Beeska media

Beeska media Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Beeska media, Beyazıt.

15/01/2025

Hab maamulida dhaqaalaha. Dr Hamse Habiib

04/04/2024

Jawiyada qarsoon

24/02/2024

Sheeko & Shaax Podcast waxa aynu kusoo gudbin doonaa bugaag dhagaysiya, kuwaas oo iskugu jira sheeko faneed, taariikh iyo suugaan. Sidoo kale waxa aynu cod ahaan kusoo gudbin doonaa maqaalo laga qoray arimaha bulshada, isha halagu hayo.

03/01/2024

Gala badda laftinagaa

18/11/2023

Hadraawi AUN

الامام القرضاوي رحمة الله عليه، كان امة في رجل جعلنا الله ممن يتبعون اثرك ويكملون مشروعكGabayadiisii waxaa ka mid ahaaGa...
27/09/2022

الامام القرضاوي رحمة الله عليه، كان امة في رجل جعلنا الله ممن يتبعون اثرك ويكملون مشروعك
Gabayadiisii waxaa ka mid ahaa
Gacmahayga katiinad ku xidhayaa
Feedhahayga isu jabisayaa
Luquntayda mindi ku qabatayaa
Awoodi maysid abidkaa
In aad fikirkayga aad hal saac xabistid
Mise aad iga siibtid iimaankayga
Iyo nuurka qalbigayga

Nuurku qalbigayguu ku dhex jiraa
Qalbigayguna gacan Eebahay
Eebahayna waa gargaarahayga
Iyo kaaliyahayga.
Intaan noolahay waxaan
Haysan xadhigga caqiidadayda
Anoo dhoolla cadaynayaanan dhiman
Si diintaydu u noolaato.

Rabi hakuu raxmado

04/07/2022

Dad dhisan ayaa, Dal iyo Dad dhisi kara.

Xuduudaha ugu layaabka badan caalamka,Nagu soobiir: Béèskä Academy
08/06/2022

Xuduudaha ugu layaabka badan caalamka,
Nagu soobiir: Béèskä Academy

Hantidii uu ka dhintay bilyan nerkii reer Kuwait ee Naser Al-kharfi.     Dhamyso swirda Beeska
27/05/2022

Hantidii uu ka dhintay bilyan nerkii reer Kuwait ee Naser Al-kharfi. Dhamyso swirda

Beeska

Adaa iska leh weedhahan❤Ogow inaan kaa tageen kuna ilaashan doono xataa hadii Aad sameyso dhoola'tus Aan kaga tagi Karo ...
17/03/2022

Adaa iska leh weedhahan❤

Ogow inaan kaa tageen kuna ilaashan doono xataa hadii Aad sameyso dhoola'tus Aan kaga tagi Karo mararka qaar Aniga ma hadlo Ee kalsoonida Aan kugu qabo ayaa ah mid katagid iyo Kala fogaansha Aan laheyn Si Kali baan ku jeclahy qoftaydiyeey.❤️

Waan wada dholacadeynaa farxada waan kawada siman nahay murugada waan iska ilaalinaa waxaan muraajaco ku sameyn"naa' xusuus walbo oo qurux badan Aan wada soo maray midba midka kale waxuu tartan ugu jiraa inuu xoojiyo xupiga Aan mataanka ka nahay ma jiraa mid ka wanaagsan wadajirkeyna. ❤️👩‍❤️‍👩

Iftiinka waxa uu quruxiyay koonka,adiguna waxa Aad qurxisay qalbigeyga,si wayn Ayaan ugu qanacsanahay naftaada iyo noloshaada hadii Aad faraxsantahay waan kula farxayaa hadii Aad murugey,santahay waan kula qabaa murugta si Daacad oo qaas ahna waan kuu ilaalin maciinkii nafteydaay.

Kaliya"Waxaa Ii muuqdo maanka sidaad igu heyso mararka, Qaarna jeclka tirada' badan Dartii' ayaa "Dadka waxey igu tilmaamaan inaan ahay shaqsi si cadiyan u jiran laakin waxaan caadeystay inaan Adiga kula jira iska Daa, ayaga Ee Aniga Adiga Ayaan so waali kuu jeclahay Cishqii❤️

Shaqsiyadeyda ayaa ahaatay mid Jaceyl Hana layaabin sidaan oo dhan waxa Aan Kugu jeclaaday si kastaba fogaantada k**a weyna kalsoonida xad'dhaafka ah Aan kugu qabo adiga❤️😍

Haddii aad marwalba ula dhaqanto sidii Aad Bilawgii samaysay dhamaad yeelan mayo xiisuhu❤️

*Wax walboo Qurux badan Adigaa horjoog u ah Hadaf'walbana Bilowgu Hamigiisu waa naftaada si Aan naxriis u helo waxaan ka fogaaday shaqsi Walba Aan garaneyn qiimaha jaceylka iyo farxadaba❤️*

Xigasho)

Abdiqani beeska

Waxaa jira maalmo la mid ah sannado, iyo sannado sida maalmo ah ... Waxaa jira daqiiqado la illaawo, iyo kuwo kale oo na...
12/09/2021

Waxaa jira maalmo la mid ah sannado, iyo sannado sida maalmo ah ... Waxaa jira daqiiqado la illaawo, iyo kuwo kale oo nala socda .... Waxaa jira daqiiqad mudan daal sannado, iyo dareen u qalma jihaad kun kale Oo dareen... Waxaa jira ilbidhiqsiyo ku xardhan wadnaha oo leh faahfaahinta ugu yar, iyo saacado aan rabno Haddii ay mar kale soo noqoto! ... Waa waqti, laguma qiyaaso marinka daqiiqadaha iyo saacadaha, ee waxaa lagu cabiraa tafaasiishiisa! .. 🖤. .

هناكَ أيام كأنّها سنين ، و سنين كأنّها أيام ... هناك لحظات تُنسى ، و أُخرى ترافقنا ....هناك لحظة تستحق تعبَ سنين ، و شعور يستحق جهاد ألف شعورٍ آخر ... هناك ثوانٍ محفورة في القلب بأدقِّ تفاصيلها ، و ساعات نتمنّى لو أنّها تعود تارةً أخرى !... إنّه الزمن ، لا يقاس بمرور الدقائق و الساعات ، بل بتفاصيله !..🖤

Abdiqani Beeska

Address

Beyazıt

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Beeska media posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share