Oday Galinsoor

Oday Galinsoor plz wll follow and like

03/08/2026
30/07/2026

Caawa degmada Galinsoor ee Gobolka Galgaduud, Dowlad-Goboleedka Galmudug, waxaa ka socota tirinta codadka xisbiyada.

Waa guul iyo taariikh cusub, maadaama ku dhawaad 60 sano aan la arag doorasho noocan ah oo ay shacabka si toos ah u dooranayaan xubnaha Golaha Wakiillada iyo Golaha Deegaanka.

Runtii, waa dhacdo aad loogu farxo, kuna suntan horumar, dimuqraadiyad iyo awoodda shacabka. 🇸🇴🗳️

28/07/2026

Xisbiga Caddaaladda iyo Wadajirka (JSP) oo olole ballaaran ka sameeyay Galinsoor

Maanta oo ay taariikhdu tahay 28/7/2026, Xisbiga Caddaaladda iyo Wadajirka (JSP) ayaa olole ballaaran ku qabtay degmada Galinsoor.

Ololaha waxaa hoggaaminayay Guddoomiyaha Xisbiga JSP Cabdiqaadir Macalin Cali waxaana garab taagnaa Guddoomiye Ku-xigeenka Degmada Galinsoor Farxaan Maxamed Cismaan. Munaasabadda ayaa waxaa si weyn uga soo qayb galay shacabka iyo taageerayaasha xisbiga, kuwaas oo muujiyay taageeradooda iyo sida ay uga go'an tahay ka qaybqaadashada doorashada.

Xisbiga Caddaaladda iyo Wadajirka (JSP) oo olole ballaaran ka sameeyay GalinsoorMaanta oo ay taariikhdu tahay 28/7/2026,...
28/07/2026

Xisbiga Caddaaladda iyo Wadajirka (JSP) oo olole ballaaran ka sameeyay Galinsoor

Maanta oo ay taariikhdu tahay 28/7/2026, Xisbiga Caddaaladda iyo Wadajirka (JSP) ayaa olole weyn ku qabtay degmada Galinsoor.

Ololaha waxaa hoggaaminayay Guddoomiyaha Xisbiga JSP Cabdiqaadir Macalin Cali iyo ku-xigeenkiisa, iyadoo ay kasoo qayb galeen shacabka iyo taageerayaasha xisbiga.

Munaasabadda ayaa muujisay taageerada shacabka iyo dadaalka xisbiga ee ku aaddan caddaalad, wadajir iyo horumar

28/07/2026

GALINSOOR | GOBOLKA GALGADUUD

Dagmada Galinsoor ee gobolka Galgaduud waxaa si dar-dar leh uga socda ololaha Xisbul Xaakimka Jsp, iyadoo shaqada uu hormuud ka yahay.

Wakiilka Xisbul Xaakimka JSP Cabdikadir Macallin Cali, iyo dhammaan bulshada reer Galinsoor.

Bulshada Galinsoor ayaa si buuxda ugu diyaar garoobaysa in 30-ka bishan ay codkooda dhiibtaan, iyadoo magaalada laga dareemayo diyaar-garow xooggan iyo dhaqdhaqaaq siyaasadeed.

Galinsoor waa diyaar — 30-ka bishana codka wa jsp iyo hogaamiye Libaan Ahmed

20/07/2026

Mubarak octobar iyo xaskisa cusub congratulations.....see More

20/07/2026

Mudane Hogaamiye Liibaan Axmed Xasan Adiga Iyo Wafdigaaga Xisbiga Jsp Kusoo Dhawaada Degmada Guriceel.

20/07/2026

Musharax Hogaamiye Galmudug Liibaan Ahmed Hassan

14/07/2026

fifa world cup 2026 France/Spain oo cawa Mogdisho laga dawanaayo ......se more

Address

Gaalkacyo

Telephone

+252682547871

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Oday Galinsoor posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Oday Galinsoor:

Shortcuts

Share