ASALI E-Learning

ASALI E-Learning Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from ASALI E-Learning, Islam Mohamed Road, Garoowe.

07/11/2025
Maxaad Ka Ogtahay Faa'idada elearning ka:βœ… Waqti-badbaadin: Ardaygu wuxuu wax baran karaa wakhtiga uu firaaqada leeyahay...
21/04/2025

Maxaad Ka Ogtahay Faa'idada elearning ka:
βœ… Waqti-badbaadin: Ardaygu wuxuu wax baran karaa wakhtiga uu firaaqada leeyahay, meel kasta oo uu joogo.

πŸ’Έ Kharash-yar: Ma jiro qarash safar, buugaag ama qolal waxbarasho – wax walba waa online.

🌍 Helitaan Caalami ah: Ardayda meel kasta ha joogeen way heli karaan casharro tayo leh.

πŸ“± Fudayd iyo Flexibility: Waxa laga geli karaa taleefan, tablet ama kombiyuutar, 24/7.

🧠 Xawaaraha Waxbarasho: Arday walba wuxuu ku baran karaa xawaare u gaar ah – si degdeg ah ama si tartiib ah.

πŸŽ₯ Casharro Dib loo Daawan karo: Mar kasta ayuu ardaygu dib u daawan karaa casharadii h**e haddii uusan fahmin.

πŸ—£οΈ Communication Skills for BusinessMa rabtaa inaad si xirfad leh ula hadasho macaamiisha, shaqaalaha, ama dadka aad la ...
16/04/2025

πŸ—£οΈ Communication Skills for Business
Ma rabtaa inaad si xirfad leh ula hadasho macaamiisha, shaqaalaha, ama dadka aad la shaqayso?

Koorsadani waxay kaa caawinaysaa inaad horumariso:
βœ… Qorista emails-ka shaqada
βœ… Xirfadaha hadalka iyo dhageysiga
βœ… Isgaarsiinta kooxda (Teamwork)
βœ… Sida loo xalliyo khilaafaadka shaqada
βœ… Sida loola hadlo dad kala duwan si xirfad leh

15/04/2025

Asali eLearning waa madal casri ah oo bixisa casharro online ah, tababaro xirfadeed, iyo fursado waxbarasho oo tayo leh si loo hormariyo aqoonta iyo xirfadda bulshada Soomaaliyeed.

πŸ”Ή Maxaan Bixinaa?
βœ… Koorsooyin Online ah (IT, Business, Languages, Development)
βœ… Tababaro la jaanqaadaya suuqa shaqada
βœ… Macallimiin khibrad leh
βœ… Shahaadooyin rasmi ah

β€œBuilding Brighter Futures!”

πŸ“² Booqo: www.asalielearning.com
πŸ“§ Email: [email protected]
πŸ“ž Wac: +252 904170990

Tijaabi Nasiibkaaga oo ka faa'ideyso Barnaamajka Chevening oo ah Deeq waxbarasho oo ay bixiso UK loona qabo ardayda Waxb...
17/10/2024

Tijaabi Nasiibkaaga oo ka faa'ideyso Barnaamajka Chevening oo ah Deeq waxbarasho oo ay bixiso UK loona qabo ardayda Waxbarashada iyo Noloshaba
https://www.9scholarships.com/2024/10/2025-2026-chevening-scholarships-in-the-uk/?fbclid=IwY2xjawF9mEtleHRuA2FlbQIxMQABHVmf0VqGRNSST3CrI7XrO18HkcSAxhiFlb512_SHPKEyy3jxXAVfeXB9dA_aem_3LT8D7auv0FpgZ_poyrLog

2025-2026 Chevening Scholarships in The UKOctober 1, 2024 No CommentsClosing date: November 5,2024Student type: International students Β Level of study: All levels of studyStudy area: AnyScholarship value: As Chevening Scholarships are fully-funded, your award includes the following:university tuiti...

Address

Islam Mohamed Road
Garoowe
090

Telephone

+252907765657

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when ASALI E-Learning posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share