Abdulaziz Haji Mohamed

Abdulaziz Haji Mohamed Somali News

Dhiiranow lafta✌️
05/11/2026

Dhiiranow lafta✌️

Magacaabis Lataliyaha Arrimaha Samafalka ee Xafiiska Madaxweynaha DKGS.

05/11/2026

Gala gala buurhakaba iga soo waca
Hakaa saarto hee

05/11/2026

Sida Aadiga Ah iyo Abdille isack

05/11/2026

Geerida Waa Loo Dhashee Gumeysti Ha Yeelanina
Daraawiishta🫡

05/11/2026

Waxqabadka 100 maalmood ee Adan madowe

Teliyaha saldhiga baydhabo ali tagaay ayaa markii labaad loo dhigey miino wuuna ka bedbaadey
05/11/2026

Teliyaha saldhiga baydhabo ali tagaay ayaa markii labaad loo dhigey miino wuuna ka bedbaadey

05/11/2026

Mucaaradka oo taageeray Go,aankii Maxkamada sare iyagoo ku tilmaamay mud Masiiri ah,Maxkamada ayaa ayiday in uu sharci yahay wax ka bedelkii lagusameeyay dastuurka .

Xaalada baydhabo maanta aad ayey udagthy dhanka amnigaDhamaan xeraaraha baydhabo waxaa ku wareegsan ciidamada daraawiish...
05/11/2026

Xaalada baydhabo maanta aad ayey udagthy dhanka amniga
Dhamaan xeraaraha baydhabo waxaa ku wareegsan ciidamada daraawiishta si ay megaalada ula wareegaan goaanka ayaa wuxuu ahaan in maanta ba lagu kala baxo baydhabo balse xoogaha ayaa hakad galey howlgalkaas
Dowlada ayaana maanta duhurkii diyaarada F-16 soo kicisey si looga cabsi galiyo dhanka kale ayaa maanta dhan diyaarad drones ah dul hoganeysey megaalada baydhabo.

Ciidamo cusub ayaa soo gaarey deg. Buurhakaba si ay iga qayb qaataan halgenka daraawiishta wadaan ee dib u xureynta deeg...
05/11/2026

Ciidamo cusub ayaa soo gaarey deg. Buurhakaba si ay iga qayb qaataan halgenka daraawiishta wadaan ee dib u xureynta deeganada koonfur galbeed

05/11/2026

Bal hada waa kaasaaye adilee wax ka dheh hada yaa iga dhaadhicin kara liiban shuluq Adan madoowe wuu fahmey

Address

Southwest State
Baydhabo

Opening Hours

Monday 09:00 - 17:00
Tuesday 09:00 - 17:00
Thursday 09:00 - 17:00
Friday 09:00 - 17:00
Saturday 09:00 - 17:00

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Abdulaziz Haji Mohamed posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share