Creativa studio

Creativa studio Graphic designer

08/08/2024


30/06/2024
23/06/2024

22/06/2024


22/06/2024



ilkacadeeye dental care
10/06/2024

ilkacadeeye dental care


Bashiir Cabdiraxmaan iyo Ruqiyo Axmed oo ah lamaane ayaa kamid ahaa xubnaha Golayaha degaanka ee  lagu soo doortay doora...
29/05/2023

Bashiir Cabdiraxmaan iyo Ruqiyo Axmed oo ah lamaane ayaa kamid ahaa xubnaha Golayaha degaanka ee lagu soo doortay doorashada qof iyo cod,waxay kasoo baxeen Degmadda waaciye.

waxay kasoo baxeen ururada Kaah iyo Mideeye.

Xasan Shiikh iyo Lataliyihiisa Amniga oo kala hadlay ?
29/05/2023

Xasan Shiikh iyo Lataliyihiisa Amniga oo kala hadlay ?

Farriinta ugu culus ee aan ka qaatay doorashadii turkiga waxa weeye: Hadal dadku uma baahna ee shaqa la taaban karo oo l...
29/05/2023

Farriinta ugu culus ee aan ka qaatay doorashadii turkiga waxa weeye: Hadal dadku uma baahna ee shaqa la taaban karo oo lambarra leh bey rabaan. Erdogan sababta uu doorasha kasta 2002 - 2023 (16 jeer) ugu guulaysanayo wax yar oo ka mid ah aan kaaga sheego:
1) GDP turkiga (wax soo saarka dalka) 2002 wuxuu ahaa: $236 bilyan - hadda 2022 waa: $906 bilyan, trilyoon ayuu afka geliyey.
2) 2002 wuxuu ahaa dhaqaala 18aad adduunka ugu weyn, Hadda 2022: waa dhaqaalaha 11aad adduunka, UK, France ayuu ku xigaa.
3) Awoodda wax iibsi ee muwaadinka GDP/per capita - PPP, 2002: $10,988 Hadda 2022: $ 39,301 / nolosha dadka ka garankartaa.
4) Maal gashiga dibadda ka yimi: 1973-2002 (30 sano) $15 bilyan keliya, Hadda 2003-2022 (20 sano): $ 251 bilyan ayuu gaarey.
5) shirkadaha caalamiga ee dalka soo gala: 2002 wexey ahaayeen 5.6 kun Hadda: 2022 waa 79.6 kun shirkadood (immisaa dad ayaa ka shaqeeya bey kula tahay).
6) Wax dhoofinta : 2002 wexey ahayd: $36 bilyan, hadda 2022 wexey gaadhey: $254 bilyan.
7) Mashaariicda horumarin k**a hadlin: Buundooyinka, Waddooyinka 20k oo KM oo dalka isku xira, garoomada Kan Istanbul ugu weynyahay, hubka iyo saanadda samaynteeda, deymihii sanduuqa lacagta oo bannaanka la mariyey ka dibna sanduuqa la deymiyey.
Xigashada: Xafiiska Maalgashiga ee madaxtooyada turkiga.

"Go’aanka Golaha Wadatashiga ee 27 May 2023 wuxuu Soomaaliya u horseedi karaa kalitalisnimo. Waxay halis ku tahay maamul...
29/05/2023

"Go’aanka Golaha Wadatashiga ee 27 May 2023 wuxuu Soomaaliya u horseedi karaa kalitalisnimo. Waxay halis ku tahay maamul wanaag iyo dowladnimo dimoqoraadi ah oo dalkeena ka hirgasha" ayuu yiri Axmed Ciise Cawad 👉 https://bit.ly/3IJkIQZ

Address

Jidka Sodonka
Garoowe

Opening Hours

Monday 06:00 - 12:00
Tuesday 06:00 - 12:00
Wednesday 06:00 - 12:00
Thursday 06:00 - 12:00
Friday 06:00 - 12:00
Saturday 06:00 - 12:00
Sunday 06:00 - 12:00

Telephone

+252906592678

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Creativa studio posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Creativa studio:

Share