Shaax ict solutions

Shaax ict solutions Technology company. Constantly using the latest technologies,it's goal is to maintain trustful long-t

JUMCA MUBARAK
29/12/2023

JUMCA MUBARAK

Ma tahay ganacsade, mulkiile ama maamule goob waxbarasho ama goob caafimaad, ma doonaysaa talo bixin, tababar iyo barnaa...
04/11/2023

Ma tahay ganacsade, mulkiile ama maamule goob waxbarasho ama goob caafimaad, ma doonaysaa talo bixin, tababar iyo barnaamij lasoo tijaabiyey oo kor uqaada shaqadaada maalinlaha ah, bilaha ah ama sanadlaha ah.

Shirkada caalamiga ah EE SHAAX ICT SOLUTIONS, ayaa kuu haysa barnaamij kuu sahlaaya hawlahaaga xisaabeed iyo maamul ee ganacsigaaga, waxaad heli doontaa barnaamij dhamaystiran oo ay kuu dheertahay, talo bixin iyo tababar bilaa lacag ah waxaadan qaadan doontaa shahaadooyin cadaynaya inaad aqoon fiican u leedahay maamulka xisaabaadka iyo ganacsiga Kadib markaad dhamaysato tababarkaaga, sidoo kale ShAAX SOLUTIONS waxaad ka helaysaa adeega samaynta iyo naqshadatnta website ka, mobile apps ka iyo sidoo kale software da lagu maamulo goobaha waxbarasho, caafimaad iyo ganacsi.

Dhamaan adeegyada aan bixino waa kuwo lagu kalsoonyahay, Waxaan siinaa macaamiisheena caawimo joogto ah meel kasta oo ay joogaan dunida.

Hadaba hadaad ubaahantahay adeegyada aan soo sheegnay, Nagala soo xidhiidh.

Email: [email protected]
Website: shaaxsolutions.com
Tell: +252 661795564
Sidoo kale WhatsApp ka ayaad Nagala soo xidhiidhi kartaa.

Kamid noqo macaamiisheena
Horumari GANACSIGAAGA, goobtaada waxbarasho iyo sidoo kale goobtaada caafimaad.

Hel tababaro caalami ah
Hel shahaadooyin caalami ah
Nagu soo biir oo hel talooyin iyo tusaalayaal ka turjumaya horumar ka iyo hirgelinta ganacsi guulaysta.

“Mobile apps are becoming not only the new digital hub, but also the bridge to the physical world. That’s why mobile app...
13/08/2023

“Mobile apps are becoming not only the new digital hub, but also the bridge to the physical world. That’s why mobile apps will affect more than just your digital operations — it will transform your entire business.”

Macmiil ma jeceshay website qurux badan oo isticmaalkiisu fududyahay?Shaax ict waxan diyaar kula nahay in website qaabka...
11/07/2023

Macmiil ma jeceshay website qurux badan oo isticmaalkiisu fududyahay?
Shaax ict waxan diyaar kula nahay in website qaabka ugu casrisan kuugu dhisno.

Does you want a beautiful and easy-to-use website? Shaaxict we are ready to build a website for you in the most modern way.

Eid Mubarak Eid Ul Adha
27/06/2023

Eid Mubarak

Eid Ul Adha

Eid Mubarak to all Muslims around the World 🌍.كل عام وأنتم بالف خير
20/04/2023

Eid Mubarak to all Muslims around the World 🌍.
كل عام وأنتم بالف خير

Maareynta shaqaalaha waa howl weyn oo muhiim u ah shirkad walbo oo guuleysta.Waxaan kuu sameynaynaa nidaam kuu maareynay...
31/03/2023

Maareynta shaqaalaha waa howl weyn oo muhiim u ah shirkad walbo oo guuleysta.
Waxaan kuu sameynaynaa nidaam kuu maareynaya shaqaalaha sida xaadirinta shaqalaaha, mushaarbixinta, abaalmarinta iyo dalacsiinta shaqalaaha.
Sidoo kale wuxuu kuu qabanayaa habka shaqaaleysiinta shaqqalaha Cv qabashada iyo xulista shaqaalaha.

hadda dalbo oo hadda hel.
WAXAANA KUUGU SAMEYNAYNAA QIIMO KU RAALI GALIYA IYO WAQTI KOOBAN.
Faahfaahin dheeri ah, la soo xariir ama fariin noo reeb


Ramadan Mubarak        رمضان_كريم    #رمضانيات  #رمضان
22/03/2023

Ramadan Mubarak

رمضان_كريم #رمضانيات #رمضان

Attention job seekers! 📢 Shaax is expanding and has exciting new open positions available! We are looking for talented a...
12/03/2023

Attention job seekers! 📢

Shaax is expanding and has exciting new open positions available! We are looking for talented and motivated individuals to join our team and help us drive innovation and deliver exceptional software solutions to our clients.

Whether you're a 𝐒𝐨𝐟𝐭𝐰𝐚𝐫𝐞 𝐃𝐞𝐯𝐞𝐥𝐨𝐩𝐞𝐫 , we have positions available that may be the perfect fit for you. If you're ready for a new challenge, head over to our website to learn more about our open positions and how to apply. 🔎 😊

Completed by Shaax ict solutionsA clean and simple   healthcare website for patients who are looking to book an appointm...
22/01/2023

Completed by Shaax ict solutions

A clean and simple healthcare website for patients who are looking to book an appointment with their doctor.

The website also provides information about the doctors/physicians onboard, medical facilities, and other perks and add-ons that the healthcare facility makes available for its patients.

If you are looking at creating a CMS website catering to your business audience, contact Shaax for a consultation at [email protected]

Shaax Application Management Services ensures that the applications are running at their peak performance and as efficie...
21/01/2023

Shaax Application Management Services ensures that the applications are running at their peak performance and as efficiently as possible. Our services add proactive innovation to application lifecycle management to reduce costs & develop agility.

We have experience and expertise to work on various applications, including web-based applications, mobile apps, desktop software, and cloud and server-based applications.

To achieve speed-to-value and adopt breakthrough technologies through the partnership created by our team, connect with one of Shaax experts in business, design, and technology at shaaxsolutions.com

One of the most interesting and challenging projects successfully completed by Shaax ict solutionsA quality portal for a...
18/01/2023

One of the most interesting and challenging projects successfully completed by Shaax ict solutions

A quality portal for a healthcare company processing thousands of patient and provider data and having features like extensive reporting capacity, performance, productivity tracking, and much more adhering to all the FDA guidelines.

For more such interesting project updates keep following Shaax or write to us at [email protected]

Address

Garowe

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Shaax ict solutions posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Shaax ict solutions:

Share