25/07/2026
๐ ๐๐๐ซ๐๐ ๐๐จ๐๐๐๐๐๐๐! ๐๐ข๐ข๐ฅ๐ฆ๐๐๐๐ ๐๐ ๐ฃ๐ฅ๐ข๐ ๐ฃ๐ง ๐๐ก๐๐๐ก๐๐๐ฅ๐๐ก๐ ๐ฆ๐ ๐๐จ๐จ๐ ๐๐๐ ๐๐ฌ๐๐ฌ ๐จ ๐ฆ๐ข๐ข ๐๐๐๐๐๐๐๐ข๐ข๐ช๐๐๐ฌ.
Waxaan si rasmi ah shahaadooyin u guddoonsiinay ardaydii dhammaysatay AI Prompt Engineering Course.
Mudadii koorsadu socotay, ka qaybgalayaashu waxay barteen xirfado muhiim u ah isticmaalka AI, sida:
โ
Prompt Engineering Fundamentals
โ
Advanced Prompting Techniques
โ
AI Productivity Tools
โ
AI Ethics & Best Practices
โ
Practical AI Projects
Waxaan aad ugu faraxsanahay dadaalkii, ka go'naantii iyo horumarkii ay muujiyeen dhammaan ardayda. Waxaan rajaynaynaa in aqoontan ay u noqoto albaab ay ku gaaraan fursado cusub, isla markaana ay uga faa'iideeyaan waxbarashadooda, shaqadooda iyo ganacsigooda.
๐ Mahadnaq gaar ah waxaan u jeedinaynaa Eng. Abdirahman Abdullahi Buryar, oo si hufan, dulqaad iyo xirfad sare leh u bixiyay koorsadan, kana dhigay mid ardaydu si weyn uga faa'iidaystaan.
Mahad gaar ah sidoo kale waxaa iska leh Center for Postgraduate Studies โ Bosaso University, Garowe, oo noo fududeeyey goobta lagu qabtay tababarka, kana qayb qaatay sidii ay koorsadani ugu qabsoomi lahayd jawi waxbarasho oo tayo leh.
๐ La soco koorsooyinkeena soo socda si aad uga mid noqoto jiilka cusub ee xirfadlayaasha AI.