg oo hel 14 cisho oo tijaabo ah.

Waxa aad ku maareyn kartaa dhammaan laamahaaga adiga oo bixinaya hal qiime.

Iska diiwaangeli 👉 https://halbeeg.app

🚀 Halbeeg is live!Ha ku maamulin ganacsigaaga xusuus iyo buugaag ee ku maaree nidaam dhijitaal ah iyo xisaabo sugan.Halb...
09/11/2026

🚀 Halbeeg is live!

Ha ku maamulin ganacsigaaga xusuus iyo buugaag ee ku maaree nidaam dhijitaal ah iyo xisaabo sugan.

Halbeeg waa nidaam loogu taloggalay in uu u adeego ganacsiyada deegaanada Soomaalida. Waxa uu kuu haynayaa dhammaan xisaabaadka ganacsigaaga, maamulka alaabada, macaamiishaada iyo deymaha, iyo weliba warbixinnada billaha iyo sannadlaha ah ee ganacsigaaga.

Waxa aad ku isticmaali kartaa moobilkaaga ama kumbuyuutarkaaga labadaba.

✅ Si degdeg ah ugu adeeg macaamiishaada adiga oo adeegsanaya nidaamka Halbeeg iyo qalabka barcode reader.
✅ Kala soco macaamiishaada iyo deymaha.
✅ Kala soco qarashaadka kaa baxaya iyo faa'iidooyinka ganacsigaagu sameynayo.
✅ Ku maamul dhammaan laamaha ganacsigaaga oo dhan.

Iska diiwaangali 👉 https://halbeeg.app oo hel 14 cisho oo tijaabo bilaash ah ama naga la soo xidhiidh 014-376 4565.

Sell with cash, mobile money or credit, keep stock right and see today's profit. For shops in Somalia, Somaliland, Djibouti, Ethiopia and Kenya, in Somali and English.

When two reports show different numbers, nobody trusts either. Your business needs one source of truth.We build systems ...
06/11/2026

When two reports show different numbers, nobody trusts either. Your business needs one source of truth.

We build systems where sales, stock and finance all read from the same data, so every report tells the same story.

We stay after launch.Ongoing support, updates and monitoring for the systems your business depends on, so small issues n...
04/11/2026

We stay after launch.

Ongoing support, updates and monitoring for the systems your business depends on, so small issues never become big ones.

Need someone looking after your systems? Message us or email [email protected].

What slows your business down the most?Counting stock by hand? Orders getting lost in WhatsApp chats? Tell us the one th...
02/11/2026

What slows your business down the most?

Counting stock by hand? Orders getting lost in WhatsApp chats? Tell us the one that costs you most, and we'll plan the first fix with you.

WhatsApp +252 65 484 7482 · +60 14 376 4565
[email protected]
tiyosoftware.com

Buy software for what every business does. Build it for what makes yours different.Off-the-shelf tools are great for ema...
30/10/2026

Buy software for what every business does. Build it for what makes yours different.

Off-the-shelf tools are great for email and accounting. The way you serve your customers is yours alone, and that's where custom software pays for itself.

AI that does the busywork.We build practical AI tools that sort, summarise and answer the routine work, so your team spe...
28/10/2026

AI that does the busywork.

We build practical AI tools that sort, summarise and answer the routine work, so your team spends its time on the decisions that matter.

Curious what AI could take off your team's plate? Message us or email [email protected].

Got a process that should be software?Tell us how your team works today, and we'll show you what it could look like.info...
26/10/2026

Got a process that should be software?

Tell us how your team works today, and we'll show you what it could look like.

[email protected]
+252 63 484 7482 · +60 14 376 4565
tiyosoftware.com

Address

99, Jalan Gombak
Kuala Lumpur
53000

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Tiyo Software posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share