Midfog

Midfog Halkan waxaan kuugu soo gudbin doonaa casharo taxane oo ku saabsan Adobe Photoshop "Keep Creating and your consistency will take care of the rest."

Casharo Taxane ah oo ku saabsan Barashada nashqadaynta ama Farshaxanada Digital-ka ah

Waxaanahay Ridwaan Maxamed! Waxaan halkaan u imid inaan kaa caawiyo inaad barato nashqadaynta iyo wixii la halmaala! Waxa aan aad u xiiseeyaa in aan halkan ka dhiso goob waxbarasho oo onlayn ah oo aan kula wadaago wax kasta oo aan ka bartay noloshayda nashqadaynta. Halku-dhiggeygu waa "Waxbarasho hal abuur leh o

o loogu talo galay qofkasta, melkasta." Waxaan had iyo jeer kuu sheegayaa "Joogtee isku dayga Wax badan oo ku saabsan tayadana ha ka walwalin "warwarin", sababtoo ah wakhtiga ayaa hagaajin doonee. Lasoco Midfog oo hel talo dhab ah, talo daacad ah, qof si dhab ah u raba inuu caawiyo dadka kale. Waxaan Muuqaalada kusoo gudbin doonaa 4 Cisho 7kii, Insha Allah. Jimce | Salaasa | Axad | Arbaca. Waxaan halkaan u imid inaan kuu adeego oo aan kaa caawiyo inaad barato Nashqadaynta "Design-ka"

Waad ku mahadsan tahay daawashadaada!

Address

Rkp With Design Plus
Hargeisa

Telephone

+252659277399

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Midfog posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Midfog:

Shortcuts

Share