Leyth Technology

Leyth Technology Quality Innovation Always ๐Ÿ’ก

Ciid wanaagsan dhamaan umada muslimka ah, gaar ahaan umada soomaaliyeed.
27/05/2026

Ciid wanaagsan dhamaan umada muslimka ah, gaar ahaan umada soomaaliyeed.

Ma rabtaa in ganacsigaagu yeesho muuqaal xirfadaysan oo soo jiidasho leh? ๐ŸŽจLeyth Technology waxay diyaar u tahay inay fi...
15/04/2026

Ma rabtaa in ganacsigaagu yeesho muuqaal xirfadaysan oo soo jiidasho leh? ๐ŸŽจ

Leyth Technology waxay diyaar u tahay inay fikradahaaga u beddesho Brand caalami ah oo tartanka suuqa ka dhex muuqda.

Ciid mubaarak ๐ŸŒ™ Dhamaan macamishenna iyo bulshada somaaliyeed ee muslimka ah waxaan lawadaageynaa farxadda ciida barakey...
19/03/2026

Ciid mubaarak ๐ŸŒ™
Dhamaan macamishenna iyo bulshada somaaliyeed ee muslimka ah waxaan lawadaageynaa farxadda ciida barakeysan ciid wanaagsan

Allah naga aqbalo soonki iyo acmashii wanagsaneyd Allah nagu gaarsii soonkaan xiga caafimaad iyo nabadd
ุนูŠุฏุงู„ูุทุฑ ู…ุจุงุฑูƒ ุชู‚ุจู„ ุงู„ู„ู‡ ู…ู†ุง ูˆู…ู†ูƒู… ุตุงู„ุญ ุงู„ุงุนู…ุงู„

macmiil kafaideysi wacan waxaa weli kujirnaa qimo dhimistii aan ugu talagalnay Bisha ramdaan %50 off ee aan kusameynay a...
11/03/2026

macmiil kafaideysi wacan waxaa weli kujirnaa qimo dhimistii aan ugu talagalnay Bisha ramdaan %50 off ee aan kusameynay adegyadena hoos kuxusan

macmiil waxaan ku dhiseynaa website eductaion taya sare lehnagala soo xariir whatsapka hoose
09/03/2026

macmiil waxaan ku dhiseynaa website eductaion taya sare leh
nagala soo xariir whatsapka hoose

waxaan qiimo dhimis gaareyso 50% off aan kusameynay  adegyadeenna kala ah ๐–๐ž๐›๐ฌ๐ข๐ญ๐ž ๐ƒ๐ž๐ฌ๐ข๐ ๐ง๐’๐จ๐œ๐ข๐š๐ฅ ๐ฆ๐ž๐๐ข๐š ๐ฆ๐š๐ง๐š๐ ๐ž๐ฆ๐ž๐ง๐ญ๐๐ฎ๐ฌ๐ฌ๐ข๐ง๐ž๐ฌ ...
07/03/2026

waxaan qiimo dhimis gaareyso 50% off aan kusameynay adegyadeenna kala ah
๐–๐ž๐›๐ฌ๐ข๐ญ๐ž ๐ƒ๐ž๐ฌ๐ข๐ ๐ง
๐’๐จ๐œ๐ข๐š๐ฅ ๐ฆ๐ž๐๐ข๐š ๐ฆ๐š๐ง๐š๐ ๐ž๐ฆ๐ž๐ง๐ญ
๐๐ฎ๐ฌ๐ฌ๐ข๐ง๐ž๐ฌ ๐๐ซ๐š๐ง๐
fadlan macmiil kafaideysi wacan qiimo dhimistan ballaran waxa ay ku egtahay ilaa bisha ๐ฆ๐š๐ซ๐œ๐ก ๐Ÿ๐ŸŽ ๐ค๐ž๐ž๐๐š
wixii faahfahin ah whtasapp hoose nagaalsoo xariir ๐Ÿ‘‡

Waxaan dhammaan macaamiisheenna iyo umadda muslimiinta ugu hambalyeyneynaa bilashada bisha Ramadaan. Ramadaan Kariim!"
17/02/2026

Waxaan dhammaan macaamiisheenna iyo umadda muslimiinta ugu hambalyeyneynaa bilashada bisha Ramadaan. Ramadaan Kariim!"

Jimco wnagsan fadliga jimcha awgii an badnai saliga nabigenna SalaAllahu Caleyhi Wassalam
13/02/2026

Jimco wnagsan fadliga jimcha awgii an badnai saliga nabigenna SalaAllahu Caleyhi Wassalam

waxan ku sameyneynaa website wordpress oo casri aad ufudud isticmalkiisa nagalasoo xarir whatsapp-ka saaran hoos
12/02/2026

waxan ku sameyneynaa website wordpress oo casri aad ufudud isticmalkiisa
nagalasoo xarir whatsapp-ka saaran hoos

Waxaan kuu  Dhiseynaa App tayo sare leh (iOS & Android) oo casri ah, degdeg ah, kana tarjumaya fikraddaada ganacsi ๐Ÿ“ฑโœจ
08/02/2026

Waxaan kuu Dhiseynaa App tayo sare leh (iOS & Android) oo casri ah, degdeg ah, kana tarjumaya fikraddaada ganacsi ๐Ÿ“ฑโœจ

Address

City Tower/Mogadishu
Gaalkacyo
9999

Opening Hours

Monday 08:00 - 17:00
Tuesday 08:00 - 17:00
Wednesday 08:00 - 17:00
Thursday 08:00 - 17:00
Saturday 08:00 - 17:00
Sunday 08:00 - 17:00

Telephone

+252770938459

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Leyth Technology posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Leyth Technology:

Shortcuts

Share