Dhaan Technology

Dhaan Technology Dhaan Technology we provide ICT solution.

20/12/2025

19/11/2025
Baraha bulshadu (Social Media) ma'ahan oo kaliya inaad posts ama sawiro soo dhigto, ganacsigaagu wuxuu u baahan yahay wa...
01/04/2025

Baraha bulshadu (Social Media) ma'ahan oo kaliya inaad posts ama sawiro soo dhigto, ganacsigaagu wuxuu u baahan yahay wax intaas kabadan oo la xidhiidha baraha bulshada ee ganacsigaaga.

Haddii aadan horay u lahayn iyo haddii aad lahaydba waxaan kuu haynaa adeeg kuu sahlaya kuuna suurta galinaya in baraha bulshada ee ganacsigaagu ay kuugu adeegaan si katarjumaysa baahidaada ganacsi korna u qaadaysa sumcaddaada bulshada dhexdeeda.

Nala soo xidhiidha waxaan kuu haynaa adeegaas oo dhamaystiran, waxaana hubaala inuu noqon doono mid aad in badan ku taamaysay.

Haddii aad tahay ganacsade badeecad iibiya ama adeeg bixiye online-ka wax ku iibiya ama shakhsi qoraalada iyo articles-k...
29/03/2025

Haddii aad tahay ganacsade badeecad iibiya ama adeeg bixiye online-ka wax ku iibiya ama shakhsi qoraalada iyo articles-ka jecel inuu qoro, intaba waxaad u baahan tahay website.

Webite-ku wuxuu u dhaxayn karaa $100 - $10K qiimaha lagu sameeyo waxay ku xidhan tahay noociisa iyo waxa loo isticmaalayo, haddaba waxaa hubaala inaan website kuugu samayn karno wax kayar $150.

Farriin noo soo dir si'aan kuugu hawl galno, amaba talo bixin iyo xog kuu siino

25/03/2025

Ganacsi kasta waxaa assal u ahaa inuu yahay mid xisaabaad la isku hallayn karo si loola socdo heerka khasaare ama faa'iido, loogana taxadaro waxybaaha xisaab xumada keena oo ay ka mid tahay xisaabta oo aan la xarayn, ama si khaldan loo xareeyyo amaba maamuhula ganacsigaasi uusan waxbaba kala socon.

Annagoo caqabadahaas ka duulayna, isla mar ahaantaana og awooda dhaqaale ee ganacsiyadeena waxaan diyaarinay xal technology oo isticmaalkiisu sahlan yahay, faa'iidadiisuna wayntahay, qiimo ahaana noockasta oo ganacsi oo karo, annagoo eegayna baaxadda ganacsi iyo tabartiisa, waxaan diyaarinay exce/google sheet si sahlan xisaabta loogu xarayn karo, dad badanna ay ku xarayn karaan, maamuluhuna si isaga u gaar ah aan ugu diyaarinayno Dashboard ama daaqad uu kala socon karo halka uu ganacsigiisu marayo, dhawaan ayaan soo bandhigi doonaa insha'Allah.

Nagala Soo xidhiidh wixii faahfaahina: 907 751 122

Wakhtigan la joogo ganacsi aan baraha bulshada isticmaalin waxay ka dhigan tahay geed la beeray oo la rabo biyo la'aan i...
12/11/2024

Wakhtigan la joogo ganacsi aan baraha bulshada isticmaalin waxay ka dhigan tahay geed la beeray oo la rabo biyo la'aan inuu baxo, sidaas darteed inaad macaamiil badan hesho waxay keeni kartaa in ganacsigaagu koro, si macaamiil badan aad u heshidna waxaa muhiim ah inaad qaybaha kala duwan ee baraha bulshada (Social Media) aad Accounts ku leedahay.

Haddii awwal ganacsigaagu horay u lahaa iyo haddii aad hadda rabtid in mid cusub laguu sameeyo laguuna maareeyo gacanta laguugu hayyo si ku dhisan aqoon iyo xirfad dhaantech waxay diyaar u tahay inay adeegaas kuu qabato,

Si macluumaad badan aad u heshid nagala soo xidhiidh website-keena: dhaantech.tech

WEBSITE WAA KUU MUHIM HADDII . . .Aad tahay ganacsade, haayad, goob waxbarasho, xarun dawladeed, xarrun arrimo bulsho & ...
09/11/2024

WEBSITE WAA KUU MUHIM HADDII . . .

Aad tahay ganacsade, haayad, goob waxbarasho, xarun dawladeed, xarrun arrimo bulsho & sama-fal, sabatuna waxay tahay macaamiishaadu waxay u baahan tahay goob ay ka heli karto dhammaan xogta ganacsigaaga iyo adeegaaga iyaga oo aan xafiiskaaga imaan.

Sidaa darteed waxaan diyaar u nahay inaan kuu samayno website leh tilmaamaha aad rabtid ganacsigaagana matali kara, qiimo ahaana aad kartid.

Hakala Labo Labayn Inaad Su'aal Nawaydiiso, Nala Soo Xidhiidj, Mahadsanid

Address

Jidka 30ka
Garowe

Telephone

+252907751122

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Dhaan Technology posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share