06/07/2026
Naqshaddan Logo-ga iyo Full Branding-ka waxaa loo sameeyey shirkadda ๐๐๐๐ ๐๐๐๐๐๐๐๐๐๐๐, oo ku takhasustay dhismaha, injineernimada, iyo horumarinta mashaariicda casriga ah.
๐๐ฃ๐๐๐๐๐๐๐ฎ waxay ahayd in la abuuro aqoonsi muuqaal oo casri ah, xirfad leh, kana tarjumaya kalsooni, tayo, iyo hal-abuur. Naqshaddu waxay si muuqata u muujinaysaa himilada shirkadda ee dhismaha iyo horumarka, iyadoo xoojinaysa sumcaddeeda iyo muuqaalkeeda ganacsi.
Contact us so we can serve you and deliver beautiful, high-quality work just like this.๐
https://api.whatsapp.com/