Habas ict solutions

Habas ict solutions We believe in the power of technology to reduce the complexity in our jobs. At Habas ict solution,

03/12/2021

Hadii aad leedahay xaruun ganacsi sida ( Electronic, Pharmacy, Supermarket, Spareparts, Shopping, Cardho Dhar, Bakhaar iwx) ka faa'iidayso oo ku xisaabso Dhamaan xisaabaadkaaga adeega casriga ah ee kaydiye

19/09/2021

Schoolada waxaan ku war galinaynaa inaan u hayno adeeg casriya oo u sahlaya inay si fudud u gashtaan xogta schoolkooda
Wixii faahfaahin dheeri ah nagala soo xiriir barta aan ku leenahay baraha bulshadda adigoo fariin qoraaleed noogu reebaya ama si fudud nooga soo garaac numberka +252907426548 mahadsanid😀

We believe in the power of technology to reduce the complexity in our jobs.
At Habas ict solution,

03/09/2021

Macmiil Hadii aad horay ugu jaho wareersanayd hab xisaabeed kaaga ganacsi
waxaan kuu keenay adeega casriga ah ee kaydiye oo ah system kuu xalinaya dhamaan baahidaada xisaabeed

We believe in the power of technology to reduce the complexity in our jobs.
At Habas ict solution,

Subax wanaagsan dhammaan macaamiisha Habas Ict solutions waxaannu idin ku soodhaweynaynaa Gacmo furan iyo adeeg tayo-leh...
14/08/2021

Subax wanaagsan dhammaan macaamiisha Habas Ict solutions waxaannu idin ku soodhaweynaynaa Gacmo furan iyo adeeg tayo-leh.😍

12/08/2021

Muxuu ganacsigaaga muhiim ugu yahay adeega kaydiye?
1: Wuxuu ku xasuusinaya macaamiisha aad ku leedahay daymaha adigoo fariin qoraaled uga dhex diraya system-ka dhexdiisa marka la gaaro wakhigi balanta
2: Wuxu kaa caawinaya inaad xisaab xirka samaysan kartid hal maalin kasta, adigoo ogaanaya waxaa aad khasaartay iyo faa’idadaba halkii awal ay qaadan jirtay in xisaab xirka la sameeyo sannadkiiba mar.
3: Adeega Kaydiye wuxuu xogtaada kugu kaydinaya hab Online- ah hadii markii h**e ay dhici jirtay in xogtaada ay ka lunto ama Computer-ku kaa xumaado.

We believe in the power of technology to reduce the complexity in our jobs.
At Habas ict solution,

03/08/2021

Ma Leedahay Macmiil Goob Pharmacy?
Dhibna maku qabtaa La socodka Expire date ka dawooyinka?
Hadaba macmiil adeega kaydiye wuxuu si buuxda kuugu balan qaadaya lasocdka expire date ka dawooyinka, isagoo wakhti h**eba kugu wargalinaya si joogta ahna kuu xasuusinaya.

aan ilaalino badqabka bulshadeena

Wixii faahfaahin dheeri ah nagala soo xiriir barta aan ku leenahay baraha bulshadda adigoo fariin qoraaleed noogu reebaya ama si fudud nooga soo garaac numberka +252907426548 mahadsanid

24/07/2021

Waa mid ka mida macaamiisha shirkadda habas ict solutions oo ku faraxsan isticmaalka adeega kaydiye

Ku kaydso xisaabtaada adeega kaydiye

Wixii faahfaahin dheeri ah nagala soo xiriir barta aan ku leenahay baraha bulshadda adigoo fariin qoraaleed noogu reebaya ama si fudud u nooga soo garaac numberka +252907426548 mahadsanid 😍😍

09/07/2021

Waxaan Bulshada Soomaaliyeed Ugu Bishaaraynayaa In uu soo Baxay Baranaamijka Kaydiye Kaas Ku fududayn Doona Xisaabaadkii Dhibtu Kaa haysatay.

Fa’iidaysi wacan wixii faahfaahin ah la xiriir +252907426548

Address

Garowe

Telephone

+252907426548

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Habas ict solutions posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Habas ict solutions:

Share