Hansan Electric Company

Hansan Electric Company Hoyga Electriga ee Qurxinta Guryaha Iyo Meheradaha

Han-san Electric waa company aad ugu imaanayso alaab ah decoration tayo leh cables adag tayo leh
hadab wax uu ku yaal hargysa iyo borama hadab ha moogan macmiil hansan electric

πŸ’‘ Qurux & Iftiin Casri ah✨ LED Ceiling Light – Crystal Design ✨Ku qurxi gurigaaga ama xafiiskaaga nal casri ah oo leh cr...
20/08/2026

πŸ’‘ Qurux & Iftiin Casri ah

✨ LED Ceiling Light – Crystal Design ✨

Ku qurxi gurigaaga ama xafiiskaaga nal casri ah oo leh crystal design iyo iftiin nadiif ah.
βœ… Naqshad qurux badan
βœ… Iftiin xooggan oo raaxo leh
βœ… Ku habboon guryaha, xafiisyada & meelaha ganacsiga
βœ… Crystal finish oo siinaya muuqaal raaxo leh

πŸ“ HANSAN Electric – Hargeisa
πŸ“ž (0637266667)&(0638222229)
β€’Dalbo hadda / Nala soo xiriir si aad u hesho qiimaha iyo faahfaahinta.

πŸ’‘ Hansan Electric              (back Light LED)✨ kuso dhawow hansan electric company
15/08/2026

πŸ’‘ Hansan Electric
(back Light LED)
✨ kuso dhawow hansan electric company

πŸ’Ž Luxury Crystal Chandelier ✨Gurigaaga sii muuqaal Luxury & Elegant ah oo chandelier-kan quruxda badan ah ugu qurxi. βœ¨πŸ’‘ ...
11/08/2026

πŸ’Ž Luxury Crystal Chandelier ✨

Gurigaaga sii muuqaal Luxury & Elegant ah oo chandelier-kan quruxda badan ah ugu qurxi. ✨

πŸ’‘ Tayo sare
πŸ’Ž Crystal qurux badan
🏠 Ku habboon living room & dining room
✨ Naqshad casri ah

πŸ“ Hansan Electric – Hargeisa & Borama
πŸ“² Dalbo hadda WhatsApp-ka: [0637266667]&[0638222229]

Hansan Electric β€” Iftiinka Gurigaaga.

09/08/2026

Ku so dhawow macmil
hansan electric companyπŸ™ŒπŸ»πŸ’‘

Qurxinta gurigaagu waa Masuuliyada macmiil Hansan Electric Company
05/08/2026

Qurxinta gurigaagu waa Masuuliyada macmiil Hansan Electric Company

03/08/2026

Hadda dalbo Hadda Qaado
Hansan Electric waxay kula diyaar tahay
dhamaan nuucyada kala duwana ee qalabka laydhka guryaha iyo laydhka qurxinta qolka hurdada, golka fadhiga, Hoolasha Hoteelada, Masaajidada, iyo xafiisyada. Hadab wixii faahfaahin ah kala xidhidh number
πŸ“ž0637266667
πŸ“ž0638222229

✨ chandelier Casri ah oo Qurux Badan oo Gurigaaga Qurxinaya! ✨Ma doonaysaa in gurigaaga uu yeesho muuqaal casri ah oo so...
01/08/2026

✨ chandelier Casri ah oo Qurux Badan oo Gurigaaga Qurxinaya! ✨

Ma doonaysaa in gurigaaga uu yeesho muuqaal casri ah oo soo jiidasho leh? Modern 3-Ring LED Crystal Chandelier waa doorashada ugu fiican.

βœ… Crystal tayo sare leh (Premium K9 Crystal)
βœ… chandelier LED ah oo tamar keydiya
βœ… 3 Midab oo Iftiin ah (Diirran, Dabiici & Cad Qabow)
βœ… Dhererka waa la hagaajin karaa
βœ… Rakibid fudud oo saqafka ah
βœ… Ku habboon Qolka Fadhiga, Qolka Jiifka, Huteellada, Villas iyo Xafiisyada

πŸ“ Naga soo booqo:
🏒 Hargeisa: Brach1 :Xera Awr iyo branch 2: kaso horjedka Masjid Ibrahim Dheere
🏒 Borama: brach 3:Hargeisa Road

πŸ“ž Wac ama WhatsApp:
πŸ“± 0634425908
πŸ“± 0637266667

πŸ’‘ Hansan Electric – Halka aad ka heli karto nalal casri ah oo tayo sare leh iyo qiimo ku habboon.

✨ chandelier Casri ah oo Qurux Badan oo Gurigaaga Qurxinaya! ✨Ma doonaysaa in gurigaaga uu yeesho muuqaal casri ah oo so...
25/07/2026

✨ chandelier Casri ah oo Qurux Badan oo Gurigaaga Qurxinaya! ✨

Ma doonaysaa in gurigaaga uu yeesho muuqaal casri ah oo soo jiidasho leh? Modern 3-Ring LED Crystal Chandelier waa doorashada ugu fiican.

βœ… Crystal tayo sare leh (Premium K9 Crystal)
βœ… chandelier LED ah oo tamar keydiya
βœ… 3 Midab oo Iftiin ah (Diirran, Dabiici & Cad Qabow)
βœ… Dhererka waa la hagaajin karaa
βœ… Rakibid fudud oo saqafka ah
βœ… Ku habboon Qolka Fadhiga, Qolka Jiifka, Huteellada, Villas iyo Xafiisyada

πŸ“ Naga soo booqo:
🏒 Hargeisa: Brach1 :Xera Awr iyo branch 2: kaso horjedka Masjid Ibrahim Dheere
🏒 Borama: brach 3:Hargeisa Road

πŸ“ž Wac ama WhatsApp:
πŸ“± 0638222229
πŸ“± 0637266667

πŸ’‘ Hansan Electric – Halka aad ka heli karto nalal casri ah oo tayo sare leh iyo qiimo ku habboon.

πŸ’‘ HANSAN ELECTRIC πŸ’‘βœ¨ Hoygaaga iyo goobtaada shaqada ka dhig mid casri ah oo iftiin qurux badan leh.Waxaan kuu haynaa:πŸ’Ž C...
19/07/2026

πŸ’‘ HANSAN ELECTRIC πŸ’‘

✨ Hoygaaga iyo goobtaada shaqada ka dhig mid casri ah oo iftiin qurux badan leh.

Waxaan kuu haynaa:
πŸ’Ž Chandeliers
πŸ’‘ Ceiling Lights
🏠 Wall Lights
πŸ”Œ Electrical Accessories
✨ Qurxinta guryaha iyo meheradaha

πŸ“ Laamaha:
πŸ“Œ BR1 Xera Awr
πŸ“Œ BR2 Area Jeelka Wayn, Kasoo Horjeedka Majidka Ibrahim Dhere
πŸ“Œ BR3 Borama

πŸ“ž Nala Soo Xidhiidh:
☎️ 0637266667
☎️ 0638222229
☎️ 523900
☎️ 528314

Address

Masjid Ibrahim Dheere Second Road
Hargeisa

Telephone

+252634403570

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Hansan Electric Company posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Hansan Electric Company:

Shortcuts

Share