Rasmi Tech Academy

Rasmi Tech Academy Technology-yadu Waa Furaha Horumarka Mustaqbal Waara. https://rasmiacademy.com RASMI TECH ACADEMY

https://rasmiacademy.comKu soo biir oo Rukumo Rasmi Tech Academy , madal aqooneed oo aad heli karto adigoo gurigaaga , g...
18/09/2025

https://rasmiacademy.com
Ku soo biir oo Rukumo Rasmi Tech Academy , madal aqooneed oo aad heli karto adigoo gurigaaga , goobtaada shaqada iyo xarumahaaga gaarka jooga.

Aqoonta / courses ka plat fromkan ku jira waxa kamid ah :

- WordPress full project website ah
- Data recovery and management
- Database build uses for VB,SQ,JAVA

01/05/2022
11/04/2022

Maxadka Tababarka Technology-yada
Delete garee whatspp GB status iyadoon wax coppy ahi kaa hadhayn.

Maxadka Tababarka Technology-yada
08/04/2022

Maxadka Tababarka Technology-yada

Maxadka Tababarka Technology-yada Hoyga Hal Abuurka Digital Technology ga Casriga ah.Dooro Course ka ama Xirfada Tijnool...
07/04/2022

Maxadka Tababarka Technology-yada
Hoyga Hal Abuurka Digital Technology ga Casriga ah.
Dooro Course ka ama Xirfada Tijnoolojiyadeed aad jeceshahay kuna Barro Wakhti Kooban Si Tayo sare leh.
Course kasta wuxuu kugu soo gadhi doona Hab practicale iyo Theory labadaba.

Maxadka Tababarka Technology-yada Waxa Mudo 3 maalmooda socda Dufcaddii labaad ee Nashqadaynta CV ga ( CV Desiners )Hoyg...
06/04/2022

Maxadka Tababarka Technology-yada
Waxa Mudo 3 maalmooda socda Dufcaddii labaad ee Nashqadaynta CV ga ( CV Desiners )

Hoyga Hal Abuurka Digital Technology ga Casriga.

Haddii aad xiisaynayso Ku Soo Biir Bahda Maxadka Tababarka Technology yada
Kuna baro Saacado kooban iyo Maalmo Mudaysan fadliga Bisha Ramadaan Darteed.

06/04/2022

Maxadka Tababarka Technology-yada
Hoyga Hal Abuurka Digital Technology ga

Sidee dib loogu soo celin karaa Document / Xog aanad save garayn oo kaa baxday ama Don't Save gacantuba kaaga Dhacday?

Dabcan Haa Waa Maangal Waana la soo celin karaa.

Muuqan oo dhamaystiran......

Address

Berbera-somaliland
Berbera
25263

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Rasmi Tech Academy posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Rasmi Tech Academy:

Share