Dahab Electronics

Dahab Electronics Ka adeego Dahab Electronics oo ay diyaar idinku yihiin shaqaale hawsha u jajaban oo heegan ah

Ciid Mubaarak, adiga iyo qoyskaaguba❤️Ka faa'ideyso qiime-dhimsita ciidal adxada, 50% OFF✅
26/05/2026

Ciid Mubaarak, adiga iyo qoyskaaguba❤️

Ka faa'ideyso qiime-dhimsita ciidal adxada, 50% OFF✅

25/05/2026

Qiime-dhimista Ciidal Al-Adxa✅❤️

Kala badh intii aad h**e u bixin lahayd ayaad bixinaysaa 7aadka ciidka, dhammaan qalabka guryaha, Laptop-yada, Desktops-ka iyo accesorieska🔥

50% OFF👏🚨KALA BADH QIIMIHII AAD H**E U BIXIN JIRTEY IYO WAKHTI KOOBAN✅Dahab Electronics keliya kuusoo diri mayso hambaly...
21/05/2026

50% OFF👏🚨

KALA BADH QIIMIHII AAD H**E U BIXIN JIRTEY IYO WAKHTI KOOBAN✅

Dahab Electronics keliya kuusoo diri mayso hambalyada ciidda, waxa kale oo ay ku leedahay ka faa'ideyso qiime dhimista ciidka oo ah illaa 50%, kala badh qiimaha aad h**e u bixin jirtey😍

Isla maanta nagu soo booqo meheradda oo ku taalla galbeedka kaalinta cajab❤️✅

WAR FAXAD LEH🤩🚨50%  Qiime-dhimis ah dhammaan qalabka guryaha😍👏Munaasibadda ciidal adxa aawadeed, waxaannu idiin samaynay...
21/05/2026

WAR FAXAD LEH🤩🚨

50% Qiime-dhimis ah dhammaan qalabka guryaha😍👏

Munaasibadda ciidal adxa aawadeed, waxaannu idiin samaynay qiime-dhimistii ugu weynayd sannadkan, isla maanta nagu soo booqo meheradda oo ku taalla galbeedka kaalinta cajab✅

WAR WEYN📢🚨50% Qiime-dhimis ah dhamaan Laptop, Desktops, Headphones, Earbuds iyo Accesories-ka🤩Munaasabadda Ciidka Adxada...
21/05/2026

WAR WEYN📢🚨

50% Qiime-dhimis ah dhamaan Laptop, Desktops, Headphones, Earbuds iyo Accesories-ka🤩

Munaasabadda Ciidka Adxada ee soo dhowaatay aawadeed, Dahab Electronics waxa uu kuu sameeyey 50% qiime-dhimis dhamaan qalabka accesorieska ah iyo Laptops-ka.

Hadda noogu kaalay Meheradda oo ku taalla galbeedka kaalinta Cajab❤️

FURSADDA 18KA MAY😍👏Ka faa'ideyso qiime-dhimista 18ka May, waxaa sidoo kale kuula socda airpods bilaash ah🔥Happy Restorat...
17/05/2026

FURSADDA 18KA MAY😍👏

Ka faa'ideyso qiime-dhimista 18ka May, waxaa sidoo kale kuula socda airpods bilaash ah🔥

Happy Restoration Day Landers

FURSADDA 18KA MAY😍👏Ka faa'ideyso qiime dhimista sannad-guurada 35aad ee kasoo wareegtay maalintii dib ula soo noqoshada ...
17/05/2026

FURSADDA 18KA MAY😍👏

Ka faa'ideyso qiime dhimista sannad-guurada 35aad ee kasoo wareegtay maalintii dib ula soo noqoshada qarannimada ee Jamhuuriyadda Somaliland💚🤍❤️

Qiime-dhimistan waxaa kuula socda airpods bilaash ah. Happy Restoration Day Landers❤️

Ciid wanaagsan dhammaantiin. Rabbow aqbal dhammaan acmaasheenna wanaagsan. Farxad ku ciid adiga iyo qoyskaaguba❤️
19/03/2026

Ciid wanaagsan dhammaantiin. Rabbow aqbal dhammaan acmaasheenna wanaagsan. Farxad ku ciid adiga iyo qoyskaaguba❤️

Ugu dambayn Galaxy S26 Ultra waxa uu soo gaadhay hargeisa😍Awood, xawaare, garaad macmal ah! Intaa waxa dheer muraayadda ...
04/03/2026

Ugu dambayn Galaxy S26 Ultra waxa uu soo gaadhay hargeisa😍

Awood, xawaare, garaad macmal ah! Intaa waxa dheer muraayadda moobilkan oo leh Privacy aad maamuli karto dhinac ama qaybta aad shaashadda qarinayso🔥👏

Ugu dambayn Galaxy S26 Ultra wuu innala joogaa😍Awood, xawaare, garaad macmal ah! Intaa waxa dheer muraayadda moobilkan o...
04/03/2026

Ugu dambayn Galaxy S26 Ultra wuu innala joogaa😍

Awood, xawaare, garaad macmal ah! Intaa waxa dheer muraayadda moobilkan oo leh Privacy aad maamuli karto dhinac ama qaybta aad shaashadda qarinayso🔥👏

Address

Main Road 1, Next To Somtel Headquarters
Hargeisa

Telephone

+252657420002

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Dahab Electronics posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Dahab Electronics:

Share