Al-kheir.com

Al-kheir.com Hal goob ood ka heli karto baahidaada dhanka Technology oo dhan !

15/01/2024

taleefan Infinix ah hadaad wadato iphone waxba uma ogid, taleefanada shirkadani soo saartay sanadkan na dhaafay ayaa noqday kuwo hadal hayn batay.

Waxayna kuugu diyaar yihiin Al-kheir.com , ama kasoo dalbo number-ka dalabka 63 8088854.

11/01/2024

hadii aad damacdo inaad iPhone iibsato iska eeg in taleefankaasi yahay mid cusub ama mid dib loo habeeyay oo refurbished ah amaba inuu fake yahayba.

hadaba sideed iskaga eegaysaa?
Muuqalkan kaga bogo………

23/12/2023

huawei mate 60 pro waa taleefan dhawan soo baxay oo laga cabsi qabo inuu suuqa ka saaro taleefanka dhan iPhone 15, heer la gaadhay in laga mamnuuco maraykan iyo yurub iyadoo loo samaynayo eedo aan jirin ujeedkuna yahay in uuna suuqa ka saarin taleefanada Apple, iyadoon ognahay dagaalka dhaqaale ee u dhexeeya china iyo US.

hadaba waa maxay sobabta taleefankan hadal haynta badan abuuray uu uga hormaray taleefanka iPhone 15 oo dhawaan soo baxay?

04/11/2023

Welcome to Open Ceremony 🎉 of Al-kheir.com

Furitaanka Al-kheir Electronic Market oo ah dukaan aad ka heli karto dhamaan agabka electronics-ka ah sida Mobiles-ka kala duwan, agabka Smart devices-ka iyo dhamaan electronics oo dhan.

Warm welcoming 🎈🎉

Address

Down Town
Borama

Telephone

+252638088854

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Al-kheir.com posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Al-kheir.com:

Share