Cirro Tech and Multi-Service

Cirro Tech and Multi-Service Waa Xarun aad ka helay adeegyo xirfadeed sida cillad saarista kombiyuutarrada, Daabacad Casri ah, iyo iibinta agabka kombiyuutarrada iyo isteeshinarriga.

29/11/2025
𝙈𝙖𝙘𝙢𝙞𝙞𝙡 𝙬𝙖𝙖 𝙠𝙪𝙪 𝙙𝙞𝙮𝙖𝙖𝙧 𝙖𝙝 𝙙𝙝𝙖𝙢𝙢𝙖𝙖𝙣 𝙈𝙤𝙗𝙞𝙡𝙖𝙙𝙖 𝙝𝙤𝙤𝙨 𝙠𝙖 𝙢𝙪𝙪𝙦𝙙𝙖 𝙤𝙤 𝙦𝙞𝙞𝙢𝙤 𝙢𝙖𝙘𝙦𝙪𝙪𝙡𝙖 𝙞𝙮𝙤 𝙩𝙖𝙮𝙤 𝙡𝙖 𝙝𝙪𝙗𝙤 𝙠𝙪𝙡𝙖𝙣𝙨𝙖𝙙𝙖𝙮.𝙎𝙤𝙤 𝙗𝙤𝙤𝙦𝙤 Cirro...
28/11/2025

𝙈𝙖𝙘𝙢𝙞𝙞𝙡 𝙬𝙖𝙖 𝙠𝙪𝙪 𝙙𝙞𝙮𝙖𝙖𝙧 𝙖𝙝 𝙙𝙝𝙖𝙢𝙢𝙖𝙖𝙣 𝙈𝙤𝙗𝙞𝙡𝙖𝙙𝙖 𝙝𝙤𝙤𝙨 𝙠𝙖 𝙢𝙪𝙪𝙦𝙙𝙖 𝙤𝙤 𝙦𝙞𝙞𝙢𝙤 𝙢𝙖𝙘𝙦𝙪𝙪𝙡𝙖 𝙞𝙮𝙤 𝙩𝙖𝙮𝙤 𝙡𝙖 𝙝𝙪𝙗𝙤 𝙠𝙪𝙡𝙖𝙣𝙨𝙖𝙙𝙖𝙮.
𝙎𝙤𝙤 𝙗𝙤𝙤𝙦𝙤 Cirro Tech 𝙖𝙢𝙖 𝙡𝙖 𝙭𝙞𝙙𝙝𝙞𝙞𝙙𝙝 𝙣𝙪𝙢𝙗𝙚𝙧𝙖𝙙𝙖 𝙝𝙤𝙤𝙨 𝙠𝙖 𝙢𝙪𝙪𝙦𝙙𝙖.

🚨SAFAR CUSUB Macmiil Cirro Tech and Multi-Service waxay kuu haysaa bushaaro cusub oo Computers Casri ah, qiime ahaanna k...
17/11/2025

🚨SAFAR CUSUB

Macmiil Cirro Tech and Multi-Service waxay kuu haysaa bushaaro cusub oo Computers Casri ah, qiime ahaanna ku raaligelinaya.
Ha moogaan in aad soo booqato ama la xidhiidho .





Tabletkii Farbarashada Caruurta, oo ka caawinaya in ay si fudud wax ugu qoraan ama ugu sawiraan una masaxaan.
25/05/2024

Tabletkii Farbarashada Caruurta, oo ka caawinaya in ay si fudud wax ugu qoraan ama ugu sawiraan una masaxaan.

FARGALKII TASBIIXDA ( SMART ZIKR)Waxaad ku Xidhiidhsan Kartaa Mobilkaaga, Adigoo kala Socon kara Digrigaaga Maalinlaha, ...
05/05/2024

FARGALKII TASBIIXDA ( SMART ZIKR)

Waxaad ku Xidhiidhsan Kartaa Mobilkaaga, Adigoo kala Socon kara Digrigaaga Maalinlaha,
Wuxuu leeyahay Baraarujiye ( Alarm) Xiliyada Salaadda,
Sidoo kale wuxuu leeyahay Jigeeye ( Qibla Direction)

Wuxuu Diyaar Kuugu yahay Xarunta Cirro Tech and Multi-Service ama la soo Xidhiidh numberada iyo Ciwaana hoos ku qoran.

04/05/2024

Safar Cusub oo Computers Qiime Macquul ah iyo Tayo sare kulansaday

Ciid Mubaarak
09/04/2024

Ciid Mubaarak

Safar Cusub iyo Fursad Cusub:Ha moogaan inaad la soo xidhiidho ama soo booqato Cirro Tech and Multi-Service
18/02/2024

Safar Cusub iyo Fursad Cusub:
Ha moogaan inaad la soo xidhiidho ama soo booqato Cirro Tech and Multi-Service

22/10/2023

Waa Markale iyo Fursad kale h**e u gaadh ama la xidhiidh Cirro Tech and Multi-Service

Waa labada Dugsi Sare ee Xaaji Aaden iyo Gar-adag oo Xarunta Cirro Tech and Multi-Service ay u qalabaysay isla markaana ...
11/07/2023

Waa labada Dugsi Sare ee Xaaji Aaden iyo Gar-adag oo Xarunta Cirro Tech and Multi-Service ay u qalabaysay isla markaana u rakibtay laba IT Lab oo ardayda dugsiyadaasi ku bartaan xirfadda Computerka.
Waxaa maalgelisay haayadda Caalamiga ah ee CARE

Address

Erigavo
00252

Telephone

+252634150640

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Cirro Tech and Multi-Service posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Cirro Tech and Multi-Service:

Share