Geele creative

Geele creative Kuso dhawow page keena i.a waxaan so gelin doona waxyaabo idiin xiiso geliya

Halkan waa pageka maahir poy oo had iyo goor kala socotaan arimaha jaceylka iyo arimaha kaloo idiin xiisa geliya

12/08/2026

3 QALAD OO DESIGN-KAAGA KA DHIGA MID AAN professional ahayn.❌🎨

Haddii aad Graphic Design baranayso, waxaa jira qaladaad yar oo design-kaaga ka dhigi kara mid aan professional ahayn.
Episode-kan waxaan ku saxaynaa 3-da qalad ee ugu badan:
🎨 Midabyo badan
🔤 Fonts badan
📐 Spacing xumo
Daawo ilaa dhammaadka, kadibna isku day inaad 3-dan qalad ka fogaato markaad design samaynayso.

11/08/2026

Ganacsigaagu wuxuu mudan yahay muuqaal xirfad leh.
Gelle Creative waxaan kuu haynaa adeegyo casri ah oo ay ka mid yihiin:
🎨 Graphic Design
🎬 Video Editing
🖌️ Brand Identity
🚀 Social Media Design
✨ Motion Graphics
Waxaan fikradahaaga u beddelnaa muuqaal soo jiidasho leh oo kor u qaada summaddaada.
Nagala soo xiriir

📲 WhatsApp: +252 907 001421
🌐

゚viralシ

29/06/2026

Mararka qaar hal fikrad oo sax ah ayaa beddeli karta jihada noloshaada. 🎙️✨



Stay on Said Gelle

25/05/2026

QURAAANKU
Quluubta oo kaliya ma dhayee,
wuxuu dib u habeeyaa hab nololeedkaaga
aduunyo oo dhan.

Xakamee socodkaaga:
﴿ وَلَا تَمْشِ فِي الْأَرْضِ مَرَحًا ﴾

Xakamee codkaaga:
﴿ وَاغْضُضْ مِنْ صَوْتِكَ ﴾

Xakamee araggaaga:
﴿ وَلَا تَمُدَّنَّ عَيْنَيْكَ ﴾

Xakamee maqalkaaga:
﴿ وَلَا تَجَسَّسُوا ﴾

Xakamee rabitaankaaga:
﴿ وَلَا تُسْرِفُوا إِنَّهُ لَا يُحِبُّ الْمُسْرِفِينَ ﴾

Xakamee carrabkaaga:
﴿ وَقُولُوا لِلنَّاسِ حُسْنًا ﴾

Iska ilaali xamashada dadka:
﴿ وَلَا يَغْتَبْ بَعْضُكُم بَعْضًا ﴾

Qofkii ku dhaqma tilmaamahan Rabbi inuu jideeyay,
welwelkiisu wuu yaraadaa, farxaddiisuna way badataa,
noloshiisuna way toosnaataa. 🌿

Said Gelle

25/05/2026

“Xidhiidhku ma aha wax si sahlan lagu helo oo lagu hayo, waa ballan laba qalbi ay si dhab ah u qaataan inay is doortaan maalin kasta. Xitaa marka ay wax adkaadaan, jacayl dhab ah ma aha mid kaa dhigaya qof tabar yar ee waa mid ku siiya xoog aad naftaada ku dhisto, ku baraya inaad hadasho, inaad fahanto iyo inaad ilaaliso qofka aad qalbiga ka dooratay.
Mararka qaar way imaanaan maalmo adag, aamusnaan isfahan la’aan iyo qalbi dhaawac, laakiin haddii aad dhab u jeceshahay ma aha inaad iska tagto, ee waa inaad isku daydaa.
Ha sugin jacayl qumman, samee jacayl run ah. Ha sugin qof aan qalad lahayn, dooro qof diyaar u ah inuu khaladkiisa garto.
Xidhiidhka quruxda badan ma aha mid aan waligiis jabin, waa mid marar badan jabay laakiin mar walba dib loo dhisay.
Haddii aad rabto jacayl sii jira, ha noqon qof si fudud u daala, noqo qof ku adkaysta, ku dadaala oo qiimeeya waxa uu haysto. ❤️”

Address

Jidkasoddonka
Bosaso

Opening Hours

Monday 07:00 - 22:00
Tuesday 07:00 - 10:00
Wednesday 07:00 - 22:00
Thursday 07:00 - 22:00
Friday 07:00 - 22:00
Saturday 07:00 - 22:00
Sunday 07:00 - 22:00

Telephone

+252617545020

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Geele creative posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Geele creative:

Shortcuts

Share