Techsom Labs.

Techsom Labs. Techsom Labs is one of the Best career consulting, Web Designing & Development Companies in Somalia.
(1)

CV-gaaga qaabka aad u qorto waxa uu jaangooyaa inaad hesho fursadaas shaqo ama aad ku guuldaraysato. Cilmi baaris cusub ...
17/08/2023

CV-gaaga qaabka aad u qorto waxa uu jaangooyaa inaad hesho fursadaas shaqo ama aad ku guuldaraysato. Cilmi baaris cusub ayaa sheegaysa, in 90% shaqo bixiyaashu(Employers-ku) ay ku bixiyaan wax ka yar 1 daqiiqo eegista cv-gaaga. Halkaas daqiiqo shaqo bixiyuhu (Employers-ku) waxa ay cv-ga ka eegaan qodobo muhiim u ah booska markaas banaan. Hadaba haddii aad doonayso inaad hesho Cv guulaysta, farshaxamaysan, kaana soocaya kuwa kula tartamaya, waxaad ka helaysaa Techsom Labs, Meel walba oo aad adduunka ka joogto. Qiimo macquul ah iyo adeeg hufan, ugu hagaag.

Mobile ama whatsapp: +252907465249
Email: [email protected]






How does your CV look like? Does it highlight your experience, skills, and qualifications effectively? Is it eye-catchin...
17/08/2023

How does your CV look like? Does it highlight your experience, skills, and qualifications effectively? Is it eye-catching, organized, and easy to read?
If not, it might be the reason why recruiters aren't considering you for job opportunities.
But you don't have to worry. Our professional CV writing services can help you stand out from the crowd whether you're looking for an entry-level job or you're an experienced professional.
And the best thing is that we offer affordable prices.
Contact Techsom Labs today for a perfectly crafted CV.






Techsom Labs, A comprehensive consulting firm with resources and tools for producing high-quality CVs.Contact us: +25290...
21/07/2023

Techsom Labs, A comprehensive consulting firm with resources and tools for producing high-quality CVs.

Contact us: +252907465249
WhatsApp: 907 465 249

20/07/2023

Kusoo dhowoow shirkadda Techsom Labs oo xarunteedu tahay garowe, Puntland. Adeegyada ay techsom Labs idiin hayso waxaa ka mid ah, Abuurista iyo horimarinta websites ka noocyadooda kala duwan, Samaynta mobile applications-ka, samaynta Cv-yada, Resume-ka, warqadda cover letter-ka iyo LinkedIn profiles-ka. Sidoo waxaan idinka caawinaynaa, samaynta NGO grants& profile-ka qoristiisa, Business proposals-ka iyo nooc walba oo qoraal xirfadeed ah. Dhammaan adeegyadan waxaa kuu filin doona khabiiro leh 20 sano oo khibrad ah, waxaana laguugu fulin si farshaxan leh oo casri ah, qiimuhu na ku raali gelin doono insh allah.

Wixii faahfaahin ah phone: +252907465249
Whatsapp: 907 465 249

Macmiil ma doonaysaa in lagaa caawiyo qorista cv-yada, resume-ka, warqadda cover letter-ka  iyo weliba samaynta LinkedIn...
20/07/2023

Macmiil ma doonaysaa in lagaa caawiyo qorista cv-yada, resume-ka, warqadda cover letter-ka iyo weliba samaynta LinkedIn profile-ka, iyadoo laguugu samaynayo qaab casri ah oo soo jiidanaysa shaqo bixiyaha? waxaan kuugu qabanaynaa adeegyadan qiime jaban oo ku qanciya, fadlan nagala soo xiriir contact: +252907465249

05/01/2023
Techsom Labs, is a developer of effective and affordable software services company, which is offering state-of-the-art w...
25/08/2021

Techsom Labs, is a developer of effective and affordable software services company, which is offering state-of-the-art web development, web design, front/back end development and mobile apps development. Our company has been freelancing since 2015, that makes us confident about our services which are the combination of proficient approach, startling performance, reliable management system and excellence in service delivery with international standards.






Address

Garowe
500028

Telephone

+252907465249

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Techsom Labs. posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Techsom Labs.:

Share