17/03/2026
**Hala Restaurant Management System**
**Nidaamka Maamulka Maqaayadda Hala**
Modern restaurant management system for managing tables, orders, takeaway, and QR ordering.
Nidaam casri ah oo lagu maamulo miisaska, dalabaadka, takeaway, iyo dalabka QR code.
This system helps restaurants track orders, manage tables, and control daily sales easily.
Nidaamkan wuxuu ka caawinayaa maqaayadaha inay la socdaan dalabaadka, maareeyaan miisaska, isla markaana xakameeyaan iibka maalinlaha ah si fudud.
Features include: Table management, Order tracking, QR code ordering, Takeaway, and Sales monitoring.
Waxyaabaha uu leeyahay waxaa ka mid ah: Maamulka miisaska, la socodka dalabaadka, dalabka QR code, takeaway, iyo kormeerka iibka.
Built and developed by SomDevOps Software Company.
Waxaa sameeyay oo horumariyay shirkadda SomDevOps Software.
Website: [www.somdevops.net]
Email: [[email protected]] [[email protected]]
WhatsApp: +252661119191
We build Restaurant Systems, Store Systems, Websites, Android & iPhone Apps.
Waxaan sameynaa Nidaamyada Maqaayadaha, Nidaamyada Dukaamada, Websites, iyo Apps Android & iPhone.