Hormar

Hormar Making companies a better place , one app at a time .

πŸš€ We are excited to announce a strategic partnership between Hormar Technology Solutions and Paneo Tech.Together, we are...
30/05/2026

πŸš€ We are excited to announce a strategic partnership between Hormar Technology Solutions and Paneo Tech.

Together, we are advancing Technology Solutions and Agricultural Systems to create smarter and more sustainable solutions for the future.

🚨 Wax cusub ayaa soo socda...Waxaan idiin diyaarinaynaa adeegyo iyo isbeddel cusub oo ka hormarsan kuwii h**e. πŸ’»βœ¨La soco...
25/05/2026

🚨 Wax cusub ayaa soo socda...

Waxaan idiin diyaarinaynaa adeegyo iyo isbeddel cusub oo ka hormarsan kuwii h**e. πŸ’»βœ¨

La soco dhawaan...
Wax weyn ayaa soo socda! πŸ”₯

πŸŽ‰ Hambalyo Soomaaliya! πŸ‡ΈπŸ‡΄Waxaan si weyn ugu hambalyeynaynaa Soomaaliya oo noqotay waddanka kaalinta 1-aad kaga jira ICT ...
17/05/2026

πŸŽ‰ Hambalyo Soomaaliya! πŸ‡ΈπŸ‡΄

Waxaan si weyn ugu hambalyeynaynaa Soomaaliya oo noqotay waddanka kaalinta 1-aad kaga jira ICT Regulatory Tracker – Top 15 Risers (2007–2024) iyadoo heshay koror dhan +77.5. πŸš€πŸ“ˆ

Guushan waxay muujinaysaa horumarka weyn ee dalka ka sameeyay dhinaca ICT-ga, tiknoolajiyadda iyo nidaaminta isgaarsiinta.

Anaga oo ah Hormar Technology Solution waxaan ku faraxsanahay inaan qayb ka noqono horumarka iyo kobcinta tiknoolajiyadda Soomaaliya. πŸ’š

β€œTogether We Build the Future of Technology”

πŸ‘‰ Hal system, ganacsigaaga oo dhan ku maamul  πŸ’‘ Fudud β€’ Degdeg β€’ La isku halayn karo  . Qiimo jaban🌐 www.hormar.so  πŸ”₯ Ha...
01/05/2026

πŸ‘‰ Hal system, ganacsigaaga oo dhan ku maamul

πŸ’‘ Fudud β€’ Degdeg β€’ La isku halayn karo . Qiimo jaban

🌐 www.hormar.so

πŸ”₯ Hal System. Baahidaada oo dhan

Haddii aad rabto inaad ka dhigto ganac-gaaga mid casri ah isticmaal best accounting software ee Hormar Suite. Mid Fudud ...
06/04/2026

Haddii aad rabto inaad ka dhigto ganac-gaaga mid casri ah isticmaal best accounting software ee Hormar Suite.

Mid Fudud , ku filan ganacsigaaga , aad awoodid qiimo ahaan.


14/03/2026
Sameyso system casri ah oo ku maamulo dhammaan howlahaaga ganacsi πŸ§©πŸ‘‰ Isticmaal HormarBusiness – si ganacsigaagu u badbaa...
29/01/2026

Sameyso system casri ah oo ku maamulo dhammaan howlahaaga ganacsi 🧩

πŸ‘‰ Isticmaal HormarBusiness – si ganacsigaagu u badbaado una kobco.

🌐 Hormar.so
πŸ“§ [email protected]
πŸ“ž WhatsApp: 907790540

20/01/2026

Waxaan si kal iyo laab ah ugu mahadcelineynaa dhammaan marti-sharaftii sharafta nagu maamuusay ka-qeybgalka kulankan, doorkiinna iyo talooyinkiinna qiimaha leh waxay qeyb weyn ka yihiin guusha iyo horumarka Hormar Technology Solution.

Ka-soo-qeybgalkaaga wuxuu muujinayaa taageero, wadashaqeyn, iyo rumeyn lagu qabo horumarinta teknoolojiyadda iyo mustaqbalka dhalinyarada.

β€” Hormar Technology Solution
πŸ’‘ Technology for Growth & Innovation

19/01/2026

Director-ka Hormar Technology Solution, Abdirahman Abdiweli, oo ka hadlaya aragtida shirkadda, iyo hayanki ay soo gashey , iyo meesh ay hiigsaneyso.

Mahadsanidiin dhammaan marti-sharaftii iyo bah-wadaagtii ka qeyb qaatay guusha kulankan.

β€” Hormar Technology Solution
Technology for Growth & Innovation

Address

Road Xero Inji
Garowe

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Hormar posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Hormar:

Share