03/04/2025
𝐀𝐦𝐨𝐮𝐝 𝐀𝐜𝐚𝐝𝐞𝐦𝐲 wuxuu qababanayaa Tabbabar ku saabsan Barashada xirfada (Cryptocurrency).
Tabbabarkani wuxuu ku baxaaya qaab 𝐎𝐧𝐥𝐢𝐧𝐞 ah, wuxuuna baxayaa mudo 3 week ah haddii Alle Idmo.
Siminaarku waxa uu yeelan doona 𝗖𝗲𝗿𝘁𝗶𝗳𝗶𝗰𝗮𝘁𝗲 𝗮𝗻𝗱 𝗥𝗲𝗴𝗶𝘀𝘁𝗿𝗮𝘁𝗶𝗼𝗻 𝗙𝗲𝗲 𝟳$ 𝗮𝗵. Tiron kooban ayaa la Qaadan Doona.
09.April.2025 ayuu bilaabmi doona insha allah
Si aad uga qayb gasho tababarkaan,
Linkgan iska diwaan gali
https://forms.gle/nd2kaaaxcDUp55ua8
kuna soo biir WhatsApp Group kan.
https://chat.whatsapp.com/B8jDKQPfWUXGYhEoVVK2cP